Page 1 of 1

Some guy in Buhoodle

Posted: Sun Mar 06, 2011 4:15 am
by AsadSL
saying Ethiopia our brothers and ha gulaysato Ethiopia.
Starting at 4:00




Re: Some guy in Buhoodle

Posted: Sun Mar 06, 2011 4:21 am
by SahanGalbeed
War de sow daarood ma'aha :lol: Rai's al wasaaraha somalia oo daarood ah baa ciidamadii Ethiopia Somalia dib ugu yeedhay , ilayn de dalxiisku waa iska sawir e. .
Bal xabashi uural saaran oo magaalooyinkoodi iska soo degtay ka hadli maayaan e , dhulbahantaha halkaa kaaga muqda bay ku odhanayaan waad xasuuqaysa daaroodku .
Waa dad cajiib ah . :lol: