Al-Shabaab Oo Dhaawacyadoodii kala Cararay Garbahaareey Kuna Sii Jeeda Baardheere.
Garbahaarey (GMN) Wararka ka imaanaya Degmada Garbahaareey ee Xarunta Gobolka Gedo ayaa waxaa ay ku soo waramayaan in kolonyo gawaari ah oo lagu dal dalayo Dhawaacyadii Ururka Al-Shabaab ay ka bexeen Degmadaasi iyaga oo ku sii jeeda Degmada Baardheere.
Goob jooge ku Sugan degmada garbahaareey ayaa Gedoonline u Xaqiijiyay in Magaalada Garbahaareey ka alaabo urursanayaan Ururka Al-Shabaab iyaga oo ku sii jeeda degmada Baardheere islamarkaana ka qalab qaatay Degmadaasi.
Goobh joogahaasi ayaa intaasi waxaa uu ku daray in Deegaanada Tuulo Barwaaqo iyo caracase oo tan iyo Shalay ay joogeen Al-Shabaab ay Xalay ka soo guureen iyaaga oo u sii gudbay Dhinaaca Baardheere iyo waliba baydhaba.
Dhinaca kale Degmooyinka Buurdhoobo iyo Ceel waaq ayaa iayguna lagu soo waramayaa in saaka ay haawanayaan iskamarkaana ay yihiin maamul la’aan ka dib markii ay ka carareen Ururka Al-Shabaab oo Goobahaasi ka Ariminayay Mudooyinkii Dambe
Shiskabab take their wounded from garbaharey run to Bardera
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: Shiskabab take their wounded from garbaharey run to Bard
"Dagaal
wiil baa ku dhinta ee wiil kuma dhasho."
Maxamed Siyaad Barre
.

Maxamed Siyaad Barre

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 225 Views
-
Last post by Archerr
-
- 1 Replies
- 364 Views
-
Last post by zingii
-
- 15 Replies
- 1384 Views
-
Last post by Nubis
-
- 1 Replies
- 505 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 22 Replies
- 1537 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 1 Replies
- 371 Views
-
Last post by LooxJiid
-
- 0 Replies
- 352 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 1 Replies
- 247 Views
-
Last post by QansaGabeyle
-
- 5 Replies
- 632 Views
-
Last post by XimanJaale