Dhuusamareeb: (Sh. M. Network) Ciidamo Ethiopian ah oo ay wehlinayaan kuwa Soomaali ah oo lagu soo tababaray dalka Ethiopia ayaa maanta fariisimo ka sameystay deegaano u dhow degmada Ceelbuur oo ay gacanta ku hayaan ciidamada Al Shabaab.
Sida ay sheegayaan wararka laga helayo degmada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud subaxnimadii hore ee saakay ayaa degmadaasi waxaa ka dhaqaaqay qaar ka mid ah ciidamadii Ethiopianka ee halkaasi kusugnaa oo ay wehlinayaan ciidamo ka tirsan Ahlu Sunna oo dhawaan tababar ku soo dhameystay Ethiopia, waxaana la sheegay in ciidamadaasi ay fariisimo ka sameysteen deegaano aad ugu dhow degmada Ceelbuur.
Deegaanada ay fariisimaha ka sameysteen ciidamada Ethiopianka iyo kuwa Soomaalida ayaa waxaa ka mid ah deegaanka Beerxuuteeye oo 60 km u jira degmada Ceelbuur una dhaxeeya degmada Dhuusamareeb iyo deegaanka Bulacle, iyadoo deegaanka Bulaclana la sheegay in ay isku faafiyeen, waxaana la sheegay in xiisado iyo dhaq dhaqaaqyo ciidan laga deraamayo inta u dhaxeysa Ceelbuur iyo Dhuusamareeb.
Sidoo kale wararka laga helayo degmada Ceelbuur ee gobolak Galgaduud ayaa sheegaya in halkaasi iyana dhaq dhaqaaqyo ciidan ay ka bilaabeen ciidamada Xarakada Al Shabaab, waxaana maanta si weyn looga hadal hayay degmadaasi Ceelbuur ciidamada Ethiopia ee u soo dhawaaday magaaladaasi.
Lama oga in ciidamadaani Ethiopianka ay ku sii faafi doonaan degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud hase ahaatee masuuliyiinta ahlu Sunna Waljamaaca ayaa horay ugu hanjabay in ay weerar ku qaadi doonaan degmada Ceelbuur oo ay gacanta ku hayaan Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab.
Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.
NALA SOO XARIIR webmaster@shabelle.net
Ciidamada qalabka sida oo ku dhaqaaqey Ceelbuur!
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Talo alle udaa
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2739
- Joined: Thu Apr 16, 2009 4:03 pm
- Location: Evaluating the African mind
Re: Ciidamada qalabka sida oo ku dhaqaaqey Ceelbuur!
This will get uglier.the ceelbuur people are saying qabiil amxaaro kaashanayo baa dagaal nagu soo qaaday.!http://www.dayniile.com/Marso11/1marso22.htm
Ahmed abdi salaan and his ayr clan are attacking ceelbuur with the help of eithiopian troops.
laakin guusha waxaa iskala leh dadka diintooda lagula dagaalamo. 
Ahmed abdi salaan and his ayr clan are attacking ceelbuur with the help of eithiopian troops.

- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13991
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: Ciidamada qalabka sida oo ku dhaqaaqey Ceelbuur!
Talo alle udaa waryaa khawaariji boy. saaxiibadaa al shabaabul shayaadiin days are over.
dont play whit us that old movie whichs al shabaab oo iska dhigaya wadaniyiin
bal al shabaab halkee ayey wadaniyiin ka yihiin?
first al shabaab waa ay diideen calanka buluuga somalia
ee dhiiga baddan loo soo daadiyey.
al shabaab qaranimada Somalia waa ay ka so horjeedaan
al shabaab danbiilayaal argagaxiso alqaida baxsad ah ayaa uga qiimo baddan 9 million oo soomaali ah waayo haddii nabad la helo carabta baxsadka ah ee argagaxisda somalia ma sii joogi karaan.
marka al shabaab waxay moodaa 2006 ethiopia markii ay qabsadey caasimada somalia, markaa waxaa dagaalamayey MAXAAKIIMTA ISLAAMIGA IYO SHACABKA DEGGA KOONFURTA SOMALIA.
al shabaab waligeed lama aysan dagaalamin ethiopianka.
al shabaab meeshii axmaar soo galo waa ay ka kala ordaan.
al shabaab haddii ay soomaali la dagaalamayaan waxay yiraahdaan waa jihaad is qarxiya, dhinta HOTEEL SHAAMOOW ISKU QARXIYA xasuuq ardeyda waa jihaad.
halka markeey arkaan SINGLE ETHIOPIAN askari al shabaab waa ay ilaawaaan jihaad beenaadkii waa kala ordaan, naftooda ayey jeclaadaan
khawaarijta caqli xumadooda bal eeg.
maanta soomaaliya 95% al shabaab ayey ka neceb yihiin ethiopianka iska dhaafee xitaa YAHUUDA.
waayo al shabaab hoteel shaamoow kaliya ayaa ku filan ARDEY MACALIMIIN HOOYOOYIN KU XASUUQEY SUICIDE BOMBER.
in video laga duubo dadka iyadoo si foolxun qoorta looga jarayo lana yiraahdo waa islaam
al shabaab AIDIS waa ka daran yihiin. ethiopian wax hanau beerlaxawsan, maanta maaha 2006, waqtigaa al shabaab waa ay kala ordeen SOOMAALI OO DHAN ayaa dagaalameysay, laakiin maanta wax laga neceb yahay ma jirto khawaarijta.
haddii caawinaad laga helayo ethiopia waa alxamdulilaah, wax waliba waxaa ugu horeeya in wadanka laga tirtiro khawaarijta aidiska ka daran ee AL SHABAABUL SHAYAADIIN

- mudugawi
- SomaliNetizen
- Posts: 697
- Joined: Wed Jun 17, 2009 5:10 pm
- Location: Ras Asir to Ras Kamboni
Re: Ciidamada qalabka sida oo ku dhaqaaqey Ceelbuur!
Shabab are munafiqeen.
Last edited by mudugawi on Mon Mar 07, 2011 9:52 am, edited 1 time in total.
Re: Ciidamada qalabka sida oo ku dhaqaaqey Ceelbuur!
Yalahow Murtad
Do you support the eithiopian invasion?
Do you support the eithiopian invasion?

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 14 Replies
- 654 Views
-
Last post by Garuun
-
- 1 Replies
- 609 Views
-
Last post by Talo alle udaa
-
- 3 Replies
- 651 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 27 Replies
- 1167 Views
-
Last post by IRONm@N
-
- 40 Replies
- 4175 Views
-
Last post by Looyaan_Junior
-
- 0 Replies
- 1301 Views
-
Last post by ahmed_gurey
-
- 0 Replies
- 179 Views
-
Last post by Keyse_0208
-
- 0 Replies
- 550 Views
-
Last post by MrPrestige
-
- 0 Replies
- 295 Views
-
Last post by Ducaysane_87
-
- 12 Replies
- 1155 Views
-
Last post by Bermooda