Breaking news SSC enter Las Anod
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Breaking news SSC enter Las Anod
Wararka ka imaanaya magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa sheegaya in uu dagaal ka billowday ayraboorka oo 15 KM u jira magaaladaasi.
Dagaalka ayaa waxa uu u dhaxeeyaa ciidamada SSC iyo ciidamada Somaliland, iyadoo dhinacyada dagaallamaya ay isku adeegsadeen hub noocyo kala duwan leh, waxaana magaalada Laascaanood iyo deegaannada ku hareereysan laga maqlayaa diryanka hubka.
Ilaa iyo haatan lama oga khasaaraha ka dhashay dagaalkaasi ee soo kala gaaray dhinacyada dagaallamaya iyo dadka rayidka ah ee ka ag dhow goobaha lagu dagaallamayo.
Magaalada Laascaanood ayaa laga dareemayaa xiisada colaadeed, waxaana la arkayaa gaadiidka dagaalka oo magaalada dhexmaraya.
Dagaalka ayaa markiisii hore ka billowday deegaanka Gamdhabe oo 18 KM dhanka bari kaga beegan magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

- kambuli
- SomaliNet Super
- Posts: 17268
- Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
- Location: Proud Toothless Old Faqash Woman
Re: Breaking news SSC enter Las Anod
Allow u sahal shacabkaas..Las-aanood is like Galkacyo...full of rocks and stuff and it makes the damage greater 

Re: Breaking news SSC enter Las Anod
Source?
I hope this is true. Guul SSC
I hope this is true. Guul SSC

Re: Breaking news SSC enter Las Anod
What is SSC?
-
- SomaliNet Super
- Posts: 5229
- Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm
Re: Breaking news SSC enter Las Anod
SSC guul
- Paddington Bear
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2908
- Joined: Wed Jun 24, 2009 8:20 am
- Location: Over there..
Re: Breaking news SSC enter Las Anod
Sometimes it's an area; sometimes it's the people that live in that area but mostly it is the rebel/freedom group that is fighting for that area.Nabeela wrote:What is SSC?

Re: Breaking news SSC enter Las Anod
The latest news i heard is the battle is at outskirts of Laascaanood! Somalidiid ki Dhimasho & Dhawaac baa laga dhigaay & shacaabka magalaada ba kuu kacaay!!!
ULULULULULULULLULULULULULULULULULULULULULU GUUUL SSC
SNM AKA SOMALIDIDLAND
ULULULULULULULLULULULULULULULULULULULULULU GUUUL SSC

SNM AKA SOMALIDIDLAND

- kambuli
- SomaliNet Super
- Posts: 17268
- Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
- Location: Proud Toothless Old Faqash Woman
Re: Breaking news SSC enter Las Anod
Nabeela,
SSC means Sool, Sanaag and Cayn
This is parts of Somalia.. I think you heard of Las-anod, Buhodle etc
SSC means Sool, Sanaag and Cayn

- Cali_Gaab
- SomaliNet Super
- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: Breaking news SSC enter Las Anod
Paddington Bear wrote:Sometimes it's an area; sometimes it's the people that live in that area but mostly it is the rebel/freedom group that is fighting for that area.Nabeela wrote:What is SSC?

It's a clan state running away from their brothers in the pirate enclave (who in turn claim to be pro somalia although banning any officials of the tfg to enter their region), who happen to be the same clan, as they couldn't get along but claim to be for a united somalia also.

- kambuli
- SomaliNet Super
- Posts: 17268
- Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
- Location: Proud Toothless Old Faqash Woman
Re: Breaking news SSC enter Las Anod

Hypocrisy at its best

Iminka Cali Gaab wuxuu isu maslaxayaa Dhulos and MJ

- Cali_Gaab
- SomaliNet Super
- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: Breaking news SSC enter Las Anod
Kambuli, i'm still waiting for you to answer my question in that topic you made yourself look like an arse.
Stop running in circles.

Stop running in circles.
- kambuli
- SomaliNet Super
- Posts: 17268
- Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
- Location: Proud Toothless Old Faqash Woman
Re: Breaking news SSC enter Las Anod
Daacuun ku dil
Muxuu waa baryey mu'aamarad dejiyey... Kulahaa MJ baan dan ka leeyahay
Waar iska daa munaafaqadda....
Suldaamadiinii, madaxdiinii ayaa ku hayey Majeerteenya, Majeerteenya...Waa maxay suuqa aad ka dhex raadinayso Reer Puntland...?
Reer Puntland waa pro Somalia...ama soo raac oo iska ag aaxadiri Madaxweyne Shariif, ama shut up

Waar iska daa munaafaqadda....

Reer Puntland waa pro Somalia...ama soo raac oo iska ag aaxadiri Madaxweyne Shariif, ama shut up

- Cali_Gaab
- SomaliNet Super
- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: Breaking news SSC enter Las Anod
Again, running in circles 

Re: Breaking news SSC enter Las Anod
Only an old lady could say thatkambuli wrote:Daacuun ku dilMuxuu waa baryey mu'aamarad dejiyey... Kulahaa MJ baan dan ka leeyahay
![]()
Waar iska daa munaafaqadda....Suldaamadiinii, madaxdiinii ayaa ku hayey Majeerteenya, Majeerteenya...Waa maxay suuqa aad ka dhex raadinayso Reer Puntland...?
Reer Puntland waa pro Somalia...ama soo raac oo iska ag aaxadiri Madaxweyne Shariif, ama shut up

Re: Breaking news SSC enter Las Anod
Taliyihii nabadsugida gobolka Sool ee maamulka la baxay Somaliland iyo sarkaal kale ayaa la diley Caawa
Caawa fiidnimadii caawa ayaa badhtamaha magaalada Laascaanood toogasho rasaaseed lagu diley Taliyihii ciidanka nabadsugida ee gobolka Sool Maxamuud Maxamed Xirsi oo Asad lagu naanaysi jirey iyo sarkaal kale oo lagu magcaabi jirey Carab Qawdhan Warsame.
Saraakiishan ayaa waxay ku sugnaayeen goob aad u dad badan in kasta oo ciidanka boolisku maqribnimadii ay ka baaciyeen dhalintii ku caweyn jirtey kadib markii ay dhagxaan ku xidheen jidka.
Ciidanka Booliska ayaa goobta yimi iyagoo rasaas aad u badan ridaaya waxana la ii sheegay in ay dad badsan xidhxidheen ilaa hadana waxaa soconaya rasaas googoos ah.
Labadan sarkaal ayaa waxa la dhimatay haweeney la sheegay inay tacshiiradu la kulantay.
Saraakiisha caafimaadka oo aan la xidhiidhay ayaa waxa ay ii xaqiijiyeen dhimashadda Taliyaha inkasta oo ay ii xaqiijin kari waayeen sarkaalka sare waxana ay ii sheegeen in aan nafi ku jirin balse ay hada dhakhaatiiri gacanta ku hayso oo qolka qaliinka ku jiro.

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 33 Replies
- 1579 Views
-
Last post by Cumar-Labasuul
-
- 30 Replies
- 113 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 33 Replies
- 1806 Views
-
Last post by toothless
-
- 34 Replies
- 2078 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 8 Replies
- 897 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 21 Replies
- 135 Views
-
Last post by abdisamad3