Ximan&Xeeb tries to build Barkad in Sade Land

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
ibrahimcw
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1324
Joined: Sun Dec 05, 2010 5:33 am
Location: Kismaayo - Caabudwaaq - Ari Cadeys

Ximan&Xeeb tries to build Barkad in Sade Land

Post by ibrahimcw »

Caabudwaaq army moves from Ari Cadeys to Laandheer where the Barkad was being build, this comes after Ximan&Xeeb already took over one of our tuulos near cadaado and turned it into military barack, the provocation may lead to war between the two neighbouring entities. Ximan&Xeeb is basically Cadaado and Cadaado use to be shared city so our Miyi is rich next to Cadaado which puts Ximan&Xeeb in a position where their main city has no baadiyo towards the west since baadiyaha Cadaado is Mareexaan and we are not part of Ximan&Xeeb.

Image
Caabudwaaq:(R.CW) Sida ay sheegeen saraakiisha ciidamadaasi oo ka tagey deegaanka
tuulada Aricadeys waxaa ay gaareen deegaanka Laandheer kadib markii
halkaasi ay ka bilaabeen qodaal xurfadeed oo la doonayey in laga
asteeyo Baraag taasoo caro galisey shacakba xoola dhaqatada ee lahaa
deegaankaasi.

Qoysaskan oo markii hore ka soo guurey Degmada Cadaado ayaa soo dagey
halkaasi waxaa ay bilaabeen deegaameyn ay halkaasi ka bilaabeen taasoo
markii hore ay ka joojiyeen Maamulka Culimaa'udiinka Ahlusuna waxaa ay
dib u bilaabeen hada inay sii wadaan qodaalka barkadaasi sida ay
sheegeen saraakiisha hor kacaysa ciidamada ilaalinta Deegaanka Beesha
Sade oo fariisinka kulahaa Tuulooyinka Hulkujir iyo Aricadeys.

Waxaana ay intaasi ku dareen inaysan u dilqaadan doonin in Laandheer
laga dhigo sida Dacdheer oo hada ay dgan yihiin Ciidamo ka soo jeeda
Maamulka Ximan iyo Xeeb kuwaasi oo ku qabsadey inay ka soo guuraan
dadkii degaankaasi.

Si kastaba ha ahaatee waxaa hada kacsan xaalada deegaanka Laandheer
kadib markii ay ku baxeen ciidamo aad u hubeysan oo ka tagey
Tuulooyinka Aricadeys iyo Hulkujir kuwaa oo sheegay inay burburin
doonaan godka laga qodey Deegaanka Laandheer.

C/kariin Axmed Bulxan
Caabudwaaq Somaliya
User avatar
Archerr
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1242
Joined: Fri Feb 25, 2011 2:51 pm
Location: I think you are standing under me If you don't under-stand me.

Re: Ximan&Xeeb tries to build Barkad in Sade Land

Post by Archerr »

Reer mudug wax matarayaal are about to lose another village to a weakling peasant clan yet dagaal iyo shido kama daynayaan Gedo where they were welcomed with open hands when they fled there. :down:
User avatar
ibrahimcw
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1324
Joined: Sun Dec 05, 2010 5:33 am
Location: Kismaayo - Caabudwaaq - Ari Cadeys

Re: Ximan&Xeeb tries to build Barkad in Sade Land

Post by ibrahimcw »

Archerr wrote:Reer mudug wax matarayaal are about to lose another village to a weakling peasant clan yet dagaal iyo shido kama daynayaan Gedo where they were welcomed with open hands when they fled there. :down:
waryaa adiga horta you seem like you lost the plot, see waye ina adeer ma cuqdad baa halbodyaha kaga fadhida. these barkads will be detroyed and beesha saleebaan will make an apology.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”