Badhan ( RBC Radio ) Wafdi Balaararn Oo Dhawaanahan Ku Suganaa Gobolka Sanaag ayaa Maanta Waxaa ay Booqdeen Xarunta Cusbitaalka Guud ee Degmada baran.
Wafdigani Oo ay ka mid Yihiin Wasiiro iyo Xildhibaano Ka Tirsan Dawalda Puntland ayaa Waxaa ay soo Indheyen Arimo Kala duwan oo La Xiriira Arimaha Caafimaadka.
Wasiirka Wasarada arimaha Gudaha Dawladaha Hoose iyo Horumarinta Reer Miyiga C/llahi Axmed Jamac ayaana Hormuud u Ahaa wafdigani Maanta booqday Cusbitaalka Baran iyadoona ay ka Wareysteen Maamulka Cusbitaalka Xaalada Haatan Uu Ku Sugan Yahay.
Sidoo Kale waxaa ay la Kulmeen Bukaanada ku jira Cusbitaalka Guud ee Degmada Baran iyadoona Inta Badan Maamulka Cusbitaalka u Sheegen madaxda ka socotay Puntland in Ay Jiraan Dad maalin Walaba Soo gaara Cisbitaalka kuwaasi Oo Qaba Xanuuno kala duwan.
Isku duwaha Gobolka Sanaag Siciid Cabdillahi Ducaale ayaa warbaahinta U Xaqiijiyay In Wafuuda Puntland ee Gobolada Haylaan iyo Sanaag Booqanaya Ay indhahooda ku Arkeen Arimo Kala duwan Iyo baahiyaha ugu waaweyn Cisbitaalka Guud ee Degmada Baran.
Hadaba Wafdigani Oo Wasiiro Agaasimayaal iyo Xildhibaano Iskugu Jira ayaa dhawanahan Ku sugnaa Gobolka Sanaag Waxaana ay U Kuurgalayen arimo kala duwan oo la Xiriira Dhinaca Bulshada.
dhinaca Kale Waxaa jira Qorshe balaaran oo la Xiriira dhismaha Golaha deeganka Ee Degmoyinka Gobolada Sanaag Iyo Hay’laan Kuwaasi oo haatan Laga Dareemayo Goboladasi.
Wafdigi Socday Dawlada Puntland manta Boqday hospital baran
Moderator: Moderators
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super
- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 562 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 6 Replies
- 400 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 2 Replies
- 1846 Views
-
Last post by gemini07
-
- 0 Replies
- 370 Views
-
Last post by noer
-
- 0 Replies
- 478 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 308 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 1 Replies
- 338 Views
-
Last post by Individual
-
- 9 Replies
- 861 Views
-
Last post by PanSomaliNationalist
-
- 0 Replies
- 264 Views
-
Last post by Gantaal05
-
- 3 Replies
- 502 Views
-
Last post by FBISOMALIA