Waa HUBAAL warkaani.
CoolZero: Thank you for abstaining.
Elwak Fighting Stopped;Al-Shabaab Retreates to Bushes Nearby
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- CoolPoisons
- SomaliNet Super

- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: Elwak Fighting Stopped;Al-Shabaab Retreates to Bushes Ne
Shegato boi, why are U in other mans business. go talk about Hutu affairs not Marehan affairs
- CoolPoisons
- SomaliNet Super

- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: Elwak Fighting Stopped;Al-Shabaab Retreates to Bushes Ne
50 desperate Shiskabab ayaa dagaalka ka qeybqaatay. it lasted half hour and they went back
CEEL-WAAQ:-Al-Shabaab ayaa xalay weeraray Fariisimo ay Ciidamada Dowlada iyo kuwa Ahlu Sunna Waljamaaca ay kasamaysteen Magaalada Ceel-Waaq ee Gobolka Gedo.
Dagaalo oo saacado kooban socday ayaa la isku adeegsaday hub aad uculus, Waxaana Saakay lagu soo waramayaa in xaalada ay tahay mid degan.
Saraakiil katirsan Ciidamada Dowlada oo qadka Taleefanka aan kula xariirnay ayaa inoo sheegay in Magaalada ay iyaga wali gacanta kuhayaan, Waxii dhacayna uusan ahayn dagaal balaaran, Laakiin koox yar ay soo weerareen.
Sarkaalkan u hadlay Dowlada ayaa kasheegay Ceel-waaq in Al-Shababkii soo weeraray Magaalada ay dib ugu laabteen Deegaano katirsan Degmada Baardheere oo ay Markii hore kasoo duuleen.
Majiraan ayuu yiri wax Qasaaro ah oo dhankooda iyo Shacabkaba soo gaaray, isagoo intaa kudaray in uu jiro qasaaro ay gaarsiiyeen kooxihii kasoo horjeeday.
Ciidamada Dowlada KMG iyo kuwa Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa hada kusugan Deegaanada Gobolka intiisa badan kadib Markii ay Al-Shabaab isaga baxeen.
Warar soo baxayana waxaa ay Tilmaamayaan in Dowlada iyo Ahlu Sunna Qorshahooda yahay in ay abaaraan Deegaanada Maamul La’aanta ah ee Garbaharey, Buurdhoobo iyo kuwa kale oo ay Al-Shabaab isaga baxeen.

CooZero,
It can be true. But didn't I ban you from chiming in in the grown-up discourses I initiate?
Alas! did you not undestand, little boy?
Verb phrase
Chime in,
a. to break suddenly and unwelcomely into a conversation,
Looxjiido waa dane.

- Voltage
- SomaliNet Super

- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: Elwak Fighting Stopped;Al-Shabaab Retreates to Bushes Ne
I thought Warsame said they had given themselves up south of Garbahareey?
- CoolPoisons
- SomaliNet Super

- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: Elwak Fighting Stopped;Al-Shabaab Retreates to Bushes Ne
marehanka have given up, kuwan waa rahanweyn iyo balaayo kale thinking they can still fightVoltage wrote:I thought Warsame said they had given themselves up south of Garbahareey?
- hanqadh
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2786
- Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
- Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!
Re: Elwak Fighting Stopped;Al-Shabaab Retreates to Bushes Ne
AL-shabab is not finished yet unless the Ethiopians keep pushing deeper with the TFG/Ahlu Sunnah all the way to Kismaayo with a much larger force.Al-shabab are over-estimating the strength of the Ethiopian forces, they dont have the large logitistical and air support given by America in 2006 nor do they have massive ground force they unleashed in that same year.They should be standing there ground trying to bog them down they would withdraw if they see a strong defensive stance they dont want a long conflict which could have consequences domestically for them,they are trying to avert a public uprising and at the same time fight on many fronts with LF groups.Ethiopia is using this to further there interests to stay relevant in the Horn and gain access to funds from Europe and America which is waning on behalf of America's war on terror.Another reason is to create further chaos, by supporting these different forces who all want a piece of power there simply replacing old Warlord's with new lackeys vying for leadership long after Al-Shabab is gone, Ahlu-Sunnah,the many regional government entities and the stagnant TFG will be at each others throats.One more reason is to cement relations with groups in Somalia to cripple ONLF,OLF forces in Ethiopia.
Re: Elwak Fighting Stopped;Al-Shabaab Retreates to Bushes Ne
Good assessment. 
- Archerr
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1242
- Joined: Fri Feb 25, 2011 2:51 pm
- Location: I think you are standing under me If you don't under-stand me.
Re: Elwak Fighting Stopped;Al-Shabaab Retreates to Bushes Ne
I was told that the fight was between two TFG groups and that Al Shabab was not even involved.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 465 Views
-
Last post by LooxJiid
-
- 0 Replies
- 309 Views
-
Last post by oxymoron
-
- 0 Replies
- 233 Views
-
Last post by paidmonk
-
- 3 Replies
- 1121 Views
-
Last post by michael_ital
-
- 8 Replies
- 1051 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 5 Replies
- 741 Views
-
Last post by paidmonk
-
- 2 Replies
- 683 Views
-
Last post by fatimazahra
-
- 1 Replies
- 502 Views
-
Last post by hanqadh
-
- 5 Replies
- 395 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 39 Replies
- 1980 Views
-
Last post by SahanGalbeed