Maamulka Dowladda KMG ah ee Gedo oo shacabka ugu baaqay in ay Beled Xaawo dib ugusoo laabtaan.
Maamulka Dowladda KMG ah ee gobolka Gedo ayaa markii ugu horeysay ka hadlay isbedelada kajira degmooyin iyo deegaanno katirsan Gobolka Gedo oo ka baxay gacanta xarakada Al Shabaab.
Gudoomiyaha degmada Doolow u qaabilsan dowladda KMG ah Cabdi Rashiid Xasan oo galabta saxaafadda Gedo khadka taleefanka shir jaraa’id ugu qabtay ayaa sheegay in ay wax weyn ka qaban doonaan arrimaha amaanka iyo horumarinta bulshada.
Gudoomiyaha ayaa ugu baaqay shacabka kabarakacay degmooyinka Beled-Xaawo iyo Luuq in ay dib ugusoo laabtaan guryahooda si ay u wataan ganacsigooda iyo waxbarashada.
Wuxuu balan qaaday in ciidamada Dowladda aysan wax dhibaata ah ugeysan doonin shacabka islamarkaana ay si wanaagsan u maamuli doonaan.
“Dowladda Kenya waxaan ku heshiinay in ay si deg deg ah ufurto xuduudka si shacabka labada dhinac isaga kala gooshaan sidaas darteed shacabka waxaan ugu baaqeynaa in ay dib ugusoo laabtaan magaaladooda”ayuu yiri Cabdi Rashiid Xasan.
Gudoomiyaha Doolow ayaa warbaahinta u sheegay in isaga loo xilsaaray dib u dejinta deegaanada ay ciidamada DKMG dhawaan kala wareegeen gobolka Gedo.
Kenya opens border. Rer Beled Hawo return
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
- Archerr
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1242
- Joined: Fri Feb 25, 2011 2:51 pm
- Location: I think you are standing under me If you don't under-stand me.
Re: Kenya opens border. Rer Beled Hawo return
Reer Beled Xaawo do not want nor do they trust the Moryaans in Beled Xaawo and their Habeshi masters. Seriously meesha cidlaa ku dishay and they are practically begging the residents to come back to the town so they can leach off them.


Maamulka Dowladda KMG ah ee Gedo oo shacabka ugu baaqay in ay Beled Xaawo dib ugusoo laabtaan.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 26 Replies
- 3214 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 4 Replies
- 743 Views
-
Last post by fatimazahra
-
- 1 Replies
- 15 Views
-
Last post by qoraxeey
-
- 11 Replies
- 3071 Views
-
Last post by Typhoon
-
- 6 Replies
- 676 Views
-
Last post by Tolstoy
-
- 2 Replies
- 647 Views
-
Last post by fagash_killer
-
- 6 Replies
- 650 Views
-
Last post by XimanJaale
-
- 4 Replies
- 706 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 3 Replies
- 675 Views
-
Last post by Garbo_Gedo
-
- 12 Replies
- 1108 Views
-
Last post by CoolPoisons