ATOM´S brother caught!!

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
damu
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3373
Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
Location: PL National Socialist Party

ATOM´S brother caught!!

Post by damu »

Gaalkacyo, Mar 08 - Taliye-ku-xigeenka ciidamada bilayska Puntland ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen dad lagu tuhun sanyahay falal argagixisanimo, kuwaas oo uu ku jiro nin la dhashay Maxamed Siciid Atam. Taliyaha ayaa arinta ka sheegay shir jaraa’id oo ay maanta isaga iyo maamulka gobolka Mudug si wadajir ah ugu qabteen magaalada Gaalkacyo.

Shirkan jaraa’id oo ay wada-qabteen taliye-xigeenka ciidamada bilayaka Puntland G/lle sare Muxiyadiin Axmed Muuse iyo guddoomiyaha gobolka Mudug Axmed Cali Salaad ayaa loogu talagalay, sida ay mas’uuliyiintu sheegeen, in lagu soo bandhigo natiijooyinka ka soo baxay howl-galladii ammaan ee labaddii todobaad ee ugu dambeeyay ka socday magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug iyo guud ahaan meelo kale oo ka mida Puntland.

Taliye-ku-xigeenka Puntland ayaa sheegay in tuulada Alxamdullihi ee gobolka Bari lagu qabtay afar nin oo lagu tuhansan yahay in ay xiriir la leeyihiin arimaha argagixisada kuwaasoo uu ku jiro Cabdishakuur Saciid Maxamed oo ay walaalo yihiin Maxamed Saciid Maxamed oo loo yaqaan Atam, dhawaanna ciidamo uu watay oo dagaal kula jiray dawladda Puntland lagu jabiyay buuraha Galgala ee gobolka Bari.

Taliyuha waxa uu sheegay in eedaysanayaashaa iyo 15 kale oo lagu qabqabtay intii ay socdeen howl-galladii ammaan ee Gaalkacyo labadii todobaad ee la soo dhaafay lagu samayn doono baaritaano dheeraad ah, kadibna la horkeeni doono maxkmad caddaalad ah. Taliyuhu waxa uu tilmaamay in dadka la qab-qabtay ay dhammaantood yihiin kuwo xogtooda la sii hayay, basle waxa uu muujiyay in ay dhici karto in dadka qaar ay yihiin dad aan dambi lahayn, kalmadda ugu dambaysana uu lahaan doono sharciga.

Mudane Muxiyadiin waxa uu dhinaca kalena sheegay in howl-galladii ciidan ee Gaalkacyo ka socday hadday ahaan lahaayeen kuwa la dagaalkanka argagixisada, kan suulinta maandooriyaha iyo kan bilicda magaalada iyo bannaynta xarumaha dawladda intaba lagu guulaystay. Taliyuhu waxa uu mahad ballaaran u soo jeediyay dadwaynaha gobolka Mudug iyo sidii ay gacanta buuxda ee hiilka iyo hoodaba leh ugu garab istaageen ciidamadii fuliyay ammaanka. Waxa uu sheegay in ay dawladdu ka filayso dadwaynaha in ay qayb ka noqdaan qorshaha ilaalinta ammaanka qof walibana uu meeshiisa ku noqdo bilays.

Guddoomiyaha gobolka Mudug oo isagana goobta ka hadlay ayaa ballan-qaaday in howl-gallada lagu sugayo ammaanka ay sii socon doonaan oo ayan ku ekaan doonin inta ay joogaan ma’suuliyiinta ka yimid Garoowe.

Labadii todobaad ee ugu dambeeyay waxaa Gaalkacyo ka socday howl-gal noociisa ah kii ugu ballaarnaa tan iyo dhismihii Puntland, kaasoo lagula dagaalamayay falalka argagixisanimo ee aafeeyay magaalada Gaalkacyo, ganacsiga iyo isticmaalka isa soo tarayay ee noocyada kala duwan ee maandooriyaha iyo bilicda magaalda, sida bannaynta Xero-Dayax, dhismayaasha sharci-darrada loo dagay ama loo dhistay iyo banneeynta waddooyinka la xiray.

Dadwaynaha magaalada Gaalkacyo ayaa si wayn u soo dhaweeyay howl-galkan. Magaalada Gaalkacyo ayay in badan oo falanqeeya arrimaha Puntland waxa ay ku tilmaamaan goob ay adag tahay in uu ka fulo sharicigu.
well done by the security forces :up: :up:
quark
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7820
Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug

Re: ATOM´S brother caught!!

Post by quark »

The authorities need to work hard on the security situation of bosaso and galkacyo.
User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

Re: ATOM´S brother caught!!

Post by Somalian_Boqor »

Interesting stuff.

ps: The security is being worked on.
User avatar
jamols2
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 596
Joined: Tue Feb 24, 2009 9:31 am

Re: ATOM´S brother caught!!

Post by jamols2 »

masha allah wa good news :up:
User avatar
Cirwaaq
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6472
Joined: Wed Mar 24, 2010 2:37 pm
Location: Event Horizon periphery... HIILumination

Re: ATOM´S brother caught!!

Post by Cirwaaq »

mashallahbro
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 685
Joined: Fri Feb 25, 2011 9:30 pm
Location: Sultan from Upstate Hadaaftimo with that Oil Paper........BALLINNNNnNN

Re: ATOM´S brother caught!!

Post by mashallahbro »

jamols2 wrote:masha allah wa good news :up:

ASAK brother or sister this is very bad news! We dont want qaabila fighting in peaceful places I fear wars could come.
Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: ATOM´S brother caught!!

Post by Xamud. »

Shits bigger than this, these coming days a storm will be seen in Gaalkacyo, watch and see.
User avatar
garoweboy
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8248
Joined: Sun Nov 22, 2009 9:05 pm
Location: Puntland, #GGMU

Re: ATOM´S brother caught!!

Post by garoweboy »

Xamud. wrote:Shits bigger than this, these coming days a storm will be seen in Gaalkacyo, watch and see.
:shock: whats the storm :?
User avatar
ibrahimcw
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1324
Joined: Sun Dec 05, 2010 5:33 am
Location: Kismaayo - Caabudwaaq - Ari Cadeys

Re: ATOM´S brother caught!!

Post by ibrahimcw »

he is refering to the killing of hussein Mohamed Khalif and others in Gaalkacyo, my cousin told me Mudug is turning into a War zone lately and more will onfold in the coming days and weeks :|
User avatar
garoweboy
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8248
Joined: Sun Nov 22, 2009 9:05 pm
Location: Puntland, #GGMU

Re: ATOM´S brother caught!!

Post by garoweboy »

Nah man nothing is going to happen, Mudug is not a place to start a rabshad.
User avatar
Cirwaaq
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6472
Joined: Wed Mar 24, 2010 2:37 pm
Location: Event Horizon periphery... HIILumination

Re: ATOM´S brother caught!!

Post by Cirwaaq »

garoweboy wrote:Nah man nothing is going to happen, Mudug is not a place to start a rabshad.
http://en.wikipedia.org/wiki/Victory_Pioneers

Gaalkacyo has never been a safe place and it is where the TFG will create it's proxy war

BetweenShaeik Atom's Bossasso and Caalims Gaalkacyo it is cheese burger time :)

Image

Tic toc

I forgot if SSC decide to invade from the west it will only leave one option migration to Srilanka :clap:
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: ATOM´S brother caught!!

Post by FBISOMALIA »

garoweboy wrote:Nah man nothing is going to happen, Mudug is not a place to start a rabshad.
mudug history is iron gate of puntland let those south ppl brings what they want we will brake them down :up:
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: ATOM´S brother caught!!

Post by FBISOMALIA »

Cirwaaq wrote:
garoweboy wrote:Nah man nothing is going to happen, Mudug is not a place to start a rabshad.
http://en.wikipedia.org/wiki/Victory_Pioneers

Gaalkacyo has never been a safe place and it is where the TFG will create it's proxy war

BetweenShaeik Atom's Bossasso and Caalims Gaalkacyo it is cheese burger time :)

Image

Tic toc

I forgot if SSC decide to invade from the west it will only leave one option migration to Srilanka :clap:
man are you stupid or not ....just check in your childless replys :|
User avatar
Cirwaaq
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6472
Joined: Wed Mar 24, 2010 2:37 pm
Location: Event Horizon periphery... HIILumination

Re: ATOM´S brother caught!!

Post by Cirwaaq »

Not :)

Yes Adult :)

Abti you are nothing more then a servent in pirate state ali salebaan are accepting 2nd class citizenship when then own all the Halaal money.

Abti if Ali Salebaan accept mixing their Halaal money with the Haraam money of the Mahamoud salebaan it all becomes Haraam. The house built with it are Haraam, the schools, the roads and the families raised on it will all suffer the consequence. The pirates import alcohol and drugs, they promote the destruction of imaan this needs to stop.

Don't be blinded by loyalty, sometimes you have to critisize your leaders to initiate positive change.

Otherwise things just get worse. 4 innocent Americans have died how can you justify this?
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: ATOM´S brother caught!!

Post by FBISOMALIA »

Cirwaaq wrote:Not :)

Yes Adult :)

Abti you are nothing more then a servent in pirate state ali salebaan are accepting 2nd class citizenship when then own all the Halaal money.

Abti if Ali Salebaan accept mixing their Halaal money with the Haraam money of the Mahamoud salebaan it all becomes Haraam. The house built with it are Haraam, the schools, the roads and the families raised on it will all suffer the consequence. The pirates import alcohol and drugs, they promote the destruction of imaan this needs to stop.

Don't be blinded by loyalty, sometimes you have to critisize your leaders to initiate positive change.

Otherwise things just get worse. 4 innocent Americans have died how can you justify this?
no one servant to other we all puntlanders and regarding pirates every society has criminal and Innocent its bad to say all the ppl are same if thats true why our prophet didnt became like his uncle if they all from the same clan so you better judge wisely before Accuses person and dont call me abti if you became siiland dog :ugeek:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”