Somaalida iska qaba ee furiinka u kala qoran/lacag xaaraan

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13991
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Somaalida iska qaba ee furiinka u kala qoran/lacag xaaraan

Post by DR-YALAXOOW »

Cudurka soomaalida haaya ee ah FURIIN been been ah in la kala qorto si hooyada ay ceeyrta u masaruufto, odaygana shaqeeyo ka dibna iyagoo furiin u kala qoran CARUUR sanad waliba la dhalo :shock: :shock:
cudurka soomaalida meel waliba joogta waa ka siman yihiin, SWEDEN, NORWEY,HOLLAND, UK, CANADA,AMERICA


Somaalida nooc waliba from wadaad. jaad cunne, ciyaalo suuq, nin waxbartey, dhamaaan soomaalida waa ay ka wada siman yihiin in NIN iyo Naag is qabaa ay furiin been been ah kala qortaan si ay welfare systemka caruurta ay u masaruufaan, LACAG XATOOYO AH xaaraan ah caruurta lagu koriyo. aabaha uu TAXI ama shaqo kale ka shaqeeyso.

arrintan NORWEY dawlada waxay ogaatey arrintan ay Somaalida sameeyaan. waxaana lagu ogaadey ugu yaraaan 100 naag soomaali ah oo bilihii ugu danbeeyey baaritaan lagu sameeyey waxaa la ogaadey inay u qoran tahay FURIIN, iyagoo furiin u qoran ayeyna CARUUR u dhalayaan NINKII AY IS FUREEN.


boliiiska norwey baaritaan ay sameeyeen waxay bilaabeen inay Habeenkii ama subaxdii waqti horey ay RAZZIA ku sameeyaaan aqalada soomaalida, FILIMKAN WAXAAD ku arkeysaan famil soomaali ah oo ay u kala qorneyd furiin ayaa guriga loo galay, waxaa la qabtey AABIHII oo dhinac hurda hooyadii ay furiinka u kala qorneeyd.

NINKII iyo naagtii soomaalida aheeyd waxaa lagu xukumayaa 6 SANO xarig ah iyo caruurtaa dawlada ay ka qaadato. subxaana allah, bal foolxumadaas fiiriya
halkan ka daawo ceebta soomaalida heeysato
http://www.nrk.no/nyheter/norge/1.7541771
User avatar
qoraxeey
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20485
Joined: Sat Dec 05, 2009 12:37 pm
Location: Im special

Re: Somaalida iska qaba ee furiinka u kala qoran/lacag xaar

Post by qoraxeey »

Yalaxo somaalida lacagta baas aye iska rabaan .lool

its funny when they say . caruurta sambo-nimo baan iska dhalnaay

but i dont judge people .. maybe i would do the same .. haadii lacag la'aan ii heeyso :lol: :lol:
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13991
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: Somaalida iska qaba ee furiinka u kala qoran/lacag xaar

Post by DR-YALAXOOW »

qoraxeey wrote:Yalaxo somaalida lacagta baas aye iska rabaan .lool

its funny when they say . caruurta sambo-nimo baan iska dhalnaay

but i dont judge people .. maybe i would do the same .. haadii lacag la'aan ii heeyso :lol: :lol:
:lol: :lol: :lol: ma xishoonayaan :lol: :lol: walaahi waa wax laga naxo meel waliba waa saas FURIIN been been ah ayaa soomaalida u kala qoran.

from UK to canada america, sweden norwey holland.

meel waliba furiin been been ah, si lacag xaaraan ah loo xado oo caruurta lagu korsado waan kala furanahay been ah sanad walibana caruur ayaa la dhalaa.

laakiin GAALADA inay hurodo ayaa la mooda hadda GAALADII aan wadamadooda joogney waa soo tooseen NORWEY FIIRI

booliiska ayaaba dadka guryaha u galaya ninkii oo hurda la soo qabtey. 6 sano xarig ah iyo caruurtoo laga qaato subxaana allah calool xumo
http://www.nrk.no/nyheter/norge/1.7541771
User avatar
qoraxeey
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20485
Joined: Sat Dec 05, 2009 12:37 pm
Location: Im special

Re: Somaalida iska qaba ee furiinka u kala qoran/lacag xaar

Post by qoraxeey »

DR-YALAXOOW wrote: booliiska ayaaba dadka guryaha u galaya ninkii oo hurda la soo qabtey. 6 sano xarig ah iyo caruurtoo laga qaato subxaana allah calool xumo
http://www.nrk.no/nyheter/norge/1.7541771

loooooooool :lol:
User avatar
Smile-LiKe-SuN-RiSE
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7665
Joined: Tue Feb 21, 2006 12:52 am
Location: Jubbaland

Re: Somaalida iska qaba ee furiinka u kala qoran/lacag xaar

Post by Smile-LiKe-SuN-RiSE »

Uff maragtay..they collect haram money :roll:
HELWAA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19743
Joined: Mon Apr 17, 2006 9:51 am

Re: Somaalida iska qaba ee furiinka u kala qoran/lacag xaar

Post by HELWAA »

Mac sonkor :up:

Ilaa iyo hada anigu ma fahmin dadkan waxay faa'idayan...Ilayen lacagtan naagta oo siyaadeysa caydha uun ba kala xisaabtameyse...ninkuna hadu is leeyahy lacagta mushaharka ku xaasileysa soo lacagti ciyaalka ma sugeyso iyo hadu guri kireysto guriga kiradiisiy.Kaaga si daranta ceebta iyo fadeexada marku ilmu kale soo kordho..bal may atleast caruurta un iska xidhan.Either way khasaaro uun bey ku jiran iyo diin xumo, ma caruur xaaran laga dhargiyey ba hagaagiysa.Subxanallah!
User avatar
Abdihaliim
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 910
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm

Re: Somaalida iska qaba ee furiinka u kala qoran/lacag xaar

Post by Abdihaliim »

Image
Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Re: Somaalida iska qaba ee furiinka u kala qoran/lacag xaar

Post by Executive »

Good topic you raised Yalaxow. I think its sick and disgusting that people claim to be divorced for a small amount of haram money. And every time they give birth they will say that their kids are bastards born out of wedlock. These people like moral and islamic values :down:
User avatar
Monsieur
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1044
Joined: Sat Oct 23, 2010 2:44 am

Re: Somaalida iska qaba ee furiinka u kala qoran/lacag xaar

Post by Monsieur »

:down: :down: :down: This is what happens when you let badows in :down:

But the Norwegians dont help these people get back into work or even learn the f-king language. They just throw these qaxootis in big dirty 2 bedroom apartments in the suburbs on the outskirts of Oslo and forget about them. And the Media are having a good time writing more and more negative bullshit about immigrants/somalis :down: Sad state of affairs. I wish some human beings had some common sense.

I hate this world.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”