Mujahadiinta Al shabab's emergency relief cars

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Mujahadiinta Al shabab's emergency relief cars

Post by grandpakhalif »

Gaadiidkaan oo ahaa tmyo ay kuraranyihiin raashin u badan bur iyo saliid islamarkaana ay direen gudiga gurmadka abaaraha ayaa maantay waxay u amba bexeen deegaano katirsan gobolka galguduud sida deegaanka galacad iyo dagmada ceeldheer,iyaga oo kadulbabanayaan Raayada Towxiidka.
Image

Sh Suldaan Maxamed Aala Maxamed oo ah madaxa Maktabka diiwaanka sakawaadka ee xarakada mujaahidiinta al shabaaba ahna masuul katirsan gudiga gurmadka abaaraha oo lahadlayay warbaahinta kadib markii ay ambab bexeen gaadiidka raashinka waday ayaa faah fahin kabxiyay raashinkaan inta uu kakoobanayahay iyo meelaha lageenayo.

Image

Gaadiidkaan raashinka gurmadkaa waday ee maantay ka amba baxay gudaha magaalada muqdisho ee caasimada ayaa waxay daba joogaa kudhawaad 10-gaari oo raashin kala duwan sida oo gudiga gurmadka ay horay ugu direen qaar kamid ah gobolada sida shabeelaha dhexe iyo Hiiraan.

Image



Gurmadka Gurmadka Abaaraha oo maanta Gawaari Gurmad Sida u diray Wilaayada Galguduud.
(Daawo Sawirro)
03,Ra/Awal1432, 08,March,2011.

Gaadiidkaan oo ahaa tmyo ay kuraranyihiin raashin u badan bur iyo saliid islamarkaana ay direen gudiga gurmadka abaaraha ayaa maantay waxay u amba bexeen deegaano katirsan gobolka galguduud sida deegaanka galacad iyo dagmada ceeldheer,iyaga oo kadulbabanayaan Raayada Towxiidka.


Sh Suldaan Maxamed Aala Maxamed oo ah madaxa Maktabka diiwaanka sakawaadka ee xarakada mujaahidiinta al shabaaba ahna masuul katirsan gudiga gurmadka abaaraha oo lahadlayay warbaahinta kadib markii ay ambab bexeen gaadiidka raashinka waday ayaa faah fahin kabxiyay raashinkaan inta uu kakoobanayahay iyo meelaha lageenayo.


Gaadiidkaan raashinka gurmadkaa waday ee maantay ka amba baxay gudaha magaalada muqdisho ee caasimada ayaa waxay daba joogaa kudhawaad 10-gaari oo raashin kala duwan sida oo gudiga gurmadka ay horay ugu direen qaar kamid ah gobolada sida shabeelaha dhexe iyo Hiiraan.


Aydoona wali ay si habsami leh gudiga gurmadka abaaraha ee xarakadu ay magacaabeen hoolohooda u wataan islamarkaana dadka dhibaateesan ay gaaarsiinayaan gurmad balaaran,iyadoo la ogyahay in dagaalo ay kasoconayaan qaar kamid ah gobolada dalka Soomaliya .

Image

Sh Suldaan Maxamed Aala Maxmed ayaa lawaydiiyay sida dagaalada kasoconayaa caasimada iyo gobolada dalka uga mashquulinayaan hoolaha gurmadkaa ay gaarsiinayaan dadka masaakiintaa ee tabaalaysan,wuxuuna carabaabay in dagaalada aysan hoolaha gurmadkaa kamashquulinayn oo ay kasaacideeso kahortaga cadowga islamarkaana ay sii wadayaan hoolahaan ay dadka ugu gurmanayaan.
Image
Image

Si kastaba ha ahaatee ha ahaatee gaadiidkaan rashinka gurmadkaa xambaarasan ayaa ah kii labaad oo gudiga gurmadka abaaraha ay kadiraan gudaha magaalada muqdisho si loo gaarsiiyo dadka ay abaaruhu saameeyeen eekunool gobolada dalka soomaliya.
User avatar
TheblueNwhite
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11301
Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
Contact:

Re: Mujahadiinta Al shabab's emergency relief cars

Post by TheblueNwhite »

Only two trucks where are the rest?
User avatar
ciyaal_warta
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9629
Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
Location: Hiiraan State of Somalia

Re: Mujahadiinta Al shabab's emergency relief cars

Post by ciyaal_warta »

TheblueNwhite wrote:Only two trucks where are the rest?
its called hustling they take 10 and sell it in the market while they distribute two tracks to almost 4 million pple under their so called rule :down: :down:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”