Hogaamiyaha Maleeshiyada Majeerteeniya oo Qirtay
Moderator: Moderators
-
- SomaliNet Super
- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Hogaamiyaha Maleeshiyada Majeerteeniya oo Qirtay
Hogaamiyaha Maleeshiyada Majeerteeniya oo Qirtay in Khasaare badani ka soo gaadhay Ciidankiisa Weerarkii uu ku soo qaaday Ciidanka Qaranka Somaliland
Laascaanood(Waaheen)-Dagaal Ooge Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash) oo tirsanaan jiray Xukuumaddihii hore ee Maamulka Majeerrteeniya,isla markaana hada Hogaaminaya Koox Maleeshiyo Reer Puntland ah oo dhawaan Ciidanka Qaranku ku jabiyeen Deegaanka Ganbadha ayaa qiray in Khasaare balaadhan oo naf iyo maalba isugu jiraa ka soo gaadhay Weerarkii maalin sadexaad ay Maleeshayadiisu ku soo qaaday Ciidamada Qaranka Somaliland ee Jiida Gobolka Sool.taageerana uu ka waayey Kooxaha kale ay Xidhiidhka leeyihiin,gaar ahaan SSC iyo Puntland.
Mr: Karaash waxa kale oo uu sheegay in Maleeshiyada uu hogaaminayaa aanay haysan hada Hub iyo Saanad ku filan,balse hadii la soo weeraro ay ku Dagaalamayaan Dhagax iyo Tooray,maadaama Hub iyo Saanad Milatari aanay Ka Helin Maamulka Puntland iyo cid kale toona,waxaanu intaasi ku daray in Maleeshiyada uu Hogaaminayo ay ka soo jeedo Beel kaliya oo aanay jirin cid kale oo dagaalkaasi ku wehelinaysaa,Puntlandna aanay wax shaqo ah ku lahayn ciidankiisa,wax gacan ahna aanu ka helin.
Sidaasina waxa uu ku sheegay Waraysi uu shalay siiyey ideecad lagu magacaabo SPR isaga oo ku sugan meel ka mid ah Deegaanada Maleeshiyadiisu ay Joogto ee Bariga Gobolka Sool, waxaanu intaasi raaciyey Dagaal Ooge Karaash in Maamulka Puntland ka been Abuuray Maleeshiyada uu hogaaminayo ee Doraad Ciidanka Qaranka Somaliland ay ku dagaalameen ganbadha, sheegashada ay sheegteen Ciidankaasi oo ay ku tilmaameen Ciidamo ka tirsan Maleeshiyaadka Daacada u ah Maamulkooda.
mar la waydiiyey in wax Xidhiidh ah Maleeshiyadiisu la leedahay Kooxda kale ee Nabad Diidka ah ee SSC, waxa uu sheegay inaanu jirin wax Xidhiidh ah oo Kooxahaasi iyo Puntland ka dhexeeya hada,isaga oo tilmaamay in aanu jirin Maamul SSC la yidhaahdo oo shaqeeya,isla markaana Maleeshiyaadii SSC burburtay,hadiise dib loo abuuro uu ku biiri doono.

Re: Hogaamiyaha Maleeshiyada Majeerteeniya oo Qirtay
isaga oo tilmaamay in aanu jirin Maamul SSC la yidhaahdo oo shaqeeya,isla markaana Maleeshiyaadii SSC burburtay,hadiise dib loo abuuro uu ku biiri doono

- ToughGong
- SomaliNet Super
- Posts: 15321
- Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
- Location: No Justice Just Us
Re: Hogaamiyaha Maleeshiyada Majeerteeniya oo Qirtay
Ma is tidhiKii Jeberti Jab

-
- SomaliNet Super
- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: Hogaamiyaha Maleeshiyada Majeerteeniya oo Qirtay
seemeyer wrote:Ma is tidhiKii Jeberti Jab![]()

Dagaal qofbaa ku dhintee qof kuma dhasho
- hargaysaay
- SomaliNet Super
- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: Hogaamiyaha Maleeshiyada Majeerteeniya oo Qirtay
these people sl is fighting with are nothing but confused jabarti media exagerated loosers dagaal kaliya ayay ku baaba'ayaan akhas calel
- Madelina
- SomaliNetizen
- Posts: 953
- Joined: Fri Jan 21, 2011 11:48 am
- Location: My country is Somaliland, My Ethnicity is Somali and My Religion is Islam ;-)
Re: Hogaamiyaha Maleeshiyada Majeerteeniya oo Qirtay
Boys let's have a break from SSC
...SSC iyo affairohoda is becoming repetitive and tad bit boring maha... 

- hargaysaay
- SomaliNet Super
- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: Hogaamiyaha Maleeshiyada Majeerteeniya oo Qirtay
somaliland undergoes prosplity and progres so war issues exites them waxa layidhi BISADNA(ISAQ) WAA KA CIYAR JIRNA(DHULOS) WAA KA NAF
-
- SomaliNet Super
- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: Hogaamiyaha Maleeshiyada Majeerteeniya oo Qirtay
hargaysaay wrote:somaliland undergoes prosplity and progres so war issues exites them waxa layidhi BISADNA(ISAQ) WAA KA CIYAR JIRNA(DHULOS) WAA KA NAF

Re: Hogaamiyaha Maleeshiyada Majeerteeniya oo Qirtay
Propoganda.. 

- hargaysaay
- SomaliNet Super
- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: Hogaamiyaha Maleeshiyada Majeerteeniya oo Qirtay
maya goljano weligeed wey jirtey
Re: Hogaamiyaha Maleeshiyada Majeerteeniya oo Qirtay
kii jaberti jab fucked up and put to sleep they pose a threat to no body know.
they made to many enemies man and their still making more with this piracy shiit

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 335 Views
-
Last post by Goljano Lion
-
- 24 Replies
- 1573 Views
-
Last post by Casanova25
-
- 16 Replies
- 1966 Views
-
Last post by XimanJaale
-
- 0 Replies
- 211 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 14 Replies
- 874 Views
-
Last post by Megatron
-
- 3 Replies
- 38 Views
-
Last post by Diyeeshaha_Tolka
-
- 7 Replies
- 554 Views
-
Last post by Diyeeshaha_Tolka
-
- 28 Replies
- 1364 Views
-
Last post by Hyperactive
-
- 9 Replies
- 475 Views
-
Last post by COSTA