Hogaamiyaha Maleeshiyada Majeerteeniya oo Qirtay in Khasaare badani ka soo gaadhay Ciidankiisa Weerarkii uu ku soo qaaday Ciidanka Qaranka Somaliland
Laascaanood(Waaheen)-Dagaal Ooge Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash) oo tirsanaan jiray Xukuumaddihii hore ee Maamulka Majeerrteeniya,isla markaana hada Hogaaminaya Koox Maleeshiyo Reer Puntland ah oo dhawaan Ciidanka Qaranku ku jabiyeen Deegaanka Ganbadha ayaa qiray in Khasaare balaadhan oo naf iyo maalba isugu jiraa ka soo gaadhay Weerarkii maalin sadexaad ay Maleeshayadiisu ku soo qaaday Ciidamada Qaranka Somaliland ee Jiida Gobolka Sool.taageerana uu ka waayey Kooxaha kale ay Xidhiidhka leeyihiin,gaar ahaan SSC iyo Puntland.
Mr: Karaash waxa kale oo uu sheegay in Maleeshiyada uu hogaaminayaa aanay haysan hada Hub iyo Saanad ku filan,balse hadii la soo weeraro ay ku Dagaalamayaan Dhagax iyo Tooray,maadaama Hub iyo Saanad Milatari aanay Ka Helin Maamulka Puntland iyo cid kale toona,waxaanu intaasi ku daray in Maleeshiyada uu Hogaaminayo ay ka soo jeedo Beel kaliya oo aanay jirin cid kale oo dagaalkaasi ku wehelinaysaa,Puntlandna aanay wax shaqo ah ku lahayn ciidankiisa,wax gacan ahna aanu ka helin.
Sidaasina waxa uu ku sheegay Waraysi uu shalay siiyey ideecad lagu magacaabo SPR isaga oo ku sugan meel ka mid ah Deegaanada Maleeshiyadiisu ay Joogto ee Bariga Gobolka Sool, waxaanu intaasi raaciyey Dagaal Ooge Karaash in Maamulka Puntland ka been Abuuray Maleeshiyada uu hogaaminayo ee Doraad Ciidanka Qaranka Somaliland ay ku dagaalameen ganbadha, sheegashada ay sheegteen Ciidankaasi oo ay ku tilmaameen Ciidamo ka tirsan Maleeshiyaadka Daacada u ah Maamulkooda.
mar la waydiiyey in wax Xidhiidh ah Maleeshiyadiisu la leedahay Kooxda kale ee Nabad Diidka ah ee SSC, waxa uu sheegay inaanu jirin wax Xidhiidh ah oo Kooxahaasi iyo Puntland ka dhexeeya hada,isaga oo tilmaamay in aanu jirin Maamul SSC la yidhaahdo oo shaqeeya,isla markaana Maleeshiyaadii SSC burburtay,hadiise dib loo abuuro uu ku biiri doono.
Hogaamiyaha Maleeshiyada ....... oo Qirtay in Khasaare
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

-
- SomaliNet Super
- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: Hogaamiyaha Maleeshiyada ....... oo Qirtay in Khasaare
SNM propoganda..
Warlord Siilaanyo & his SNM Militia have accepted our Demands when we met him with force in Cayn & the same thing is waiting for him in Sool..

of course there was a peace between odayada deegaanka Buuhoodleh and Somaliland but ina karashi said this:Babygirl- wrote:SNM propoganda..![]()
Warlord Siilaanyo & his SNM Militia have accepted our Demands when we met him with force in Cayn & the same thing is waiting for him in Sool..
,isaga oo tilmaamay in aanu jirin Maamul SSC la yidhaahdo oo shaqeeya,isla markaana Maleeshiyaadii SSC burburtay,hadiise dib loo abuuro uu ku biiri doono
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 11 Replies
- 934 Views
-
Last post by razer
-
- 5 Replies
- 359 Views
-
Last post by Cali_Gaab
-
- 5 Replies
- 658 Views
-
Last post by Dhaga Bacayl
-
- 24 Replies
- 1510 Views
-
Last post by Casanova25
-
- 16 Replies
- 1882 Views
-
Last post by XimanJaale
-
- 0 Replies
- 205 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 3 Replies
- 38 Views
-
Last post by Diyeeshaha_Tolka
-
- 7 Replies
- 531 Views
-
Last post by Diyeeshaha_Tolka
-
- 28 Replies
- 1318 Views
-
Last post by Hyperactive