break news Cidamada Darawishta Puntland fighting the pirates

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

break news Cidamada Darawishta Puntland fighting the pirates

Post by FBISOMALIA »

Qardho(Puntlandi.com) Ugu yaraan 6 askari ayaa ka dhintey Ciidanka Puntland ka dib markii ay isku dayeen iney si xooga kusoo furtaan Reer ka kooban 7 qof oo Daanisha ah oo Burcad Badeedku ku heysteen meel 250 KM u jirta magaalada Qardho, Weerarkasoo Ciidanku ku Guul dareysteen
Burcad Badeedka ayaa si xoogan isaga Difaacey Ciidanka kana diley 6 askari, laba gaarina ka qabsadey, Burcad badeed waxaa ka dhintey 3, qof kale oo rayid ahna waa dhintey. Burcad Badeedka ayaa hada wali heysta dadkii ay madaxfurashada u heysteen, Ciidankii weerareyna waxey hada ku sugan yihiin meel aad uga fof goobta lagu heysto dadkaan. Warar aad ugu dhow goobta dagaalkaan ka dhacey ayaa naloo xaqiijiyey in Burcad badeed badan isasoo urursadeen, kuwasoo gaaraya ugu yaraan 200, taas ayaana sababtey in ay guuldaro ka raacdo weerarka ay qaadeen Ciidanka Dowlada. Falkaan ayaa dhacey galabta . Dhinaca Denmark oo ay u dhasheen 7-da qof ee ciidanku isku dayeen iney xooga kusoo daayaan ilaa hada wax wara kama soo bixin, inkastoo horey Denmark iyo Puntland isugu afgarteen inaan wax xooga loo adeegsan soodeynta Qoyskaan si aan wax qalad ah oo khatar galiya nafta qoyskaan aysan u dhicin. Falka ay qaadeen Ciidanka Puntland galabta ayaa noqonaya mid aan la fileyn. Burcad Badeedku waxey mardhaweyd sheegeen in Dadkey haysteen nabdoonyihiin, ayna gacanta ku hayaan wali. Dhinaca Dowlada Puntland wax wara ilaa hada kama soo bixin, kala soco Puntlandi.com jawaabta ay dowlada Denmark ka bixiso weerarkaan ay dowlada Puntland ku kashifmatey. Puntlandi.com Xarunta Wararka Deg
User avatar
jamols2
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 596
Joined: Tue Feb 24, 2009 9:31 am

Re: break news Cidamada Darawishta Puntland fighting the pir

Post by jamols2 »

i thought those pirates were not in any way near puntland so why are we going after them to rescue a bunch of stupid dhagacas :?
User avatar
Cirwaaq
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6472
Joined: Wed Mar 24, 2010 2:37 pm
Location: Event Horizon periphery... HIILumination

Re: break news Cidamada Darawishta Puntland fighting the pir

Post by Cirwaaq »

Cise Mahamoud and Leelkase Pirates Vs the Puntland Army :D Muhahaha

The Army had 6 killed and Zero on the side of the pirates.

Is this the END of the Punani Dream :?:
Niya
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2955
Joined: Sat Jun 02, 2001 7:00 pm
Location: At the end of the tunnel, waiting for the light to come on.

Re: break news Cidamada Darawishta Puntland fighting the pir

Post by Niya »

I was reading the news about this incident. Where is Hul Anod located exactly? Why do people/reporters assume everybody knows every litte tuulo and its location. I never heard of Hul Anod let alone know where excatly its location is.
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: break news Cidamada Darawishta Puntland fighting the pir

Post by FBISOMALIA »

Niya wrote:I was reading the news about this incident. Where is Hul Anod located exactly? Why do people/reporters assume everybody knows every litte tuulo and its location. I never heard of Hul Anod let alone know where excatly its location is.
its village around by mountains so its hard to go there without boats and ships those pirates will not run away puntland is here :up:
jamols2 wrote:i thought those pirates were not in any way near puntland so why are we going after them to rescue a bunch of stupid dhagacas :?


the pirates dont have stand in puntland but temporary they went to village coast and puntland will do its best to free the hostages
Cirwaaq wrote:Cise Mahamoud and Leelkase Pirates Vs the Puntland Army :D Muhahaha

The Army had 6 killed and Zero on the side of the pirates.

Is this the END of the Punani Dream :?:
before i respect you now you became bullshit who have no honor any places he went just go to your banti village that you Belongs :roll:
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: break news Cidamada Darawishta Puntland fighting the pir

Post by FBISOMALIA »

Koox burcadbadeed ah oo qafaal u haysta 7 qof oo u dhashey dalka Denmark ayaa maalinimadii shalay jidka u galay ciidamo ka tirsan Birmadka Puntland kuwaas oo ku wajahnaa halka lagu magacaabo Hul-Caanood oo hoostagta degmada Bandar Beyla si ay culeys u saaraan burcadbadeeda isla markaana soo daayeen qoyska afduubka loo haysto, wararka ka soo baxaayey tan iyo shalay ayaa ahaa kuwo is khilaafsan, waxaana maanta si rasmi ah uga hadley Taliyaha ciidanka booliska Puntland Gen.Cali Nuur inkasta oo uu xaqiijiyey jiritaanka weerarkaas haddana wax faahfaahin ah kama bixin khasaaraha ka dhashey halkaas.

Guddoomiyaha Degmada Bandar-Beyla Siciid Adam Cali (Antteeno) ayaa sheegay in ciidamada Puntland oo ku sii jeeda halka lagu haysto qoyska Danish-ka ah jidka loo galay, waxaana weerar gaadmo ah ku qaadey koox burcad badeed ah.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in uu ogyahay in ciidanka Puntland ay ka dhinteen 4 askeri isla markaana ay dhaawacan yihiin 5 kale, waxaana isla goobtaas ku gubtey gaari oo ah nooca dagaalka ah.

Siciid Antteeno ayaa sheegay in ay hadda doonayaan in ay wadahadal la galaan Burcadda oo markii hore sharciga golaha deegaanku uu mamnuucayey in lala hadlo sida uu yiri kadib markii ay xaaladda qiimeeyeen, waxaana uu sheegay in ciidanka Puntland aysan dooneyn in ay xoog ku furtaan balse ay u socdeen in haddii burcaddu ka dhego adeygto baaqyada loo jeedinaayo markaas weerar lagu qaado.

Si kastaba ha ahaatee Taliyaha ciidanka Booliska Puntland ayaa ku adkeystey in ay weerar ku qaadayaan Burcadda isla markaana dhan kasta kaga imaanayaan.

In awood lagu soo furto dadka qafaalka loo haysto waxa ay khatar gelineysaa nolosha la haystayaasha sida dhawaan ka dhacdey badda guudkeeda halkaas oo burcaddu ay ku dileen 4 qof oo u dhashey dalka Maraykanka.

Dawladda Puntland ayaa u aragta bixinta madaxfurashadu in ay tahay mid dhiirigelin u ah burcadbadeeda isla markaana horseedeysa in ugaarsiga Maraakiibta iyo dalxiisayaashu ay sii socon doonto.

Waxaa ku sugan badaha Soomaaliya maraakiib dagaal oo badan kuwaas oo sheegay in ay ka hortagayaan burcadbadeeda, tan iyo markii ay maraakiibtaasi yimaadeen Badweynta Hindiya iyo Gacanka cadmeed waxaa kor u kacay weerarada lagu qaadayo Maraakiibta Xamuulka iyo dalxiisayaasha, sidoo kale waxaa aad kor ugu kacay qiimaha Madaxfurashada ee ay bixiyaan shirkadaha iska leh Maraakiibta la qabsado.

Horseed Media
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: break news Cidamada Darawishta Puntland fighting the pir

Post by FBISOMALIA »

Garowe(Puntlandi.com);- Taliyaha ciidank Bilayska dhaqancelinta iyo asluubta Puntland Gen.Ali Nur Cumar ayaa kawaramay natiijada ka dhalatay hawlgalo ciidamada ka fuliyeen deegaano katirsan Puntland.


Taliyaha ayaa sheegay in guulo ku soo idlaadeen guud ahaa hawlgalada ciidmada fuliyeen waxaana uu sheegay in ay gacanta ku dhigeen qaarkamida dadkii dagaalka lagalay Dawlada Puntland.

Waxaa uu cadeeyay in ay gacanta ku hayaan nin ay wada dhasheen Hogaamiyihii ciidamadii sanadii nawaydaaratay dagaalka lagalay ciidamada Puntland Buuraha Galgala kaa oo lashaqaynayay Maxamed Siciid Atam.

Gen.Ali Nuur ayaa sidoo kale sheegay in ay gacanta ku hayaan shaqsiyaad badan oo dhamaantood tuhumo galeen balse baaritaano lagu hayo.

ugu danbayn waxaa uu mahad ujeediyay ciidamada amanka oo ku guulystay hawlgladaa waxaana uu ku amaanay sida hufnaanta leh ee waajibaadkooda ay uguteen.
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: break news Cidamada Darawishta Puntland fighting the pir

Post by FBISOMALIA »

Bandarbayla(Puntlandi.com);- Godomiyaha degmad Bandarbayla ee Goblka Kar kaar Siciid Adan Ali ayaa sheegay in wadahadal uu u socday kooxah Burcad’badeeda ee gacanta ku haya dadka ajaanibkaa ee Daanishkaa.

Siciid Adan ayaa sheegay in ay wadahadal toosa layeesheen kooxaha gacanta ku haya dadkaasi waxaana uu sheegay in ujeedkooda ahaa in sinabada lagu soo badbaadiyo.

“Wadahadalka waaa socday balse waxaan ka warhelnay weerar ciidamada Puntland ay ku soo qaadeen kooxha Burcadaa halkaasna qasaaraa ka dhashay ayuu yiri Godomiyaha.

Waxaa uu intaa raaciyay in Burcada ay kawarheleen duulaanka lagu soo yahay deetana ay ka gaashaanteen halkaasna uu qasaare ka soo gaaray ciidamada Puntland oo warmoog ahaa.

Godomiyaha ayaa sheegay in dhaxda ay u xiranayaan talaabo kastaa oo si nabada loogu soo badbaadinayo dadkaas waxaana meesha ka saaray in aysan haboonayn in lacag madaxfurashaa lasiiyo.

Weerarka ciidamada Puntland ayaa ahaa midkadisa waxaana war ka soo baxay Dawlada lagu sheegay in wax gorgortan ah aan lalagalidoonin Burcada.
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: break news Cidamada Darawishta Puntland fighting the pir

Post by FBISOMALIA »

Bandarbayla:(Allpuntland)-Iyadoo shalay gelinkii danbe ay Kolanyo katirsan Booliska Puntland ku wajahnaa degmada Bandarbeyla ee gobolka Bari ay koox Burcad Badeed ahi weerar gaadmo ah ku qaaday islamarkaasna khasaaro Naf & Maalba isugujirta gaarsiiyeen ayaa maanta waxaa soo baxaya warar kaladuwan oo kasoo baxaya goobtii uu shalay dagaalku ka dhacay kaas oo ciidanka Puntland loogu geystay khasaaro ba’an sida ay dhinacyadu qireen.

Dhinacyo kaladuwan oo isugujira Burcad Badeeda,Maamulka degmada Bandarbeyla & Taliska guud ee Ciidamada Amaanka & Dhaqancelinta Puntland ayaa hadalo aan isku mid ahayn ka yiri weerarkaas iyadoo ay dhinacyadu sidoo kalena sheegeen khasaaro kaladuwan walow ay jirin warar hoose oo dhinacyada ka madax banaan oo sheegaya in Booliska Puntland ay halkaas khasaaro culusi kasoo gaartay.

Taliyaha Guud ee ciidamada Amaanka & Dhaqancelinta dalka S/Guuto Calinuur Cumar ayaa warbaahinta u sheegey in weerar gaadmo ah ay koox buursaarnayd ku qaadeen Kolanyo gaadiid ah oo ay ciidankiisu wateen halkaasna ay khasaaro kaladuwani ka dhalatay,wuxuuna sheegey sidoo kale in mid kamid ah gaadiidka dagaalka looga gubay goobta islamarkaasna ay afar askari uga dhinteen goobta ayna dhaawacyo intaas kabadani jiraan.

Gudoomiyaha degmada Bandarbeyla ee gobolka Bari Siciid Aadan Cali oo isna hadlay ayaa canbaareeyey Weerarkii shalay,wuxuuna gudoomiyuhu sheegey in dhowr askari ay ciidamada Booliska uga dhinteen goobtii uu weerarku ka dhacay,isagoo intaas kudaray in ciidanka Amaanka laftoodu ay khasaaro aan weli la tira koobin gaarsiiyeen Kooxdii Burcada ahayd ee wadada u gashay.

Afhayeen u hadlay Burcad Badeedii ay shalay fooda isdareen booliska Puntland ayaa sheegay in ay dhowr Askari ku dileen goobta ayna gubeen labo kamid ah gaadiidka dagaalka islamarkaasna ay gacanta ku dhigeen labo kale oo kamid ah afartii gaari ee ay ciidanka Amaanku wateen oo midkood uu ahaa gawaarida Xamuulka oo saad u waday ciidankii ku wajahnaa degmada Beyla ee qorsheynayey inay si awood ah kusoo furtaan dad u dhashay dalka Denmark oo ay koox Burcad ahi ku haysteen deegaano katirsan xeebta degmada Beyla.

Warar madax banaan oo ay APL saacadihii lasoo dhaafay ka helaysay degmada Bandarbeyla ee gobolka Bari ayaa hoosta ka xariiqaya in ciidanka Amaanku ay wateen Afar gaari oo sadex kamid ahi ay ahaayeen gaadiidka dagaalka,waxaana ay wararku intaas kudarayaan in qaarkamid ah gaadiidkaas ay gubeen kooxdii weerarka deg deg ah qaaday,islamarkaasna ay la wareegeen dhamaan kuwii kale,wararku waxay sidoo kale xaqiijinayaan in kudhawaad 8-Askari oo katirsanaa Booliska Puntland lagu dilay dagaalkii shalay ayna jiraan dhaawacyo intaas kabadan waana Khasaaradii ugu balaarnayd ee ciidanka Amaanka ay burcad Badeedu gaarsiiso taas oo loo aanaynayo imaanshaha ciidanka Amaanka oo ay Burcad Badeedu u diyaar garowday islamarkaasna maalmihii lasoo dhaafay ay ka warhayeen qorsheynta imaanshaha ciidanka.
User avatar
damu
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3373
Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
Location: PL National Socialist Party

Re: break news Cidamada Darawishta Puntland fighting the pir

Post by damu »

Cirwaaq wrote:Cise Mahamoud and Leelkase Pirates Vs the Puntland Army :D Muhahaha

The Army had 6 killed and Zero on the side of the pirates.

Is this the END of the Punani Dream :?:
look at this delusional lady!!!

what ciise mahmuds and leelkase are you talking do you even
know where the ambush took or your dumbass just say bash PL!
User avatar
Cirwaaq
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6472
Joined: Wed Mar 24, 2010 2:37 pm
Location: Event Horizon periphery... HIILumination

Re: break news Cidamada Darawishta Puntland fighting the pir

Post by Cirwaaq »

This is my understanding and if there are errors in my information then i can only blame the suppression of all News in Pirateland and even when there is information available it is unadulterated propaganda.

correct me if i am wrong:

Osman mahmoud - Bari
Ciise mahmoud - Nugaal
Omar mahmoud - Mudug

Pirate Hideouts:

Eyl
Garaad
Hol anod i have never herd of.

Eyl happens to be in nugaal which is dominated by Ciise Mahamoud of the MJ, Eyl happens to be 100miles from Gerowe the capital of Puntland.

Garaad also happens to be on the outskirt of Puntland and the predominant King pins of piracy happen to be either Cisse mahamouds or leelkese. Garaad is 200miles from Gerowe the capital of puntland.

bossaso is 204miles from Gerowe but there are no reports of piracy why? is it because Warsangeli is against such haram or is it Osman Mahamoud are also against it or is it the Dhishiishe or the Ali Salebaans?

Hol anod how far is this place from Gerowe? i bet within 100miles right?

The best course of action to end piracy is the target Nugal region with satelite surveillance 24/7, demolish all the properties built by pirates with tactical small yield depleted uranium missles from the unmanned predator. On the other hand the good people of puntland should object to the activities of the residents of NewGaal province and put pressure on them to hand over all the hostages in the Nugal province without delay. Or else Bari and Mudug will suffer for the crimes commited by Ciise and leelkese.

It is time For Mission: Restore Pride not with BlackHawks but with Predators.

It is time to end the 7Billion worth of loss incurred by the global community, let us act before a dangerous toxic or oil tanker spill causes unrecoverable damages to the communities that share the indian ocean and the red sea.
User avatar
damu
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3373
Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
Location: PL National Socialist Party

Re: break news Cidamada Darawishta Puntland fighting the pir

Post by damu »

Qardho(Puntlandi.com) Ugu yaraan 6 askari ayaa ka dhintey Ciidanka Puntland ka dib markii ay isku dayeen iney si xooga kusoo furtaan Reer ka kooban 7 qof oo Daanisha ah oo Burcad Badeedku ku heysteen meel 250 KM u jirta magaalada Qardho, Weerarkasoo Ciidanku ku Guul dareysteen
get your facts right!!!

what supression of news are you talking??
media in PL is free!!
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: break news Cidamada Darawishta Puntland fighting the pir

Post by FBISOMALIA »

Cirwaaq wrote:This is my understanding and if there are errors in my information then i can only blame the suppression of all News in Pirateland and even when there is information available it is unadulterated propaganda.
puntland has the free media what you talking about ...!!!
User avatar
Cirwaaq
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6472
Joined: Wed Mar 24, 2010 2:37 pm
Location: Event Horizon periphery... HIILumination

Re: break news Cidamada Darawishta Puntland fighting the pir

Post by Cirwaaq »

damu wrote:
Qardho(Puntlandi.com) Ugu yaraan 6 askari ayaa ka dhintey Ciidanka Puntland ka dib markii ay isku dayeen iney si xooga kusoo furtaan Reer ka kooban 7 qof oo Daanisha ah oo Burcad Badeedku ku heysteen meel 250 KM u jirta magaalada Qardho, Weerarkasoo Ciidanku ku Guul dareysteen
get your facts right!!!

what supression of news are you talking??
media in PL is free!!

250km is 155miles since i Gerowe is 155miles from Qardo perhabs the Hostages are being held in Gerowe... now that is a joke so chillax

155miles from Qardo means nothing to me unless you tell me how far that is from Gerowe dear sir... I assure you the location within 100miles radius of Gerowe where all the pirate money is divided each harvest.

Now run along go and guess me the distance :D

The problem is in Gerowe and if you ignore it you are as guilthy as the criminals who will bring the Predators to the East coast of Somalia.

FBI you ignored my statement in another thread, i really understand your loyalty, but if your silence in loyalty destroys puntland one day you will be as guilthy as those who are killing this once beautifull and progressive part of a failed state.

Haraam breeds more haraam and haraam money stains all future generations, their schools and books are all from haraam money, they eat haraam money and drink haraam money just look at the amount of alcohol the haraam money brings.

Shit i am more loyal to puntland by wanting to see change compared to your blind loyalty that accepts all ills.

It is a great shame. :down:
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: break news Cidamada Darawishta Puntland fighting the pir

Post by FBISOMALIA »

Cirwaaq wrote:
FBI you ignored my statement in another thread, i really understand your loyalty, but if your silence in loyalty destroys puntland one day you will be as guilthy as those who are killing this once beautifull and progressive part of a failed state.

Haraam breeds more haraam and haraam money stains all future generations, their schools and books are all from haraam money, they eat haraam money and drink haraam money just look at the amount of alcohol the haraam money brings.

Shit i am more loyal to puntland by wanting to see change compared to your blind loyalty that accepts all ills.

It is a great shame. :down:
im not loyal im just seeing the true as iknow puntland is not Angel state there are pirates and terriorst we have to deal them .... 6 puntlanders dead for freeing innocent Denmark citizen for what if as your Slur is true ... puntland is not perfect state but we do much better from other states support alshabab , pirates and terrorist ..... you said money is haram so im asking you are you sure is haram or not ... if yes who tell us .. if not then why you say something you dont know in reality plus last days you were attacking puntland in many section in somalinet not now also it happen before even you are saying your mom is mj side ... why that attack ....????

im sorry i didnt saw your last reply but again the question is why you attacking mj ...???
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”