600 askar cusub ah oo ku biiraya dagaalada Jubooyinka
Posted: Sun Mar 13, 2011 3:56 am
This blackie guy wa fitno socda600 askar cusub ah oo ku biiraya dagaalada Jubooyinka
Published: 12 March 2011
Kn: Wararka kasoo baxaya Kenya waxa ay tibaaxayaan in 600 askari oo tabobar ugu dhamaaday Kenya lagu wado in lagu daad gureeyo xuduuda Kenya iyo Soomaaliya
Lama xajiinin meesha rasmiga ah ee la geynayo iyo cida hogaankooda ah, laakiin warar aan heyno waxa ay sheegayaan in ay ku biirayaan ciidamada Axmed Madoobe oo dhawaan waraysi uu BBC-da siiyey ku sheegey in uu hoostago dowlada Soomaaliya
Lix boqol Askari oo tabobar cusub heysta, islamarkaasina hubkooda u dhamaystiranyahay waa culays ku soo kordhay xoogagga Alshabaab ee difaaca adag kaga jira Gobolada Jubbooyinka.
KismaayoNews.com