War deg deg ah: Ciidamada mujahidiinta oo wareegay Ceelwaq
Posted: Mon Mar 14, 2011 10:11 am
Waxaaa soo gaba gaboobay dagaal culus oo maanta Wilaayada Gedo ku dhaxmaray ciidamada Mujaahidiinta iyo Maleeshiyaadka ay Kenya soo tababartay ee Soomaalida ah.
Saraakiil katirsan Mujaahidiinta Soomaaliya ayaa Wakaaladda Wararka SomaliMeMo u sheegay in ciidamada Milleteriga wilaayada Gedo ay weerar lama filaan ah ku qaadeen Maleeshiyaadka oo dhaq dhaqaaqyo ka weday deegaanka Buur-saar oo 35 KM dhanka bari uga beegan Ceelwaaq.
Firxadka maleeshiyaadka Kenya soo tababartay ayaa gaaray Ceelwaaq oo fariisin u ah kooxahaasi, dagaalkan ayaa imaanaya xilli mujaahidiinta Somaliya ciidamo farabadan ku daad gureynayaan Gedo si ay deeganada wilaayadaasi uga saaraan Maleeshiyaadka shaqaalaha u ah dowladaha Kirishtanka Kenya iyo Itoobiya.