Dagmada Faxfaxdhuun oo u gacan gashay Ciidmada Dowlada
Warar hordhac ah oo hada naga so garaya Deeganadi saka iska hor imaadku ku dhexmaray Ciidamada Dowlada Somalia iyo kuwa ahlu suna oo iskashanaya iyo Xarakada Al-shabaab ayaa tibaxaya in Ciidamada Dowalada Somalia ay u suragashay in ay gacanta ku dhigaan tuloyiin dhowr ah oo ka tirsan deeganada u dhexeya Ceelwaaq iyo baardheere.
Wararka ayaa waxaay intaasi ku daraya in Ciidmada Dowlada somalia sacaad ka hor ay u gacan gashay Dagmada Faxfaxdhuun oo wax yar un u jirta Dagmada Baardhere.
Ciidamada Dowlada ayaa sakay gulo waweyn ka garay weerar qorshaysan oo ay ku qadeen Tuulada Busar oo 40 km u jirta Dagmada Ceelwaaq sido kale waxaay la waregeen tulada Indhoceel iyo faxfaxdhuun oo ay lawaregeen sacad ka hor
Dhanka Xarakada Alshabaab wali wax war ah kama aysan soo sarin dagalada ka soo cusbonaday Gobolka Gedo.
Wixii warar ah ee ku so qordha kala soco Warbahinta Kismaayo24.com Codka Waamo
http://kismaayo24.com/?p=8334
Breaking News Faxfaxdhun in the hands of ciidanka Elwak
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
- ibrahimcw
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1324
- Joined: Sun Dec 05, 2010 5:33 am
- Location: Kismaayo - Caabudwaaq - Ari Cadeys
Re: Breaking News Faxfaxdhun in the hands of ciidanka Elwak
Faxfaxdhuun waxaa ka dhisan cariish, calanka Jubaland ayaan ka taagi, its one of my favourite places in Dooxada Jubba along with Goobweyn and Doollow. 

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 567 Views
-
Last post by mudugawi
-
- 0 Replies
- 437 Views
-
Last post by LooxJiid
-
- 9 Replies
- 912 Views
-
Last post by union
-
- 2 Replies
- 483 Views
-
Last post by ibrahimcw
-
- 0 Replies
- 532 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 11 Replies
- 1483 Views
-
Last post by Keyse_0208
-
- 0 Replies
- 526 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 32 Replies
- 2768 Views
-
Last post by Mustafee101
-
- 24 Replies
- 2368 Views
-
Last post by JaMaaL-23