Breaking News Faxfaxdhun in the hands of ciidanka Elwak
Posted: Mon Mar 14, 2011 1:55 pm
Dagmada Faxfaxdhuun oo u gacan gashay Ciidmada Dowlada
Warar hordhac ah oo hada naga so garaya Deeganadi saka iska hor imaadku ku dhexmaray Ciidamada Dowlada Somalia iyo kuwa ahlu suna oo iskashanaya iyo Xarakada Al-shabaab ayaa tibaxaya in Ciidamada Dowalada Somalia ay u suragashay in ay gacanta ku dhigaan tuloyiin dhowr ah oo ka tirsan deeganada u dhexeya Ceelwaaq iyo baardheere.
Wararka ayaa waxaay intaasi ku daraya in Ciidmada Dowlada somalia sacaad ka hor ay u gacan gashay Dagmada Faxfaxdhuun oo wax yar un u jirta Dagmada Baardhere.
Ciidamada Dowlada ayaa sakay gulo waweyn ka garay weerar qorshaysan oo ay ku qadeen Tuulada Busar oo 40 km u jirta Dagmada Ceelwaaq sido kale waxaay la waregeen tulada Indhoceel iyo faxfaxdhuun oo ay lawaregeen sacad ka hor
Dhanka Xarakada Alshabaab wali wax war ah kama aysan soo sarin dagalada ka soo cusbonaday Gobolka Gedo.
Wixii warar ah ee ku so qordha kala soco Warbahinta Kismaayo24.com Codka Waamo
http://kismaayo24.com/?p=8334