Gudida Talo bixinta Furida Urur Siyaasadeedyada iyo beeelaha

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan

Gudida Talo bixinta Furida Urur Siyaasadeedyada iyo beeelaha

Post by Bohol iyo karaman »

Warsaxaafadeed: Madaxweyne Siilaanyo Oo Magacaabay Guddi Qaran Oo 20 Xubnood Ah Oo Ka Soo Talo Bixisa Furashada Ururo Siyaasadeed.





Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu Magacaabay Guddi heer qaran ah oo ka kooban 20 Xubnood oo kasoo talo bixisa ururada siyaasadda.




Markuu Arkay: Qodobka 9-aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland.

Markuu Arkay: Qodobka 22-aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland.

Markuu Arkay: Qodobka 90-aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland.


Markuu Tixgeliyey: Ballan qaadkii Xisbiga Kulmiye xilligii ololaha doorashada Madaxtooyada ee furashsada ururada siyaasadeed si sharciga waafaqsan.

Markuu Arkay: Ahimyadda ay u leedahay talowadaagu dhismaha Qaranka iyo aayaha dawladnimo.


Markuu La Tashaday: Golayaasha Qaranka, Xisbiyada Qaranka, aqoonayahano, madaxda ururada bulsahada iyo dhinacyada siyaasadda ee ay arrintani khusayso.

Markuu Arkay: In dooda ka taagan ururada siyaadeed loo helo talo laga wada qayb galo oo lagu wada qanco.





Wuxuu Magacaabay:



Guddi heer qaran ah oo kasoo talo bixisa ururada siyaasadda, waxaanay ka kooban yahiin 20 xubnood oo ka kala imanaya:


Golaha Guurtida JSL, Golaha Wakiilada JSL, Saddexda Xisbi ee Kulmiye, UDUB iyo UCID, Aqoonyahaanada, Jaamacadaha dalka, Guddida Xuquuqul Insaanka, Ururada Bulshada, Culimaa’udiinka,

Madax dhaqameedyada, Ganacsatada, Beelaha laga tirada badan-yahay iyo La Taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Xisbiyada iyo Doorashooyinka.


Waxaanay kala yihiin:




Xildhibaan Sh. Maxamuud Xirsi Faarax: ( CIISE)

Golaha Guurtida JSL

Xildhibaan Saleebaan Cali Koore: (HARTI)

Golaha Wakiilada JSL

Keyse Xasan Cige: (ARAB)

Xisbiga Kulmiye

Canab Cumar Ileeye:

Xisbiga Kulmiye

Cabdilaahi Siciid Dheere:

Xisbiga UCID

Xasan Xuseen Cod-Yare:

Xisbiga UCID

Maxamuud Siciid Maxamed: (HARTI)

Xisbiga UDUB

Yuusuf Ciise Talaabo: (HABAR YOONIS)

Xisbiga UDUB

Barkhad Jaamac Xirsi: (MADHIBAAN)

Beelaha laga tirada badanyahay

Prof. Xuseen Xasan Guleed:

Aqoonyahan

Dr. Maxamed Cismaan Fadal: (HABAR YOONIS)

Aqoonyahan

Maxamed Cabdilaahi Ducaale:

Jaamacadaha

Aamina Cabdilaahi Axmed:

Guddiga Xuquuqul Insaanka

Khadar Nuur Aw Cabdi: (AYUUB)

Ururada Bulshada (SONYO)

Kaltuun Sheekh Xasan Cabdi:

Ururada Bulshada (NAGAAD)

Jaamac Maxamuud Cigaal:

Ganacsatada

Sheekh Almis Sheekh Yaxye:

Culimada

Suldaan Axmed Daahir:

Madax dhaqameed

Dr. Maxamed Rashiid Sh. Xasan: (SAMAROON)

La Taliyaha Madaxweynaha JSL

Maxamed Muuse Abees:

La Taliyaha Madaxweynaha JSL




Guddidan waxa loo xil saaray:


Cilmi baadhis (Ra’yi uruurin iyo doodo) la xidhiidha rabitaanka Bulshada ee ururada siyaasadda.

Ka soo talo bixinta baahida sharci ee ku gadaaman ururada siyaasadda iyo adkaynta hannaanka dimuqraadiyadeed ee ka hirgalay Jamhuuriyadda Somaliland.

Daraasad ku saabasan duruufaha siyaasadeed, dhaqaale iyo nabadgelyo ee saamaynta ku yeelan kara uruurada siyaasadda.

Guddidan waxa ay waajibkan ku gudanaysa muddo dhan 21 maalmood guduhood laga bilaabo Maalinta la baahiyo.

Guddigu waxay xilkeeda u gudanaysa si waafaqsan Dastuurka Qaranka iyo xeerarka ka farcama.

Guddigu waxay iska dooranayaan Gudoomiye iyo Gudoomiye Ku-xigeen. Gudoomiyuhu wuxuu yeelanayaa cod hal dheeriya haddii ay tirada isleekaato.


Ilaha ay guddidu la kaashanayso xil gudashadeeda:


Komishanka Qaranka, Akaadimiyadda Nabada iyo Horumarka, Jaamacadaha Dalka, Sharciyaqaano, Waxgaradka Bulshada

Iyo cidii kale ee looga maarmi waayo.





Allaa Mahad Leh





Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse)

Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.
Last edited by Bohol iyo karaman on Tue Mar 15, 2011 5:40 pm, edited 2 times in total.
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Gudida Talo bixinta Furida Urur Siyaasadeedyada iyo beee

Post by Mr_Alfaas »

Bohol iyo karaman wrote:Warsaxaafadeed: Madaxweyne Siilaanyo Oo Magacaabay Guddi Qaran Oo 20 Xubnood Ah Oo Ka Soo Talo Bixisa Furashada Ururo Siyaasadeed.





Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu Magacaabay Guddi heer qaran ah oo ka kooban 20 Xubnood oo kasoo talo bixisa ururada siyaasadda.




Markuu Arkay: Qodobka 9-aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland.

Markuu Arkay: Qodobka 22-aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland.

Markuu Arkay: Qodobka 90-aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland.


Markuu Tixgeliyey: Ballan qaadkii Xisbiga Kulmiye xilligii ololaha doorashada Madaxtooyada ee furashsada ururada siyaasadeed si sharciga waafaqsan.

Markuu Arkay: Ahimyadda ay u leedahay talowadaagu dhismaha Qaranka iyo aayaha dawladnimo.


Markuu La Tashaday: Golayaasha Qaranka, Xisbiyada Qaranka, aqoonayahano, madaxda ururada bulsahada iyo dhinacyada siyaasadda ee ay arrintani khusayso.

Markuu Arkay: In dooda ka taagan ururada siyaadeed loo helo talo laga wada qayb galo oo lagu wada qanco.





Wuxuu Magacaabay:



Guddi heer qaran ah oo kasoo talo bixisa ururada siyaasadda, waxaanay ka kooban yahiin 20 xubnood oo ka kala imanaya:


Golaha Guurtida JSL, Golaha Wakiilada JSL, Saddexda Xisbi ee Kulmiye, UDUB iyo UCID, Aqoonyahaanada, Jaamacadaha dalka, Guddida Xuquuqul Insaanka, Ururada Bulshada, Culimaa’udiinka,

Madax dhaqameedyada, Ganacsatada, Beelaha laga tirada badan-yahay iyo La Taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Xisbiyada iyo Doorashooyinka.


Waxaanay kala yihiin:




Xildhibaan Sh. Maxamuud Xirsi Faarax:

Golaha Guurtida JSL

Xildhibaan Saleebaan Cali Koore: (HARTI)

Golaha Wakiilada JSL

Keyse Xasan Cige:

Xisbiga Kulmiye

Canab Cumar Ileeye:

Xisbiga Kulmiye

Cabdilaahi Siciid Dheere:

Xisbiga UCID

Xasan Xuseen Cod-Yare:

Xisbiga UCID

Maxamuud Siciid Maxamed: (HARTI)

Xisbiga UDUB

Yuusuf Ciise Talaabo: (HABAR YOONIS)

Xisbiga UDUB

Barkhad Jaamac Xirsi: (MADHIBAAN)

Beelaha laga tirada badanyahay

Prof. Xuseen Xasan Guleed:

Aqoonyahan

Dr. Maxamed Cismaan Fadal: (HABAR YOONIS)

Aqoonyahan

Maxamed Cabdilaahi Ducaale:

Jaamacadaha

Aamina Cabdilaahi Axmed:

Guddiga Xuquuqul Insaanka

Khadar Nuur Aw Cabdi:(Ayuub)

Ururada Bulshada (SONYO)

Kaltuun Sheekh Xasan Cabdi:

Ururada Bulshada (NAGAAD)

Jaamac Maxamuud Cigaal:

Ganacsatada

Sheekh Almis Sheekh Yaxye:

Culimada

Suldaan Axmed Daahir:

Madax dhaqameed

Dr. Maxamed Rashiid Sh. Xasan: (SAMAROON)

La Taliyaha Madaxweynaha JSL

Maxamed Muuse Abees:

La Taliyaha Madaxweynaha JSL




Guddidan waxa loo xil saaray:


Cilmi baadhis (Ra’yi uruurin iyo doodo) la xidhiidha rabitaanka Bulshada ee ururada siyaasadda.

Ka soo talo bixinta baahida sharci ee ku gadaaman ururada siyaasadda iyo adkaynta hannaanka dimuqraadiyadeed ee ka hirgalay Jamhuuriyadda Somaliland.

Daraasad ku saabasan duruufaha siyaasadeed, dhaqaale iyo nabadgelyo ee saamaynta ku yeelan kara uruurada siyaasadda.

Guddidan waxa ay waajibkan ku gudanaysa muddo dhan 21 maalmood guduhood laga bilaabo Maalinta la baahiyo.

Guddigu waxay xilkeeda u gudanaysa si waafaqsan Dastuurka Qaranka iyo xeerarka ka farcama.

Guddigu waxay iska dooranayaan Gudoomiye iyo Gudoomiye Ku-xigeen. Gudoomiyuhu wuxuu yeelanayaa cod hal dheeriya haddii ay tirada isleekaato.


Ilaha ay guddidu la kaashanayso xil gudashadeeda:


Komishanka Qaranka, Akaadimiyadda Nabada iyo Horumarka, Jaamacadaha Dalka, Sharciyaqaano, Waxgaradka Bulshada

Iyo cidii kale ee looga maarmi waayo.





Allaa Mahad Leh





Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse)

Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Gudida Talo bixinta Furida Urur Siyaasadeedyada iyo beee

Post by LiQaaye_TDH »

Maxey sheegaysa Qabiiladoodo.. meel kasta kani waxu ka Baadhaya Habar yoonis :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”