Page 1 of 5

WikiLeaks oo kashiftay fadeexad weyn oo Dahabshiil ku saabsa

Posted: Wed Mar 16, 2011 9:14 am
by udun
Shabaakadda Wikileaks waxay faafisay kulan qarsoodiya oo dhexmaray Maamulaha Dahabshiil ee Ingiriiska Sacad Cali Shire iyo Diblomasiyiin Mareykan ah oo fadhigoodu yahay dalka Ingiriiska.

Sacad Cali Shire wuxuu diblomaasiyiinta Mareykanka ka codsaday inay maamulkii Somaliland ee Dahir Reyale Kahin ku cadaadiyaan sharci la xiriira maalgashiga iyo ganacsiga madaxa banaan,wuxuuna si gaara u soo qaatay Bank ay Dahabshiil rabtay inay ka dhisato Somaliland balse uu ka diiday Maamulkii Dahir Reyale gaar ahaan Wasiirkii Maaliyadda Xuseen Cali Ducaale (Cawil)


Sacad Cali Shire wuxuu diblomaasiyiinta u sheegay inay Dahabshiil maalgelisay guddi soo diyaariya sharciga maalgashiga laakiin aysan Dowladii Reyaale diyaar u ahayn inay aqbasho sharciga laga shaqeeynaa.wuxuuna yiri " Hadii Dowladda Mareykanka ay la shaqeeyneysa Gudoomiyaha Bankiga Dhexe Cabdi Raxmaan iyo Wasiirka Maaliyadda Cawil waa in dowladda Mareykanka bartaa sida loo maamulo dhaqaale"
Mr Sacad oo hadalkiisa u muuqday yasmo,waxaa laga dhadhansan karay inuu aad uga careeysnaa ,inay danahiisa ka fuli waayeen Xukumadii Dahir Reyaale Kaahin gaar ahaan Wasaaraddii Maaliyadda iyo Gudoomiyahii bankiga.
Maamulaha Dahabshiil Mr Sacad Cali Shire wuxuu Wasiir Cawil iyo Gudoomiyahii Bankiga Mr Cabdi raxmaan ku sifeeyay shaqsiyaad ku qanacsan safaradooda dibadda iyo gunooyinka yar ee ka soo gala.
Sacad Cali Shire wuxuu diblomaasiyiinta u sheegay in Shirkadiisa sanadkii la soo dhaafay ee 2010 ku yimid hoos u dhac weyn oo gaarsiisan %20 ,taasna wuxuu sabab kaga dhigay,qiima dhaca lacagta Pound iyo shaqo la;aan ku badatay Somalida Ingiriiska hasse yeeshee khubaro ku Xeeldheer arrimaha Xawaaladaha Somalida waxay sheegeen in Dahabshiil ay dhibaato weyn ka wajahday dhanka macaamiisheeda kadib markii ay u muuqatay inay tahay Shirkad beel si gooniya u leedahay,fulisana danaha beeshaas oo qura.

Inkastoo Shabaakadda Wikileaks lagu wado inay todobaadyada soo socda baahiso qaabka Shirkadda Dahabshiil ula shaqeeysa Sirdoonka reer galbeedka iyo Kooxda Mayalka adag ee Al-Shabaab hadana fadeexadahaan waaweyn ee Dahabshiil ku habsaday ayaa hareeyay bulshada ku hadasha afka SomaligaDahabshiil waxaa hore loogu eedeeyay inay ku lug laheyd xiridii Xawaaladii Al-Barakat ,iyadoo raadineysay jaanis ganacsi. .

Dahabshiil oo kursiga Madaxweynenimada Somaliland geysay Axmed Siilaanyo oo ninka iska leh ay isku reer yihiin, lama ogga sida ay ka yeeleyso cadeeymaha markii ugu horeeysay lagu helay. Cadeeymaha Wikileaks waxay daaha ka rogayaan in Dahabshiil olole balaaran ku qaaday sidii Somaliland looga suulin lahaa Xukumadii Dahir Reyale Kaahin. Dahabshiil waxay ku caanbaxday caburinta Saxaafadda Madaxabanaan,waxayna ku kacday falal guracan oo taariikhdeeda bogga madoow kaga qoran. Si kastaba ha ahaatee,Shacabka ku hadla afka Somaliga ayaa %85 ka leexday Xawaaladda Dahabshiil,waana tan uu qiray hoos dhaca weyn ee dhinaca macaamiisha,maamulahooda UK.

Ali Mohamed (Ali Dheere)
Alidheere77@yahoo.com

Waagacusub.com

Re: WikiLeaks oo kashiftay fadeexad weyn oo Dahabshiil ku sa

Posted: Wed Mar 16, 2011 9:21 am
by Corruption1
Dahabshiil is a multi million dollar company, The words of a broke faqash peasant taxi driver can do nothing to ruin its image. :lol: :lol:

Re: WikiLeaks oo kashiftay fadeexad weyn oo Dahabshiil ku sa

Posted: Wed Mar 16, 2011 9:26 am
by LiquidHYDROGEN
HigherLevel wrote:Dahabshiil is a multi million dollar company, The words of a broke faqash peasant taxi driver can do nothing to ruin its image. :lol:
:lol:

:lol: :lol:

Image

Re: WikiLeaks oo kashiftay fadeexad weyn oo Dahabshiil ku sa

Posted: Wed Mar 16, 2011 9:27 am
by udun
So basically in addition to remitance, Dahabshiil also works with western intelligence and manages the relationship between Al-Shabaab Isaaq leaders and the western intelligence. The triangle is proven that is between Western Intelligence, Dahabshiil, and Al-Shabaab leaders.

What I don't understand is how can the western governments pressure the TFG leadership to fight and defeat Al-Shabaab when they are actually in collusion with Al-Shabaab, its biggest financer - Dahabshiil, and the mentors of Al-Shabaab Isaaq leaders - Somaliland government?

There is only one answer to that question and that is they want nonstop wars in the rest of Somalia (South, Central, and PL).

I think we Somalis need to understand the bigger game that is played here and see how the stalemate is managed. The Somalis in Somalia need to reach out to the rank-and-file of Al-Shabaab fighters and explain to them the hypocrisy of Ahmed Abdi Godane, Ibrahim Al-Afghani, Dahabshiil, SL government's involvement, and explain to these people that their leaders are not pursuing the restoration of Islamic rule in Somalia but actually are hell-bent on denying any kind of governance in Southern, Central, and PL State of Somalia until the ever elusive 'recognition' of SL is achieved.

All Somalis should also see and continue the pressure and awareness of getting the secret out of the bag:

1) West's involvement of managing the stalemate.
2) The denial of central government in Somalia.
3) The relationship between Al-Shabaab's Isaaq leaders, Dahabshiil, and Somaliland government.

Enough is enough for the war that is imposted on the rest of Somalia.

Re: WikiLeaks oo kashiftay fadeexad weyn oo Dahabshiil ku sa

Posted: Wed Mar 16, 2011 9:32 am
by udun
HigherLevel wrote:Dahabshiil is a multi million dollar company, The words of a broke faqash peasant taxi driver can do nothing to ruin its image. :lol: :lol:
Mark my word Dahabshiil, its relationship with Al-Shabaab leaders, and SL government's involvement will be known and pressure will remain. That is what matter at the end of the day.

Re: WikiLeaks oo kashiftay fadeexad weyn oo Dahabshiil ku sa

Posted: Wed Mar 16, 2011 9:38 am
by LiquidHYDROGEN
udun wrote:
HigherLevel wrote:Dahabshiil is a multi million dollar company, The words of a broke faqash peasant taxi driver can do nothing to ruin its image. :lol: :lol:
Mark my word Dahabshiil, its relationship with Al-Shabaab leaders, and SL government's involvement will be known and pressure will remain. That is what matter at the end of the day.

:lol: :lol: :lol:

Re: WikiLeaks oo kashiftay fadeexad weyn oo Dahabshiil ku sa

Posted: Wed Mar 16, 2011 9:39 am
by Corruption1
faqash playa hater, udun do you know the CEO of dahabshiil is the same age as you, check him on google, instead of writting nonsense articles why not compete with him on the same level instead of being a taxi driver :lol: :lol: :lol:

Re: WikiLeaks oo kashiftay fadeexad weyn oo Dahabshiil ku sa

Posted: Wed Mar 16, 2011 9:45 am
by udun
HigherLevel wrote:faqash playa hater, udun do you know the CEO of dahabshiil is the same age as you, check him on google, instead of writting nonsense articles why not compete with him on the same level instead of being a taxi driver :lol: :lol: :lol:
Udun being a Tax driver? :lol: :lol:

Udun does not use his resources to uproot millions of Somalis and the death of tens of thousands. It is Dahabshiil who did it in its collaboration with his cousins who are running the Al-Shabaab group.

Udun did not go after Al-Baraakat company simply because that company were ethical, doing well in their business, and loved their country men and women. It is Dahabshiil who did it. They have falsely accused Al-Barakaat to be in the T business while in fact it is Dahabshiil company who is actually working with Al-Shabaab Isaaq leaders who are using the Al-Shabaab group to deny any kind of central government in Somalia.

The evil practices of this heinous entity that calls itself Dahabshiil is coming to the open and the pressure should remain.

Re: WikiLeaks oo kashiftay fadeexad weyn oo Dahabshiil ku sa

Posted: Wed Mar 16, 2011 9:56 am
by LiquidHYDROGEN
:lol: Dahabshiil also funded the bombing of Gaza. Dahabshiil was also behind 9/11. Dahabshiil shot Tupac and Biggie Smalls. Dahabshiil framed Roger Rabbit. Listen to yourself, my baby cousin has more caqli than you. :lol: :down:

Re: WikiLeaks oo kashiftay fadeexad weyn oo Dahabshiil ku sa

Posted: Wed Mar 16, 2011 10:04 am
by Executive
udun

If you are going to accuse someone of something, at least come with facts. Its not the first time you come out with wild accusations of people financing wars.

Re: WikiLeaks oo kashiftay fadeexad weyn oo Dahabshiil ku sa

Posted: Wed Mar 16, 2011 10:19 am
by Enemy_Of_Mad_Mullah
wallahi udun shaydaan baa kaxeystay

his hatred for my folks has made him deaf, dumb and blind :down:

Re: WikiLeaks oo kashiftay fadeexad weyn oo Dahabshiil ku sa

Posted: Wed Mar 16, 2011 10:30 am
by udun
Executive wrote:udun

If you are going to accuse someone of something, at least come with facts. Its not the first time you come out with wild accusations of people financing wars.
What facts do you need? How is that little NGO that you have started and your recent visits to Hargeisa? :lol: I know you were SL supportet all along so I know where you are hurt :shock: :lol:

The current Somaliland Religious Minister was in Baidoa last month and was visiting his son who is top official within Al-Shabaab. Isn't that clear enough?

On February 22, 2011, Feysal Ali Waraabe met with SL president Ahmed Mohamed Siilaanyo and after that meeting, he has called the war in Mogadishu be increased, the TFG government removed, and AMISOM expelled. That was all over the net.

How Sheikh Ali Warsame and his base in Burao where he manages the war from there.

For Dahabshiil, you can go to waagacusub.com and and also wikileaks and see for yourself.

Re: WikiLeaks oo kashiftay fadeexad weyn oo Dahabshiil ku sa

Posted: Wed Mar 16, 2011 10:45 am
by udun
Enemy_Of_Mad_Mullah wrote:wallahi udun shaydaan baa kaxeystay

his hatred for my folks has made him deaf, dumb and blind :down:
Brother I could never understand how can jihad led by Ahmed Abdi Godane and Ibrahim Al-Afghani be applicable to Mogadishu, rest of the South Somalia, Dhuusamareeb, and PL State of Somalia but not in Hargeisa, Burao, and Berbera?

What makes the Ethiopian troops coming in and out of Berbera port different than AMISOM?

What makes the TFG led by Shariif Axmed be different SL government led by Ahmed Mohamed Siilaanyo? How can the whole apostate charge is applicable to TFG but not SL? :?

How can SL leaders in Hargeisa encourage the war in the South to continue and get away with it while every other Somali is going to jail if they dare to say it obvious?

I see a hypocrisy and I am pointing out what I see as an obvious hypocrisy.

BTW, this topic was Dahabshiil and its many faces and what I have conveyed what has already been published in waagacusub.com.

Re: WikiLeaks oo kashiftay fadeexad weyn oo Dahabshiil ku sa

Posted: Wed Mar 16, 2011 10:52 am
by 2ndtoNone
SHEEKOOY KU NACCEY!

Re: WikiLeaks oo kashiftay fadeexad weyn oo Dahabshiil ku sa

Posted: Wed Mar 16, 2011 12:54 pm
by Cirwaaq
Image

UDUN = Under Directive United Nations

If you close your eyes maybe the Somaliland You dream so much of will will go away :?:

You remind me of 6th Sense :D