How much do you love your reer abti?
Moderator: Moderators
How much do you love your reer abti?
If your reer abti are very dear to your heart like they are to Sahangalbeed then let me see your hands... 

- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: How much do you love your reer abti?

Re: How much do you love your reer abti?
Cidangalleweyne. 

- LiquidHYDROGEN
- SomaliNet Super
- Posts: 14522
- Joined: Fri Mar 16, 2007 10:48 am
- Location: Back home in Old Kush
Re: How much do you love your reer abti?
Habar Awal
.

Re: How much do you love your reer abti?
Siciid85 wrote:Cidangalleweyne.
Hear hear The Sultans of reer sheikh Isaxaq...

Sahan...lately aad baad ugu kacsantahay reer abtiga ee whats the deal?
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: How much do you love your reer abti?
Oo nacam waxa la raba in aniga la iga qajiliyo sow ma'aha ?
Horta de ma waxaad ka hadalysaan waxaad maanta ku aragteen forum-ka , mise wax kale ?

Horta de ma waxaad ka hadalysaan waxaad maanta ku aragteen forum-ka , mise wax kale ?

- MujahidAishah
- Posts: 16995
- Joined: Thu Dec 16, 2010 5:32 pm
- Location: Garisadi Guryosamo Goljano ku nool
Re: How much do you love your reer abti?
I love my reer abti I was raised by them gadabursi waa gob 

-
- SomaliNet Super
- Posts: 8904
- Joined: Mon Apr 09, 2007 11:48 am
Re: How much do you love your reer abti?
More than my Reer Adeer.

Re: How much do you love your reer abti?
1_londoner wrote:More than my Reer Adeer.![]()
Are you not a inbred anyway.

- HooBariiska
- SomaliNet Super
- Posts: 7692
- Joined: Thu Apr 08, 2004 7:00 pm
- Location: In My Ardaaa - Ballin' & Haasaawin'
Re: How much do you love your reer abti?
^^ siciid did u see SahanGalbeed trying to hasaawe that Siren Gurl. Waa gabadh indho adag, she didnt crack

Re: How much do you love your reer abti?
Maanta iyo maalmihii na soo dhaafaySahanGalbeed wrote:Oo nacam waxa la raba in aniga la iga qajiliyo sow ma'aha ?![]()
Horta de ma waxaad ka hadalysaan waxaad maanta ku aragteen forum-ka , mise wax kale ?

To put it in layman's term...How do you feel about your reer abti sahanow?

Re: How much do you love your reer abti?

- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: How much do you love your reer abti?
Aniga reer abtigey waxaan u arka dad kala mabda' duwan . Computer dabadii qof walba iska soo fadhiisan kara oo odhan kara reer hebel baan matalaya , iyo reer hebel baan ahay .
Ilaah baa halkaa ay maanta degaan dhigay , qaybi na Puntland bay raacsantahay , qaybi na Somaliland , qaybi -ta saddexaad na qurbahaas bay wax ka soo abaabusha . Aniga haddaba abtiyaashey Somaliland bay degaan oo ma'ba qarsadaan , laakiin dadku nin iyo xaggu rabo ayuu u bixi kara oo de labo nin oo isku reer ah oo xabadda is la dhacaya horeynu ugu aragnay , markaa , that's about all I can say

LOOOL aloow hana waliin, waar abtiyasha your moms family ma jecashahay baa lagu yiri! her brothers uncles,cousins, sisters, Relatives and so on, Politics & clan settlements & who supports who & where their support comes from noo gaal cid ku tiri malee! Saa afarahaas waax aad ka qabaan karta iska yaar!
but you don't have to answer we all know. Naacnaacda bilaa macni ga iska daa, Maagaceenan afkaga kaa yare.

- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: How much do you love your reer abti?

Warye Kukri baan sheegaya , haa waan jeclahay abtiyaashay iyo habaryarahay iyo intii iga aqli roonata sida gabadhan oo kale

Babygirl , dhulbahante ma cay ba ? Ha soo hadal qaadin sideed u odhan karta ?
Haddaad xisbiyo kala samaysaan lahaydeen , waxa la odhan laha "kooxda hebel, iyo kooxda hebel " laakin everybody haddu yidha " I represent dhulbahante " de had iyo jeer "dhulbahante" ayuun ba la odhanaya , wixii ka cadhooda iyo wixii kale ba .
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 25 Replies
- 2852 Views
-
Last post by sexy-kitten
-
- 0 Replies
- 774 Views
-
Last post by Sadaam_Mariixmaan
-
- 76 Replies
- 6075 Views
-
Last post by Reer Burao
-
- 84 Replies
- 6211 Views
-
Last post by waryaa
-
- 1 Replies
- 655 Views
-
Last post by Warsame101
-
- 45 Replies
- 4995 Views
-
Last post by Luq_Ganane
-
- 3 Replies
- 640 Views
-
Last post by King-of-Awdal
-
- 35 Replies
- 2517 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 8 Replies
- 707 Views
-
Last post by gemini07