Mas'uuliyiin katirsan mujaahidiinta Soomaaliya ayaa gaaray deegaanka Diif ee dhaca xad beenaadka ay wadaagaan Kenya iyo Soomaaliya oo ay dhawaan dagaallo ka dheceen.
Iskusoo baxay lagu taageerayay guulaha Mujaahidiinta ay ka gaareen dagaalkii ay lagaleen Maleeshiyaadka Kenya lagusoo anshax xumeeyay ayaa maanta ka dhacay deegaankaasi.
Sheekh Maxamed Dulyadeyn oo katirsan saraakiisha Shabaabul Mujaahidiin iyo Sheekh Abuu Sacda ayaa shacabka kula hadlay fagaare Diif katirsan wuxuuna ugu baaqay in ay isdejiyaan oo ay isku diyaariyaan sidii ay ugu dhaqmi lahaayeen shareecada Islaamka.
Sheekh Dulyadeyn ayaa ku dheeraaday ka hadalka shirqoolka uu Axmed Madoobe la damcay ku dhaqanka shareecada Islaamka ee wilaayada Jubbooyinka balse Alle fashiliyay arrinkaasi.
Mas'uuliyiinta lahadlay shacabka Diif ayaa meesha ka saarey beentii uu Axmed Madoobe u sheegi jiray Shacabka oo ahaa in qabiil gooni ah lala dagaalamayo.
Qaar katirsan Odayaasha dhaqanka Diif oo iyana ka hadlay iskusoo baxa ayaa balan qaaday in ay la shaqeynayaan wilaayada Islaamiga Jubbooyinka.
Dibad baxan lagusoo dhaweynayay guulaha Mujaahidinta ayaa kusoo aadaya xilli ciidamada Mujaahidiinta shalay gudaha u galeen Diif kadib markii la eryay Maleeshiyaadkii Axmed Madoobe.
Diif oo aysan Diifi ka Jirin
Moderators: Moderators, Junior Moderators
-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Diif oo aysan Diifi ka Jirin
Mashalle
- ruralboy
- Posts: 171
- Joined: Wed Mar 09, 2011 11:05 pm
- Location: Soomaaliya dhankeedana dhawaaq farax leh mooyee dhiillo kama sugaayee
Re: Diif oo aysan Diifi ka Jirin
Dulyadeyn yuusan cararin week ka dib when Marehan lions show up in the scene.
- new-york24
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2800
- Joined: Tue Aug 19, 2008 2:00 am
- Location: HAGARDAAMO GUMAYSI HALGAMAA WAX MA YEESHO
Re: Diif oo aysan Diifi ka Jirin
Diif aar baa soo galay,ma meel aar so galaa fadhi yaal 

- ruralboy
- Posts: 171
- Joined: Wed Mar 09, 2011 11:05 pm
- Location: Soomaaliya dhankeedana dhawaaq farax leh mooyee dhiillo kama sugaayee
Re: Diif oo aysan Diifi ka Jirin
Aar diif hadda ma geline, wacade hadduu u socdaa. Bal aan dhawrno. 

- new-york24
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2800
- Joined: Tue Aug 19, 2008 2:00 am
- Location: HAGARDAAMO GUMAYSI HALGAMAA WAX MA YEESHO
Re: Diif oo aysan Diifi ka Jirin
ruralboy wrote:Aar diif hadda ma geline, wacade hadduu u socdaa. Bal aan dhawrno.
Dhurwaaga dollow ka soo ciyaya waan maqalnaa,aarki dollow ka ridayna caawa geed quracoo diif ku yaal ayuu hoos jiifaa

- ruralboy
- Posts: 171
- Joined: Wed Mar 09, 2011 11:05 pm
- Location: Soomaaliya dhankeedana dhawaaq farax leh mooyee dhiillo kama sugaayee
Re: Diif oo aysan Diifi ka Jirin
Fardo laysu hayo laysuma faansho. Waa inoo bartaan lafteeda. Adigu ha dhuuman.new-york24 wrote:ruralboy wrote:Aar diif hadda ma geline, wacade hadduu u socdaa. Bal aan dhawrno.
Dhurwaaga dollow ka soo ciyaya waan maqalnaa,aarki dollow ka ridayna caawa geed quracoo diif ku yaal ayuu hoos jiifaa
- new-york24
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2800
- Joined: Tue Aug 19, 2008 2:00 am
- Location: HAGARDAAMO GUMAYSI HALGAMAA WAX MA YEESHO
Re: Diif oo aysan Diifi ka Jirin
Faan iyo bilaash kuma lug go'o, fulayna yeelkii
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 304 Views
-
Last post by AsadSL
-
- 0 Replies
- 366 Views
-
Last post by ruralboy
-
- 9 Replies
- 836 Views
-
Last post by Shift
-
- 1 Replies
- 385 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 6 Replies
- 981 Views
-
Last post by PrinceNugaalHawd
-
- 2 Replies
- 30 Views
-
Last post by Faranacab
-
- 2 Replies
- 9303 Views
-
Last post by Faranacab
-
- 8 Replies
- 1029 Views
-
Last post by fanaanYG
-
- 2 Replies
- 9832 Views
-
Last post by TheblueNwhite
-
- 0 Replies
- 489 Views
-
Last post by grandpakhalif