Maxamed Rashiid Aw Macalim Oo Somalimidnimo.com U Jawaabay
- new-york24
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2800
- Joined: Tue Aug 19, 2008 2:00 am
- Location: HAGARDAAMO GUMAYSI HALGAMAA WAX MA YEESHO
Re: Maxamed Rashiid Aw Macalim Oo Somalimidnimo.com U Jawaab
Ugaas N.Y, nimanka Somalimidnimo taariikh dooda ayaan u baahanhay ,,, iyo waxa hadda is bedelay Ileyn Dulyadeyn waa ninka jubada naga soo eryay ee dagaalka nagu bilaabay?
Walle waxbaa isu kay qaban la', weli waan ku wareersanahay....
Walle waxbaa isu kay qaban la', weli waan ku wareersanahay....

- Shift
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1740
- Joined: Thu Nov 25, 2010 3:47 am
- Location: Allow Lakala Miiranyee Melez ha na raacin
Re: Maxamed Rashiid Aw Macalim Oo Somalimidnimo.com U Jawaab
Axmed madoobe iyo shacabka jwxo ayaa lakala fogeenayaa..waa siyasad cusub 

Re: Maxamed Rashiid Aw Macalim Oo Somalimidnimo.com U Jawaab
Iley, Ahmed, iyo Ibraahin dheere, waa isku saf. Alyacnii ku tashan mayno. Sidoo kale Kaambooni al jameeca iyo Al shabaabna ku tashan mayno. Garab Somaliya ka dagaalami oo shacabkeenu taageero ma jirto. Marka siyaasadan cusub halkeey ka soctaa, ama u soctaa, ku shubitaanka lagu shubi laga shubi, la kala shub shubi danteeda asalka ah ma garan.
Iska dhag weyn ayaan ahay, markaa adoo raali ah bal iigu soo celi....
Iska dhag weyn ayaan ahay, markaa adoo raali ah bal iigu soo celi....

- hanqadh
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2786
- Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
- Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!
Re: Maxamed Rashiid Aw Macalim Oo Somalimidnimo.com U Jawaab
War Madoobe waa khaain, he will be dealt with.
Somalimidnimo seeing the light will the rest of "yaa Philistiin, yaa shiishaan, yaa kashmiir" crew see the light also.
Godbless Sheekh Cumar Faruuq, he didn't forget his land.
Somalimidnimo seeing the light will the rest of "yaa Philistiin, yaa shiishaan, yaa kashmiir" crew see the light also.
Godbless Sheekh Cumar Faruuq, he didn't forget his land.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 422 Views
-
Last post by Burao_Media
-
- 1 Replies
- 587 Views
-
Last post by ina Warfaa
-
- 3 Replies
- 1427 Views
-
Last post by afisoone
-
- 0 Replies
- 319 Views
-
Last post by BlueBlood
-
- 1 Replies
- 500 Views
-
Last post by afisoone
-
- 11 Replies
- 1078 Views
-
Last post by xiimaaya
-
- 2 Replies
- 507 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 2 Replies
- 31 Views
-
Last post by tightrope
-
- 6 Replies
- 529 Views
-
Last post by SadeSoulja
-
- 4 Replies
- 885 Views
-
Last post by udun