Caaqil Cumar Aw-Saciid deegaanka degmada Badhan audio

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

mashallahbro
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 685
Joined: Fri Feb 25, 2011 9:30 pm
Location: Sultan from Upstate Hadaaftimo with that Oil Paper........BALLINNNNnNN

Caaqil Cumar Aw-Saciid deegaanka degmada Badhan audio

Post by mashallahbro »

Asak brothers and sister Badhan is doing a good job! Long time of waiting but it has arrived listen to the audio

Wareysi: Caaqil Cumar Aw-Saciid oo ka warbixiyay halka ay marayaan golaha deegaanka degmada Badhan.

Badhan (SPR): Caaqil Cumar Aw-Saciid oo ka mid cuqaasha degmada Badhan ee gobolka Sanaag oo idaacada bulshada soomaaliyeed (SPR) waraysi gaara siiyay ayaa waxa uu ka warbixiyay halka ay marayaan hawlaha golaha deegaanka ee degmadaasi.

Caaqil Cumar ayaa waxa uu sheegey in ay soo xuleen xubnihii golaha deegaanka ee degmada Badhan isla markaana tiradoodu ay tahay 27 xubnood oo shan ka mid ah ay yihiin haween halka labaatan iyo labada xubnood ee kale ay yihiin rag.
http://spr.fm/index.php?option=com_k2&v ... Itemid=121
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Sanaag”