Godomiyaha Gobolka Cayn Oo ka Hadlay Maleeshiyaad siilaand

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Godomiyaha Gobolka Cayn Oo ka Hadlay Maleeshiyaad siilaand

Post by FBISOMALIA »

Buuhoodle(Puntlandi.com);- Sida uu warfidiyeenada u sheegay Godomiya ku xigeenka Gobolka Cayn ee Puntland Maxamuud shii Cumar waxaa dhiila colaadeed oo xoogan laga dareemayaa deegaanada Kalshaale iyo hagoogane oo dhawaan dagaalo ka dhaceen.

Godomiyaha ayaa sheegay in aaga deegaanada la soo dhoobay ciidamo xoogan oo katirsan maleeshiyaadka Somaliland kuwaa oo ku soo dhawaaday halkii dhawaan ay dagaalada ka dhaceen.

Maxamuud Shiikh Cumar ayaa ku goodiyay in markale dadka deegaanka dagaalgalayaan dhulkaana dhiigbadan ku daadanayo hadii aysan maleeshiyaadka Siilaayo dib u ruqaansan.

“Dal iyo dibad waxaana ugaysiinayaa shacabka SSC in siilaayo markale colaad hurinayo waxaan soo jeedinayaa in la digtoonaado oo layska difaaco maleeshiyaadka duulaanka soo ah ayuu hadalkiisa raaciyay.

Waxaa kale uu sheegay in Puntland qaadatay qaybkamida talaabooyinkii kaga aadanaa Goboladaan loona baahanyahay in ay israaciso oo ilaa iyo Laascaanood gacanta Dawlada lagu soo celiyo.
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Godomiyaha Gobolka Cayn Oo ka Hadlay Maleeshiyaad siilaa

Post by Goljano Lion »

this guys sound like Udun

"Waxaa kale uu sheegay in Puntland qaadatay qaybkamida talaabooyinkii kaga aadanaa Goboladaan loona baahanyahay in ay israaciso oo ilaa iyo Laascaanood gacanta Dawlada lagu soo celiyo"
dawladee :lol: :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Sool”