Page 1 of 1

Sad news for SamburuLand aka iidoorLand

Posted: Sat Mar 19, 2011 6:23 am
by sheekh-Farax-zero
Taliyihii Hore Ee Ciidanka Madaxtooyada Oo Loo Magacaabay Hoggaanka Tababarada ee Kooxda Ee SSC
March 19th, 2011 Comments Off

Buuhoodle (Somaliland.Org)- Taliyihii hore ee ciidanka Ilaalada Madaxtooyada ee xiligii Madaxweyne Rayaale, Mr. Abokor Sulub, ayaa habeen hore loo magacaabay Hoggaanka Maleeshiyada iyo Tababaradda ee Kooxda nabad diidka ah ee SSC ee fadhigoodu yahay magaalada Buuhoodle. Sida uu ku soo waramayo Weriyahayaga Magaalada Buuhoodle.

Shir Kooxdani ay ku yeesheen magaalada Buuhoodle ayay ku go’aamiyeen in sarkaalkaasi loo magacaabo Hoggaanka tababaradda ee Maleeshiyadda Nabad diidka ah.
Abokor Sulub, ayaa laba bilood ka hor beeniyay inuu ku biiray Kooxda SSC, hase yeeshee waxaan noo suurto gelin inuu wax ka weydiino jiritaanka warkan Telefoonadiisii oo xidhnaa darteed.

Dhinaca kale, Magaalada Buuhoodle ayay ka jirtaa biyo la’aan ba’an oo saamaysay dadweynaha ku dhaqan gudaha magaalada iyo hareeraheedaba waxaana qiimaha foostada biyaha ahi ay gaadhay 4 dollar. Wakiilka shirkada Dahabshiil ee Magaalada Buuhoodle ayaa Jimcihii shalay waxay dadweynaha magaaladaasi u qeybiyeen illaa afar kun oo foosto oo biyo ah.

Cumar Maxamed Faarax
Somaliland.Org/Hargeysa
cumarmfaarax@hotmail.com

Re: Sad news for SamburuLand aka iidoorLand

Posted: Sat Mar 19, 2011 3:04 pm
by quark
:lol: :lol: @ samburuland

Re: Sad news for SamburuLand aka iidoorLand

Posted: Sat Mar 19, 2011 3:19 pm
by FBISOMALIA
quark wrote::lol: :lol: @ samburuland
siiland=samburuland=somalidiid kkkkkkkkkkkkkkk what next :lol: :lol: :lol:

Re: Sad news for SamburuLand aka iidoorLand

Posted: Sat Mar 19, 2011 3:39 pm
by Executive
Its a big mistake to appoint people that have part of SL cause they are the once that defect. For example Kayse was a Former Somaliland MP and Xaabsade former Speaker of Parliament.

Re: Sad news for SamburuLand aka iidoorLand

Posted: Sat Mar 19, 2011 8:50 pm
by jamols2
Executive wrote:Its a big mistake to appoint people that have part of SL cause they are the once that defect. For example Kayse was a Former Somaliland MP and Xaabsade former Speaker of Parliament.
so was this the guy lalaland was saying few days ago he defected back to siiland :?

Re: Sad news for SamburuLand aka iidoorLand

Posted: Sat Mar 19, 2011 8:56 pm
by Executive
^ If you are talking about Keyse that defected a couple of days ago? yes He was a Somaliland Xildhibaan (MP) in the past.

Re: Sad news for SamburuLand aka iidoorLand

Posted: Sat Mar 19, 2011 9:03 pm
by Barkhadd
.

Re: Sad news for SamburuLand aka iidoorLand

Posted: Sat Mar 19, 2011 9:18 pm
by Goljano Lion
nothing new , seen it before heard it before sii sooco soo soco formula works fine for dhuloz :lol:

Re: Sad news for SamburuLand aka iidoorLand

Posted: Sun Mar 20, 2011 2:42 am
by samadoon-waaxid
lol@sanbuur land,sheikh zero,ileen habar Guz jeclada waad kala taqaan :lol:
Executive wrote:Its a big mistake to appoint people that have part of SL cause they are the once that defect. For example Kayse was a Former Somaliland MP and Xaabsade former Speaker of Parliament.
its not mistake bro,the dude has alot of badly military expertise,and the ssc will significantly benefit from him as he manages training the new soldiers program.He got in a fight with siilaanyo over Kalshaale and aint aint going bk in there any soon.not to mention kayse didnt really defect,he just went to burco in the name of seeking peace,trying to pull anwar saadaat kinda stunt,yes he miscalculated and lost his popular support but the guy didnt join or defect to SL,truth be told.listen to his interview

Re: Sad news for SamburuLand aka iidoorLand

Posted: Sun Mar 20, 2011 10:08 am
by udun
Executive wrote:^ If you are talking about Keyse that defected a couple of days ago? yes He was a Somaliland Xildhibaan (MP) in the past.
Agreed. :up:

They should never be trusted.

Re: Sad news for SamburuLand aka iidoorLand

Posted: Wed Mar 23, 2011 2:59 pm
by The_Emperior5
loool this guy was with Somaliland since 1993 he is cali geri and most of them support Somaliland he will be back just like keyse came back to his roots as he was also an mp in Somaliland in the early 90s.

Re: Sad news for SamburuLand aka iidoorLand

Posted: Wed Mar 23, 2011 3:55 pm
by Kukri
Goljano Lion wrote:nothing new , seen it before heard it before sii sooco soo soco formula works fine for dhuloz :lol:
:lol: :lol: