Breaking news Bare Hirale's lieutenants arrive in Diif

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Breaking news Bare Hirale's lieutenants arrive in Diif

Post by CoolPoisons »

Ciidamo ay Horkacayaan Col:Cabaas Iyo Yasiin Indharaadeer oo so garay Dagmada Diif kenya iyo Al-shabaab oo Baneeyay Diif Somalia

Ciidamadi Xarakada Alshabaab ee qabsaday Dagmada Diif aya dib uga baxaay ka dib marki ay halkaasi soo gareen ciidamo aad u tiro badaan oo dhawan tababar ku soo dhamaystay Xero Ciidan oo ku taala Magalada Siyaloow ee Wadanka Kenya.

Ciidamada Dowlada Somalia ee ka soo kicitimaay Siyaloow aya waxay hada ku sugaanyihiin magalada Diif Kenya oo inyar un u jirta Diif Somalia waxaay halkaasi ka wadan dhaqdhaqaaq ay ku donayaan in ay ugu soo gudban magalada diif Somalia oo malmihi la soo dhafay ay ka talinayeen Xarakada Alshabaab Kadib marki ay kaga awood bateen Ciidamo Tabacsan Axmed Madoobe.

Ciidamada Dowalada Somalia ayaa waxaa hogaminaya Saraakiil Caan ka ah Gobolada Jubboyinka oo ay ka midyihiin Col: Cabaas , Yasiin Indharaadeer, Madoobe Isleef, Col. Jaamac Gaal iyo Sarakiil kale oo si weyn loga yaqaano gobolada Jubboyinka .

Ciidamadi Xarakada Alshabaab ee iskaga baxaay magalada ayaa waxaay ku suganyihiin Duleedka magalada waxana markasta dhici kara in ay ku soo labtaan Magalada .

Cabdi Muuse Gureey

Kismaayo24.com
User avatar
ibrahimcw
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1324
Joined: Sun Dec 05, 2010 5:33 am
Location: Kismaayo - Caabudwaaq - Ari Cadeys

Re: Breaking news Bare Hirale's lieutenants arrive in Diif

Post by ibrahimcw »

isn't Diir the tuulo Madoobe was just recently chased out of by Shishkabaab. ??

damn ileen waxii kenya lagu tabobarayee badankood waa wada Sade, i thought the whole Sade army was the one engaging Shishkabaab in Gedo, but apparantly we have some heavyweights(indharadeer) reserved for the Jubba regions, thats good to hear.
User avatar
ibrahimcw
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1324
Joined: Sun Dec 05, 2010 5:33 am
Location: Kismaayo - Caabudwaaq - Ari Cadeys

Re: Breaking news Bare Hirale's lieutenants arrive in Diif

Post by ibrahimcw »

Rer Xassan and Rer Farah Ugaas doing big in Jubboyinka since for ever. Col. Cabbas is Rer Xassan and Col. Yasiin Indharaadeer is Rer Dalal of Rer Farah Ugaas.
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Breaking news Bare Hirale's lieutenants arrive in Diif

Post by CoolPoisons »

^^ ibrahimcw Col Abas waa Talhe

dad badan ayaa u arki jiray that ciidanka lagu tabaray Kenya iney u badnayeen Cagdher but waa false

this is what Warsame101 said in private Sade forum last year
Warsame101 wrote:
Those trained in Kenya still haven't moved yet. Their objective is to start from Ceelwaaq which they haven't done yet. Many believe that those trained in Kenya are majority Absame but they are not.

They are majority Mareexaan, followed by Garre and rest are others (Somalis). Their saraakiil are Mareexaan and they come under the Doolow forces.
User avatar
LooxJiid
Posts: 220
Joined: Tue Feb 22, 2011 9:16 am
Location: Caasimadda

Re: Breaking news Bare Hirale's lieutenants arrive in Diif

Post by LooxJiid »

CoolPoisons wrote:^^ ibrahimcw Col Abas waa Talhe

dad badan ayaa u arki jiray that ciidanka lagu tabaray Kenya iney u badnayeen Cagdher but waa false

this is what Warsame101 said in private Sade forum last year
Warsame101 wrote:
Those trained in Kenya still haven't moved yet. Their objective is to start from Ceelwaaq which they haven't done yet. Many believe that those trained in Kenya are majority Absame but they are not.

They are majority Mareexaan, followed by Garre and rest are others (Somalis). Their saraakiil are Mareexaan and they come under the Doolow forces.
CoolZero/Warsame101

People are not dumbs. They know you are only one guy. The Reer Kooshin guy who is in the UK. Barre Hiiraale's first cousin and we are proud of you that way. Odaygii sarkaalka ahaa oo Guulwadayaasha ahaa oo Ibraahim Shire Warsame ahaa (nin edeb badan oo sharaf leh) ayaa ku dhalay. Reerkeennuna Barre Hiiraale iyo Maxamuud dhagoolka Suufka jooga kama soo billaaban kumana dhamaan doonaan.

Drop the "I am reer Siyaad Xuseen" crap and start talking to people as the guy you are. And by the way, if you think ppl will not buy your BarreHiiraale obsession from his first cousin, they will not also buy it from faceless Reer Siyaad Xuseen character.

Adeerkaa LooxJiid.
User avatar
ibrahimcw
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1324
Joined: Sun Dec 05, 2010 5:33 am
Location: Kismaayo - Caabudwaaq - Ari Cadeys

Re: Breaking news Bare Hirale's lieutenants arrive in Diif

Post by ibrahimcw »

Col. Cabbas is Talhe yes Coolpoison thanks for the correction, Barre made a smart move placing those two in front of Jubboyinka, Col. Cabbas laboxiniinyood will be welcomed in Jubboyinka specially Beerxaani and Bibi. :up:
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Breaking news Bare Hirale's lieutenants arrive in Diif

Post by CoolPoisons »

^^ naanaabkan idaba socda xaguu ka imaadey?? Focking dumbass thinks im Warsame101 cause i support Mujahid Bare Hirale. anyone who supports Bare Hirale must be Warsame101 focking cuqdadlow

its that focker loser AA Guleid who i karbashed so hard in 2007 oo markasta Rer Koshin daba socda. focker claimed Rer Ugas Shermake and that Irow was brother laakin i found out he was Shegad and could never be of the royal Rer Ugas Shermake

Waryaa wax aan jirin ha ku mashquulin. hadaad rabtid inaad Caqilkeena Warsame101 aflagadeeyso then fariin u dir. laakin meel public ha ku aflagadeen langaab foqal langaab

Anigo nasab ayaa rabta inaan kula doodo about jiffada ka dhashay
User avatar
hanqadh
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2786
Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!

Re: Breaking news Bare Hirale's lieutenants arrive in Diif

Post by hanqadh »

So let me see two Marexan forces in Dolow and Siyelow.One trained under Ethiopia(Dolow) and the other in Kenya(siyelow) however they both come under the Dolow forces, Wonderful...Hmm why has Ethiopia actively tried to dismantle the Siyelow force if there no different from the Dolow force?Why have they considered the Marexan force in Siyelow a threat, linking them to there security problems in the Ogaden region?
A report by the UN Monitoring Group on Somalia which was presented to the UN Security Council indicates the youths, majority of them from the Ogaden clan, started receiving training early last year at the request of President Sheikh Shariff under the auspices of his then Minister of Defence Mohamed Abdi Mohammed “Gandhi”.

“Kenya hosted the programme and Ethiopia has been closely involved.

Approximately 2 500 youths were recruited by clan elders and commissioned agents both from within Somalia (exclusively the Juba Valley) and North-eastern Kenya, including the Daadab refugee camp,” states the UN report.
Somalia President Sheikh Shariff later fell out with his Defence minister Mohamed Ghandi, an Ogadeni, whom he suspected of pushing for the deployment of the youths in Juba and Gedo to not only fight the Al Shabaab but also lay the foundation for the establishment of an Ogaden autonomous region.
Ethiopia’s fears the deployment of the contingent in Ogaden might bolster and give the Ogaden National Liberation Front a launching pad for its attacks against Ethiopia.
"Meles said he had been briefed extensively regarding Kenya’s Jubaland initiative. Because Ethiopia had previously intervened in Somalia without seeking Kenyan approval, he said, the GoE would not presume to analyze the Kenyans’ chances for success in their own intervention. The GoE is sharing intelligence with Kenya, but Meles expressed a lack of confidence in Kenya’s capacity to pull off a tactical success, which he feared could have negative regional impacts. The GoE is therefore working to minimize the likelihood of a spillover effect in Ethiopia’s Somali Regional State. Noting that Ethiopia might have underestimated Kenya, Meles said, “We are not enthusiastic, but we are hoping for success." - so far the cable
The new Jubbaland era coming will not involve Madoobe nor Barre.Barre has nothing to do with Siyelow, Warsame101 has no clue he's doing the usual hyping up his clan ego.

the Jubbaland force in Ceelwaaq and those heading to Dhoobley have nothing to do with Ethiopia nor Barre and not even Madoobe. :up:

The details shall be out soon anyway.
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Breaking news Bare Hirale's lieutenants arrive in Diif

Post by CoolPoisons »

^^ hanqadh bal horta ii waran. its been long time since I karbashed Ur Cagdher ass

ciidanka Dif waxa hogaaminayo sarakil Marehan. why would marehan sarakahil lead Cagdher ciidan??

Kuwa hada Elwak jooga badankood waa Marehan
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Breaking news Bare Hirale's lieutenants arrive in Diif

Post by grandpakhalif »

KKKKKKKKKKK MORYAAN POIZON AL SHABAB HAS CAPTURED DIIF

Wakaahladda Wararka SomaliMeMo ayaa Akhristayaasheeda usoo bandhigaysa Muuqaallo ku saabsan xaaladda deegaanka Diif oo ay dhawaan ka dhaceen dagalalo culus oo u dhexeeyay ciidanka Mujaahidiinta iyo Maleeshiyaadkii Kenya lagusoo anshax xumeeyay.




Weriyaha Wakaaladda Wararka SomaliMeMo ee Jubbooyinka Cabdi Raxmaan Yare ayaa halkaasi ku sugan wuxuuna soo diray sawirro ka tarjumaya xaqiiqda dhabta ah ee Diif ka jirta.



Deegaanka Diif oo dhaca xad beenaadka ay wadaagaan Kenya iyo Jubbada Hoose ayaa waxaa in mudda ah ku sugnaa maleeshiyaad shareecada diid ah oo Axmed Madoobe iyo Dowlada Kenya taabacsanaa.


Markii ay Mujaahidiintu halkaasi gaareen ayey waxa ay hagaajiyeen Ceelkii Biyaha deegaanka waxayna soo celiyeen nabad gelyadii deegaanka iyagoona ku dhawaaqay in ku dhaqanka shareecada Islaamka laga hirgelin doono halkaasi.

Image
Ciidanka Mujaahidiinta oo gudaha deegaanka Diif sii gelaya

Image
Image
Image
Image
Image
User avatar
ibrahimcw
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1324
Joined: Sun Dec 05, 2010 5:33 am
Location: Kismaayo - Caabudwaaq - Ari Cadeys

Re: Breaking news Bare Hirale's lieutenants arrive in Diif

Post by ibrahimcw »

coolpoison Warsame is well versed in Jubaland affairs, he called this a year ago :up:
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Breaking news Bare Hirale's lieutenants arrive in Diif

Post by CoolPoisons »

ibrahimcw wrote:coolpoison Warsame is well versed in Jubaland affairs, he called this a year ago :up:
ibrahimcw i cant wait till ciidanka Jubaland liberate Jubaland maamulna dhisan

i so badly want to go to Kismayo. relax at the beach. see beeraha

caasimada Jubaland Kismayo :up: :up: :up:
User avatar
ruralboy
Posts: 171
Joined: Wed Mar 09, 2011 11:05 pm
Location: Soomaaliya dhankeedana dhawaaq farax leh mooyee dhiillo kama sugaayee

Re: Breaking news Bare Hirale's lieutenants arrive in Diif

Post by ruralboy »

Waa sidaas. Thank you Ibrahimcw. Waa qayb ragannimada ka mid ah. Ninka :up: waa loo qiraa wixii uu sheego oo soo baxa.
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Breaking news Bare Hirale's lieutenants arrive in Diif

Post by CoolPoisons »

^^ why the fock hasnt sadeboi banned this focking multinicker

LoxJid aka ruralboy aka AA Guleid get the fock outa here
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12577
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Re: Breaking news Bare Hirale's lieutenants arrive in Diif

Post by XimanJaale »

Guuleysta Jaale Sade Darood :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”