guys, carabeey is the idiot who use to claim he was president of central region. now he is arrested...FAILMadaxa arimaha bulshada ee maamulka ahlu sunna ee Degmada Cabud-waaq sheekh Mahad Khaliin Rooble ayaa warbaahinta u sheegay in Xabsiga ay dhigeen in ka badan ilaa sadex Ruux oo ka mid ah maamul la magacbaxay Somali Central State oo looga dhawaaqay dalka dibadiisa.
Waxaa uu sheegay in Maxakamad la soo taagi doono dadka ka tirsan maamulkaasi oo si qarsoodi ah ku soo galay deegaanada ay ka taliyaan ahlu sunna si ay uga hirgaliyaan maamulkooda.
Mahad ayaa sheegay in ay u xil saareen gudi ka tirsan garsoorka maamulka ahlu sunna si loo saaro maxkamad dadka ka mid ah maamul lagu dhisay dalka dibadiisa oo gobolada dhexe loo soo magacaabay.
Xariga ragaani ayaa waxaa ay ku soo beegmeysaa xili la sheegay in madaxweynaha maamulka Somali Central State lagu xiray dalka itoobiya iyadoo sadex xubina ay xireen maamulka ahlu sunna waljamaca
Magacyada Masuuliyinta Adis Ababa lagu xiray
Maxamed Xaashi Carabeey
Gen;Axmed Gonyare
Col: Cabdi Yusuf Fadaco
Axmed Dahir Gelle
Maxamed Sheikh Diriye
Galgaduud News Agency
Cabudwaaq
Xigasho: Galgaduudnews.com
Breaking news Carabeey arrested
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- ibrahimcw
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1324
- Joined: Sun Dec 05, 2010 5:33 am
- Location: Kismaayo - Caabudwaaq - Ari Cadeys
Breaking news Carabeey arrested
- CoolPoisons
- SomaliNet Super

- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: Breaking news Carabeey arrested
^^

ninkaas waxaan maqlay inu ka tirsanaan jiray Hisbul Islam
ninkaas waxaan maqlay inu ka tirsanaan jiray Hisbul Islam
- ibrahimcw
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1324
- Joined: Sun Dec 05, 2010 5:33 am
- Location: Kismaayo - Caabudwaaq - Ari Cadeys
Re: Breaking news Carabeey arrested
yeah he is one of Aweys lackeys, waxuu isku daye inuu dhaco Wuqooyi galbeed, obviously he didnt pay attention in skoolka Warsame tuug.

Re: Breaking news Carabeey arrested
Ibraahimcw,
Adeer sheekada rakhiiska ah oo aad adigu website-kaaga ku soo qortay meeshan ka saar. Forumkan looguma talagelin in uu qof ku xayeysiisto bog yar oo doonayo in la arko. SomaliNet sharafteeda meel hawga dhicin. Madaxweynaha haddii aad beef la qabtid, gogol u dhigo ama xisbi mucaarad ah furo.
Runta aan ognahay:
Ninkaasi wuxuu xiriir fiican la leeyahay Shariif Sakiin oo uu turjubaan u ahaa waqtigii Dibuxoraynta ay wada ahaayeen. Shariif sakiin ayaa Itoobbiya ka gaday in ninkaa iyo Itoobbiya uu heshiisiiyo, sidaasaana loogu yeeray.
Haddii Dirta iyo Cayrka idiin taliya oo aakayaasha Amxaarada idinku gumaysta uu nin ina adeerkaa ah oo weliba aad jufo hoose isku tihiin uu kor uga imaado ma dhib baad u aragtaa? Mise waxaad tahay: Naagi nimay taqaanno nin ma mooddo"

Adeer sheekada rakhiiska ah oo aad adigu website-kaaga ku soo qortay meeshan ka saar. Forumkan looguma talagelin in uu qof ku xayeysiisto bog yar oo uu doonayo in la arko. SomaliNet sharafteeda meel hawga dhicin. Madaxweynaha haddii aad cuqdad u qabtid, gogol u dhigo ama xisbi mucaarad ah furo.

^^ langaabka ceeb, nin hoosyimada Dahir Aweys ayu raba inu no xayesiiyo.
Waryaa Loxjid aka AA Guleid aka Jesteye aka Bantu boi. waa la idin xoreynaya, waqtigi aad la jirtey Shiskaba's over
Waryaa Loxjid aka AA Guleid aka Jesteye aka Bantu boi. waa la idin xoreynaya, waqtigi aad la jirtey Shiskaba's over
Re: Breaking news Carabeey arrested
Marka aad is sheegto in aad tahay Warsame 101 ayaan kula hadlayaa. Aniga Ina Faarax LooxJiid baan ahay nin kasta oo Gedo deggan oo 40 sano ka weynna waa i yaqaan.
Ninka Madaxweynaha (Carrabey) ah adiga iyo Ibrahimcw ayaa iga xiga waa nin ina adeerkiin ah oo Reer Diini ah. Waxaad u caayaysaannac waan fahmi karaa. Anigu qabiil ma difaaco oo Irris baan difaaci lahaa iyo Maxamuud Sayid.
Tan kale Jeesteeye iyo ragga kale oo aad sheegayso maxaad farqaha u soo qabsanaysaa?

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 6 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 2 Replies
- 1302 Views
-
Last post by ModerateMuslim
-
- 30 Replies
- 2628 Views
-
Last post by American-Suufi
-
- 75 Replies
- 7283 Views
-
Last post by abdisamad3
-
- 4 Replies
- 810 Views
-
Last post by LeJusticier
-
- 51 Replies
- 5735 Views
-
Last post by Togdeer
-
- 3 Replies
- 725 Views
-
Last post by Cilmiile
-
- 24 Replies
- 2613 Views
-
Last post by Ka darag
-
- 7 Replies
- 1120 Views
-
Last post by Somalian_Boqor
-
- 0 Replies
- 702 Views
-
Last post by galia