Waxaa maanta abaaro 11-kii subaxnimo qarax lagula eegtay magaalada Gaalkacyo xeer ilaaliyaha guud ee Puntland Maxamuud Xassan Aw-Cismaan.
Qaraxa oo bur buriyey gaarigii xeer ilaaliyaha ayaa ka dhacay wersheddii hore ee Gelayda waxaana la sheegay in uu ahaa miinada meesha fog laga hago.
Xeer ilaaliyaha ayaa ka badbaaday qaraxa, hase yeeshee waxay dhaawacyo kasoo gaareen, afar ruux oo mid kamid ah uu ahaa ilaalada xeer ilaaliyaha halka saddexda kalena ay ahaayeen dad rayid ah.Wax yar kadib qaraxa ayaa waxaa goobta gaaray Ciidamada Ammaanka magaalada Gaalkacyo, waxayna halkaasi ka sameeyeen hawlgallo ay ku qab qabteen dad aan tiradooda la cayimin.
Saraakiisha ammaanka gobolka Mudug oo aan khadka taleefanka kula xiriirnay ayaa ka gaabsaday in ay ka waramaan qaraxa iyo sidoo kale cidda ay u qabteen, waxayna sheegeen in ay ka warbixin doonaan saacadaha soo aadan.
Maxamuud Xassan Aw-Cismaan ayaa hawlo shaqo ku joogay maal mahan magaalada Gaalkacyo, waxaana la sheegay in xaaladiisu wanaagsan tahay oo aanay wax dhibaato ah soo gaarin.
Goobta qaraxu ka dhacay oo ahayd wersheddii hore ee Gelayda ayaa waxaa maal mahan ka socday hawlgallo ay wadeen Ciidamada Nabadgelyada, kuwaasi oo bur buriyey goobo shaci darro ah oo meesha ku oolaa.
Xeer ilaaliyaha oo hadal kooban saxaafadda siiyey ayaa sheegay in uu magaalada u tegay arrimo ku aadan dhanka maxaabiista ku xir xiran xabsiyada Gaalkayo, waxaana uu intaasi ku daray in qaraxu uusan saamayn ku yeelan doonin shaqadii uu magaalada u tegay.
Qaraxa ayaa kusoo aaday xilli uu kasoo raynaayey ammaanka magaalada Gaalkacyo, iyadoo ay jiraan hawlgallo magaalada ka jiray, waxaana dhowaan magaalada la geeyey Ciidamo dheeraad ah oo ka qayb qaatay sugidda ammaanka guud.
Horseed Media
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Puntland oo Qarax Lagula Eegtay
Moderator: Moderators
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super

- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super

- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: Xeer Ilaaliyaha Guud ee Puntland oo Qarax Lagula Eegtay
puntland should clean fast galgacio from the pirates and terrorist .... inshalla puntland guul 
Re: Xeer Ilaaliyaha Guud ee Puntland oo Qarax Lagula Eegtay
puntland gov is pirateFBISOMALIA wrote:puntland should clean fast galgacio from the pirates and terrorist .... inshalla puntland guul
Re: Xeer Ilaaliyaha Guud ee Puntland oo Qarax Lagula Eegtay
Insha Allah we will prevail.FBISOMALIA wrote:puntland should clean fast galgacio from the pirates and terrorist .... inshalla puntland guul
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super

- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: Xeer Ilaaliyaha Guud ee Puntland oo Qarax Lagula Eegtay
mr idoor we know that siiland are the mother of alsahabab terrorist movement so you should clean your shit before going outside your own triangleBarkhadd wrote:puntland gov is pirateFBISOMALIA wrote:puntland should clean fast galgacio from the pirates and terrorist .... inshalla puntland guul
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super

- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: Xeer Ilaaliyaha Guud ee Puntland oo Qarax Lagula Eegtay
we will inshallaDakilla wrote:Insha Allah we will prevail.FBISOMALIA wrote:puntland should clean fast galgacio from the pirates and terrorist .... inshalla puntland guul
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 8 Replies
- 569 Views
-
Last post by Monk-of-Mogadishu
-
- 13 Replies
- 961 Views
-
Last post by Ina Baxar
-
- 16 Replies
- 1435 Views
-
Last post by Adali
-
- 1 Replies
- 383 Views
-
Last post by ciyaal_warta
-
- 0 Replies
- 313 Views
-
Last post by oldenglish
-
- 5 Replies
- 1270 Views
-
Last post by zumaale
-
- 9 Replies
- 959 Views
-
Last post by AbkoowDhiblaawe
-
- 0 Replies
- 728 Views
-
Last post by MrPrestige
-
- 1 Replies
- 283 Views
-
Last post by quark
-
- 0 Replies
- 147 Views
-
Last post by FBISOMALIA
