HUBKII BUUHOODLE OO LA TIJAABINAYO
Moderator: Moderators
HUBKII BUUHOODLE OO LA TIJAABINAYO
WAA HUBKII BUUHOODLE OO LA TIJBAABINAYO MAALMO KA HOR DAGAALKII KALSHAALE... WAA HUBKII IIDOOR KAGA CAABAADIYEY
WATCH THE VIDOE HERE:
WATCH THE VIDOE HERE:
Re: HUBKII BUUHOODLE OO LA TIJAABINAYO
[youtube]7V8YgOz5taM&feature=player_embedded#at=35[/youtube]
Re: HUBKII BUUHOODLE OO LA TIJAABINAYO
BABY GIRL, YOU ARE THE BEST CAUSIN.. THANKS FOR HELP ME OUT THIS, THIS IS WHAT MADE IIDOOR CRY....
- Cirwaaq
- SomaliNet Super
- Posts: 6472
- Joined: Wed Mar 24, 2010 2:37 pm
- Location: Event Horizon periphery... HIILumination
Re: HUBKII BUUHOODLE OO LA TIJAABINAYO

Fake
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Re: HUBKII BUUHOODLE OO LA TIJAABINAYO
War inoo qariya hubkan, hasoo hungobaan hadanee.
Mansha alaah
Guul SSC Gobonimo SSC Geesinimo SSC.
Mansha alaah
Guul SSC Gobonimo SSC Geesinimo SSC.
Re: HUBKII BUUHOODLE OO LA TIJAABINAYO
Kani waa iska tijaabo, laakiin qaar ka sii daran baan la tusin cidna oo buuhoodle yaal. Ogow hubkan dhiig somaaliyeed laguma daadin 20 sano ee aan dawladu jirin, meel buu yaalay oo lagu ilaalinayey, laakiin iidor ayaa nagu kalifay in la soo saaro maalinkay buuhoodle soo hawaysteen.. Ogow hubkan in shicib haysto looguma talo galin, dawlad uun baa haysan karta, laakiin dad shacab ah oo caqli badan oo aan umada soomaaliyeed u isticmaalin buu gacantooda ku jira...ina aadan wrote:War inoo qariya hubkan, hasoo hungobaan hadanee.
Mansha alaah
Guul SSC Gobonimo SSC Geesinimo SSC.
Re: HUBKII BUUHOODLE OO LA TIJAABINAYO
a long time ago ayay Lascanod qabsanlahayen haday hub iyo xininyo hayaan
propoganda

propoganda


Re: HUBKII BUUHOODLE OO LA TIJAABINAYO
barkhad....laas caanood dhulabahntaha jooga baa ku keenay oo kula jiray markii hore ee cidina xoog kumaad qabsan, markaa waxba ha ku faanin taas, iminka reer laas caanood way ogaadeen cadowgooda markaa arinkeedii iminkaa lagu jiraa, dhakhso baa loo xorayn doonaa..
-
- SomaliNet Super
- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: HUBKII BUUHOODLE OO LA TIJAABINAYO
Dhabshiil oo 4000 oo foosto biyo ah uu qaybisay rer Buhoodle
say thanks to Allah and Dahabshiil charities.gaajo foqol gaajo
say thanks to Allah and Dahabshiil charities.gaajo foqol gaajo
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super
- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
- TheblueNwhite
- SomaliNet Super
- Posts: 11301
- Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
- Contact:
Re: HUBKII BUUHOODLE OO LA TIJAABINAYO
Dahabshiil haddey biyo qeybisey, ma ahan mid aad ku faani kartid ileen adiga ma lihid Dahabshiil.
Haddii qof "thank you" laga rabo, safka waxaa ugu horeeya Dahabshiil, ileen Soomalida la'aantood meelna mey gaari lahayn.
Waxa adiga aad leedahay ku faan. Shirkad dadkeeda Soomaliyeed caawiseyna haka raadsanin irsaaqad nin weyn baad iila egtahayee.
SSC guul.
Haddii qof "thank you" laga rabo, safka waxaa ugu horeeya Dahabshiil, ileen Soomalida la'aantood meelna mey gaari lahayn.
Waxa adiga aad leedahay ku faan. Shirkad dadkeeda Soomaliyeed caawiseyna haka raadsanin irsaaqad nin weyn baad iila egtahayee.
SSC guul.
Re: HUBKII BUUHOODLE OO LA TIJAABINAYO
stop lying girl, dahabshiil never give water to buhodle people...... all dhuloos already stop use dahabshiil...Goljano Lion wrote:Dhabshiil oo 4000 oo foosto biyo ah uu qaybisay rer Buhoodle
say thanks to Allah and Dahabshiil charities.gaajo foqol gaajo
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 9870 Views
-
Last post by udun
-
- 2 Replies
- 524 Views
-
Last post by Somaliman%
-
- 1 Replies
- 418 Views
-
Last post by Archerr
-
- 0 Replies
- 568 Views
-
Last post by KingWaslawi
-
- 19 Replies
- 1672 Views
-
Last post by Ina Baxar
-
- 8 Replies
- 975 Views
-
Last post by AbkoowDhiblaawe
-
- 14 Replies
- 896 Views
-
Last post by Lancer
-
- 10 Replies
- 1720 Views
-
Last post by Futurist
-
- 0 Replies
- 211 Views
-
Last post by bashe19
-
- 1 Replies
- 497 Views
-
Last post by Babygirl-