Page 1 of 1
Taliyihii Hore Ciidanka Madaxtooyada SL appointed by SSC
Posted: Sat Mar 19, 2011 3:45 pm
by Executive
Taliyihii Hore Ee Ilaalada Ciidanka Madaxtooyada Oo Loo Magacaabay Hoggaanka Tababarada Ee Kooxda SSC
March 19, 2011 Buuhoodle (Cadceed)- Taliyihii hore ee ciidanka Ilaalada Madaxtooyada ee xiligii Madaxweyne Rayaale, Mr. Abokor Sulub Axmed, ayaa habeen hore loo magacaabay Hoggaanka Maleeshiyada iyo Tababaradda ee Kooxda SSC ee fadhigoodu yahay magaalada Buuhoodle..
Shir Kooxdani ay ku yeesheen magaalada Buuhoodle ayay ku go’aamiyeen in sarkaalkaasi loo magacaabo Hoggaanka tababaradda ee Maleeshiyadda SSC -da.
Waxay ahayd mudo imika laga joogo laba bilood markii uu Abokor Sulub beeniyay inuu ku biiray Kooxda SSC
Dhinaca kale, Magaalada Buuhoodle ayay ka jirtaa biyo la’aan ba’an oo saamaysay dadweynaha ku dhaqan gudaha magaalada iyo hareeraheedaba waxaana qiimaha foostada biyaha ahi ay gaadhay 4 dollar.
Khadar M Samatar
Warqabadka Cadceed
Hargeysa Office
Re: Taliyihii Hore Ciidanka Madaxtooyada SL appointed by SSC
Posted: Sat Mar 19, 2011 4:37 pm
by samadoon-waaxid
mashallah.they all coming home,one by one.I must thank siiil-yaayo for this

Re: Taliyihii Hore Ciidanka Madaxtooyada SL appointed by SSC
Posted: Sat Mar 19, 2011 6:26 pm
by Executive
Re: Taliyihii Hore Ciidanka Madaxtooyada SL appointed by SSC
Posted: Sat Mar 19, 2011 6:38 pm
by mashallahbro
ASAK brothers and sister hate and evil never wins!
Re: Taliyihii Hore Ciidanka Madaxtooyada SL appointed by SSC
Posted: Sat Mar 19, 2011 6:42 pm
by Goljano Lion
mashallahbro wrote:ASAK brothers and sister hate and evil never wins!
hooyada was this imbecile diin iyo qabyaalada ayuu is dhex wadaa ...fock off tuna head. waryaa intaa tidhaa ilaahay ka baqa ayuu hadana ku tufayaa snm iyo somaliland ..waryaa dont mix diin iyo fadhi ku diriir
Re: Taliyihii Hore Ciidanka Madaxtooyada SL appointed by SSC
Posted: Sat Mar 19, 2011 6:51 pm
by mashallahbro
Diin iyo qaabila no brother you say filth I am Somali and giving truthful answers. Some groups hate qaabil example SSC people and Somalia so fix your hate before giving advice.
Your brother
Mashallahbro
Re: Taliyihii Hore Ciidanka Madaxtooyada SL appointed by SSC
Posted: Sat Mar 19, 2011 7:02 pm
by Goljano Lion
mashallahbro wrote:Diin iyo qaabila no brother you say filth I am Somali and giving truthful answers. Some groups hate qaabil example SSC people and Somalia so fix your hate before giving advice.
Your brother
Mashallahbro
Listen FBI ,
just go back to Puntland section and do what you do the best..copy and paste ... imbecile
Re: Taliyihii Hore Ciidanka Madaxtooyada SL appointed by SSC
Posted: Sat Mar 19, 2011 9:49 pm
by FBISOMALIA
Goljano Lion wrote:mashallahbro wrote:Diin iyo qaabila no brother you say filth I am Somali and giving truthful answers. Some groups hate qaabil example SSC people and Somalia so fix your hate before giving advice.
Your brother
Mashallahbro
Listen FBI ,
just go back to Puntland section and do what you do the best..copy and paste ... imbecile
wariya nacaas fbi dont use other nicknames like you stupid wiped ass by white germany
good job we wlc anyone come back to

Re: Taliyihii Hore Ciidanka Madaxtooyada SL appointed by SSC
Posted: Sun Mar 20, 2011 12:49 am
by Mr_Alfaas
Goljano Lion wrote:mashallahbro wrote:ASAK brothers and sister hate and evil never wins!
hooyada was this imbecile diin iyo qabyaalada ayuu is dhex wadaa ...fock off tuna head. waryaa intaa tidhaa ilaahay ka baqa ayuu hadana ku tufayaa snm iyo somaliland ..waryaa dont mix diin iyo fadhi ku diriir
Goljano kan maskaxda laga hayaa bal u fiirso qoraalkisa waxad mooda mid madaxa loogu xiidhay makiinad.

Re: Taliyihii Hore Ciidanka Madaxtooyada SL appointed by SSC
Posted: Sun Mar 20, 2011 12:51 am
by Goljano Lion
Mr_Alfaas wrote:Goljano Lion wrote:mashallahbro wrote:ASAK brothers and sister hate and evil never wins!
hooyada was this imbecile diin iyo qabyaalada ayuu is dhex wadaa ...fock off tuna head. waryaa intaa tidhaa ilaahay ka baqa ayuu hadana ku tufayaa snm iyo somaliland ..waryaa dont mix diin iyo fadhi ku diriir
Goljano kan maskaxda laga hayaa bal u fiirso qoraalkisa waxad mooda mid madaxa loogu xiidhay makiinad.

waar jebertigu markay dawakhaan bay diinta ku gabadaan markaasu nijaas walba sheikh iska dhigay.
kii jeberti jab dheh
Re: Taliyihii Hore Ciidanka Madaxtooyada SL appointed by SSC
Posted: Sun Mar 20, 2011 1:02 am
by mashallahbro