Duqa Degmada Badhan oo La magcaabayo iyo Shaqsiga ugu Hadalh
Posted: Sat Mar 19, 2011 5:05 pm
Duqa Degmada Badhan oo La magcaabayo iyo Shaqsiga ugu Hadalhaynta Badan.
Magaaalada Badhan ee Xarunta Gobolka Sanaag ee Maamulka Puntland ayaa la sheegay in 24Saac ee Fooda nugu soo Hayo loo Magcaabayo Gudoomiyaha Degmada Badhan ee Xarunta Gobolka sanaag ee Dhanka Maamulka Puntland,Murashaxiin dhowr ah ayaa isu soo taagey Xilka Gudoomiyaha Degmada Badhan.
Wasiirka arrimaha gudaha ayaa la tashi xoogle la samayey Xubnaha Golaha Degaanka iyo Aqoonyahanka degmada Badhan ,Waxaana si buuxda laysugu raacay in Duqa Degmada Badhan uu noqdo Nin Firfircoon kasbankara Bulshada ,Isbedel iyo Harumarna ka samaynkara Gobolkan.
Wararka ugu hadal haynta badan ee ay isla dhexmarayaan dadwaynaha reer Badhameed ayaa u Dheeliyaya Inuu yahay shaqsigaasi ama lugu sadaalinkaro Ganacsade Ayuub Baarjeex oo ah ninka u qalma Jagada isla markaasina ah aqoonyahan dhalinyaro ah oo muujinkara isbedel hadiiba uu ku guulaysto jagadan isagoo si xilkasnimo ah u muujinaya Arrimaha degmada Badhan.
Badhan ayaa ah Magaalo aad u baaxadwayn isla markaasina ay ku dhaqanyihiin maliyiin dad ah ,Waxaana mihiim ah oo mararbadan ay soo jediyeen shacabka ku dhaqan degaanka Badhan in Dowlada hoose ee Degmada Badhan ay Samayso Qorshaal badan oo la xiriira Dib u habaynta Wadoyinka waawayn ee Magaalada Badhan iyo in La samayo Gadiid iyo Goobo Stion ama Xarumo ah oo ay dadku uga kala socdalaan daafaha degmada Badhan Gadiidka yaryar ee BLka Madaama aan lug ama socdaal aan lugu gaadhin xaafadaha Magaalada.
Wararkeena Dame ayaan idiin ku soo gudbin doonaa Doorashada Duqa Badhameed iyo Warar la xiriira.
Isha Warka GalGalanews