Page 1 of 2
Free Barre Hiraale
Posted: Sun Mar 20, 2011 3:04 am
by hanqadh
Kn: Xildhibaan Barre Aadan Shire Hiiraal iyo Xildhibaan Maxamuud Sayid Aadan oo midkood uu mudo ku xirnaa Luuq ayay horey usii kaxaysteen ciidamadii Ethiopia ee halkaasi ku sugnaa
Walloow Xildhibaan Maxamuud uu xoriyadiisa heystey laakiin Col. Barre illaa maalinkii Balad Xaawo la qabsaday waa uu xirnaa
Shalay ayay mar kaliya ciidamadiii Ethiopia ka baxeen magaalooyinka Luuq iyo Balad Xaawo iyagoo ku laabtey Dooloow.
Lama oga sababta xildhibaanada loo heysto
KismaayoNews.com
Re: Free Barre Hiraale
Posted: Sun Mar 20, 2011 3:09 am
by Shift
This happened two days ago,not only that has anyone heard back from that hiraan guy? what was his name,he was in charge of capturing hiraan for zenawi till they locked him up for not doing his job
His name was dabageed.
http://www.bar-kulan.com/2010/10/14/yuu ... -feerfeer/
Re: Free Barre Hiraale
Posted: Sun Mar 20, 2011 3:14 am
by hanqadh
Barre Hiiraale oo loo dhaadhiciyey xabsi Ethiopia ku yaala
Sidii aan horey u tabiney maalinkii Shabaabka laga qabsaday Balad Xaawo ayaa waxaa la xirey Col. Barre Aadan Shire Hiiraale, shalayna ciidamada Ethiopia ayaa u dhaadhiciyey xabsi Ethiopia ku yaala
Ciidamada Ethiopia ayaa isaga baxay magaalooyinkii Gedo ay ka joogeen iyagoo u jiheystey dhanka Dooloow.
Barre Hiiraale ayaa hogaaminayay ciidamada Dowlada ee Dooloow ka yimid ee doonaya in ay qabsadaan magaalada Kismaayo, balse siyaasada hada socota ayaa ah mid Barre ka hor istaageysa in uu tago Kismaayo,laakiin Barre Hiiraale ayaa ku qanci waayay siyaasadaasi oo uu dajiyey urur goboleedka IGAD iyo midowga Afrika, sidoo kale Maxamuud Sayid Aadan oo aanan horey u xirneyn ayaa isagana la xirey kadib markii sida la sheegey uu isagana diidey qorshahaasi siyaasadeed
Kismaayood.com
Re: Free Barre Hiraale
Posted: Sun Mar 20, 2011 3:16 am
by hanqadh
Dadkan ma yaqaanaan Xabashida dhaqankeeda...hada Kililka wixii madaxweyne iyo xildhibaan ka ahaa wada away? kuli wada jeel bay ku ureen badankood.
Odeygan rafaad baa haysta maalinkasta la xidhayo.
Re: Free Barre Hiraale
Posted: Sun Mar 20, 2011 3:18 am
by CoolPoisons
walle Cagdhers have no shame
for 20 years theyve been saying Bare Hirale was imprisoned. Bare Hirale was wounded. Bare Hirale's dead
Cagdhers, Ur leader is alive and still in Gedo. ciidankiisa ayaa gafwareegaya Jubaland. ha ku mashquulina
worry about Ahmed Madobe who was imprisoned in Ethiopia. worry about ONLF or whatever the focking jabhad U support
Re: Free Barre Hiraale
Posted: Sun Mar 20, 2011 3:21 am
by hanqadh
Re: Free Barre Hiraale
Posted: Sun Mar 20, 2011 3:22 am
by Shift
Ma yaqanaan dhaqanka tigree kuna dhageysan mayaan,nin walba waxuu iska dhaadhicin inuu ku meel gaari karo tigree asoon ka fakarin waxa ka dambeen doona ama danta laga leeyahay.Lakiin isu daa,soo joog laga waa, soo jiifsaa laga helaa
Cool,cuqdada iska saar,dabaqoodhi waa isugu kaaya mid,dont care where he hails from.
Re: Free Barre Hiraale
Posted: Sun Mar 20, 2011 6:50 am
by Archerr
Cagdhers, Ur leader is alive and still in Gedo.

Re: Free Barre Hiraale
Posted: Sun Mar 20, 2011 7:09 am
by ruralboy
Yes, that is right:
The supreme leader is alive and still in Gedo. In fact on his way to Dobley itself. Ciidankiisa ayaa madaxa idinka garaaci doona.
You Cagdheers.

Re: Free Barre Hiraale
Posted: Sun Mar 20, 2011 4:13 pm
by Warsame101
Wishful thinking. Folks are forgetting that Doolow is IGAD's headquarter of Somalia. Besides, it only shows why 99% Somali news sites are unreliable given the fact that Barre was in Doolow for the last 3 days and returned today to Luuq.
Re: Free Barre Hiraale
Posted: Sun Mar 20, 2011 5:35 pm
by Hard-Rock
Bare Usain Bolt is no longer relevant, whether he is arrested or training for the 2012 Olympics shouldn't matter to Jubbalanders. He can call all media outlets tomorrow and try to act like he has influence in Jubba but that wont change the reality on the ground.
The days of propaganda and making empty threats are over; IGAD and all these nonsense organizations means something to those that have nothing and wants to depend on others. Jubbaland is for Jubbalanders, local moryans will be forcefully rehabilitated and anyone from other regions will be safely deported with one way ticket to his original home.
Jubbaland program is in full gear and yet you see none of us are overly excited or are flooding the forum with propaganda. That shows the confidence we have with the program and the leader who is in charge.
If anyone should be bragging about IGAD it should be us, heck some even have the Gudoomiya of IGAD on speed dial and speaks to him when we want to have things clarified.

The current Executive Secretary of IGAD, Eng. Mahboub Maalim and he is an Ogaaden from Garissa.
But we are not bragging about him because Jubbaland is not for Absame only but for all natives from wide variety of clans(Bajun, Jarerweyn, Shekhal, Ajuran,Marehan, Harti, Gare etc just to name few). If you support Jubba liberation based on qabil, you will end up being disappointed because you only win when your Qabil steals other tribes’ territory or resource which wont be the case this time around.

I suggest people who are not from Jubbaland to focus on their own region and stop wasting energy. That includes Bare Bootindhere!
But I support Bare for 2012 Olympics

Re: Free Barre Hiraale
Posted: Sun Mar 20, 2011 5:50 pm
by grandpakhalif
ASC, I don't think we should ridicule Barre Hiiraale because I appreciate him in 90s when USC was eliminated !! But now he bring Ethiopian invaders and is a deterrent to peace! Al Shabab is better then him!
Re: Free Barre Hiraale
Posted: Sun Mar 20, 2011 7:39 pm
by S-D-M
Re: Free Barre Hiraale
Posted: Sun Mar 20, 2011 7:44 pm
by Advo
Honestly Barre Hiraale is the only one that can make Jubbaland now compared to like minded groups, he has a better chance then all the others who are talking the talk. His fighting shabaab and actually winning thus far.
Re: Free Barre Hiraale
Posted: Sun Mar 20, 2011 8:16 pm
by kismayogedojubaland
Archerr, Who's da old white guy in u avatar???
