Qurjiles caught Ina Kahin Slipping
Moderator: Moderators
Qurjiles caught Ina Kahin Slipping
what the hell is this,is this tape for real or what on the jidbaale website
http://www.jidbaale.com/index.php?optio ... ii-kowaad-

Re: Qurjiles caught Ina Kahin Slipping

Re: Qurjiles caught Ina Kahin Slipping
if this real recording than ina kahin should have spotted that something was up when the nigga talking him was saying isaaqa this isaaqa that he said it to many times for my liking.also when he was asking probing questions questioning the loyalty SL Ministers and supporters from them areas.apparently this only part 1 aswell oh well you cant win them all
Re: Qurjiles caught Ina Kahin Slipping
i know ina kahin well, its not him (and i only listned to it for about 40secs)razer wrote:if this real recording than ina kahin should have spotted that something was up when the nigga talking him was saying isaaqa this isaaqa that he said it to many times for my liking.also when he was asking probing questions questioning the loyalty SL Ministers and supporters from them areas.apparently this only part 1 aswell oh well you cant win them all
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4228
- Joined: Tue Feb 10, 2009 9:48 pm
- Location: telling Siilaanyo's daughter ictiraaf bed time stories
Re: Qurjiles caught Ina Kahin Slipping
Executive wrote:![]()
![]()
![]()
Sirdoonka SSC caadi ma ahaan
![]()
lol @ Xaabsade wa basaas Majerteenia wax xaram ka aah ma jirto

this has to be the most intertaining shit ever,the next six weeks are gonna be fun as more recordings are leaked.talk about jidbaale leak.well done sirdoonka ssc

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4228
- Joined: Tue Feb 10, 2009 9:48 pm
- Location: telling Siilaanyo's daughter ictiraaf bed time stories
Re: Qurjiles caught Ina Kahin Slipping
this is a video of ina kaahin ,it doesnt take a CIA voice analyst to figure out its the same guy on the phone call recording.SLJOOFAY wrote: i know ina kahin well, its not him (and i only listned to it for about 40secs)
- samatar133
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2342
- Joined: Fri Jun 18, 2010 9:11 am
Re: Qurjiles caught Ina Kahin Slipping
lool saw waxani wada ciyaal. war nin u cod eeg ayaa matahaya oo iska dhiga ina kaahin. isnit that obvious to everyone.
tani qaraxdaye tu kale la kaalaya ilmo ssc. next be bit more sophisticated than this.
tani qaraxdaye tu kale la kaalaya ilmo ssc. next be bit more sophisticated than this.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4228
- Joined: Tue Feb 10, 2009 9:48 pm
- Location: telling Siilaanyo's daughter ictiraaf bed time stories
Re: Qurjiles caught Ina Kahin Slipping
how about this one,siilaayo nin uu cod eg miyaa matalaya isna?samatar133 wrote:lool saw waxani wada ciyaal. war nin u cod eeg ayaa matahaya oo iska dhiga ina kaahin. isnit that obvious to everyone.
tani qaraxdaye tu kale la kaalaya ilmo ssc. next be bit more sophisticated than this.

http://www.zshare.net/audio/880564009b3e5fb0/
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Qurjiles caught Ina Kahin Slipping
nonsense , beentaada hore runtaada dambe ayay disha .
Re: Qurjiles caught Ina Kahin Slipping
This level of in-denial is not healthy

Re: Qurjiles caught Ina Kahin Slipping
samadoon-waaxid wrote: how about this one,siilaayo nin uu cod eg miyaa matalaya isna?![]()
![]()
http://www.zshare.net/audio/880564009b3e5fb0/

Re: Qurjiles caught Ina Kahin Slipping
Those Qurijiles are a joke. Weren't they claiming they killed Ina Kahiin few weeks back?
and now some fake tape bii la so ordaayan.

- Cali_Gaab
- SomaliNet Super
- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: Qurjiles caught Ina Kahin Slipping
Siciid85 wrote:Those Qurijiles are a joke. Weren't they claiming they killed Ina Kahiin few weeks back?![]()
and now some fake tape bii la so ordaayan.

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4228
- Joined: Tue Feb 10, 2009 9:48 pm
- Location: telling Siilaanyo's daughter ictiraaf bed time stories
Re: Qurjiles caught Ina Kahin Slipping
are you guys still loling for each other and still in denial? even hadhwanaag news admitted it
Somalidiid websites Hadhwanaag "maanta waxa ka dhacay ceebtii ugu xumayd ee soo wajahda siyaasiinta reer somaliland"
madaxwayne siilaanyo ,, nuux taani iyo gudoomiye faysal cali waraabe ha iska casilaan xilka umada sirta ay bixiyeen darteeed
salaan ka dib waxaan rabaa inaan halkan ka iftiimiyo war ku saabsan waraysiyo la sheegay in laga qaaday madaxwayanah somaliland mr siilaanyuyo ,, mujaahid mohamed kaahin ahmed iyo taliyaha ciidanka qaranka somaliland nuux taani iyo mudane faysal cali waraabe ,,
halkaas oo ay dhamaantood kaga hadleen sirta qaranka iyo waxyaabo aan munaasib ku ahayn inuu ku hadlo nin ama qof sida xilalka ama mansabyada ay umada reer somaliland u hayaan ,,
hadaba markaan dhagaysatay ka dib waxaan qirayaa inaan arkay codadkooda oo ku hadlaya ama bixinaya waraysiyo aan qof somaliland u dhashay jeclaysanlahayn ,, ama qof weliba oo u dhashay somaliland uu ka naxay markuu maqlay..
aad baan uga xumahay dad siyaasiyiin sheeganaya ama madax umad dhan u ah inay si fudud ku bixiyaan sirta qaranka oo ay u gudbiyaan qof anaay hubi cida uu yahay oo kala soo xidhiidhay dibada halkaas oo aan odhan karo maanta waxa ka dhacay ceebtii ugu xumayd ee soo wajahda siyaasiinta reer somaliland ,,,
waxan aad ugu nasiib badnayn waraysiga laga hayo mudane siilaanyo oo uu ka baydhay inuu ka jawaabo suaaaalo aad xasaasi u ahaaa ooo uu si kooban uga jawaabay ,, sualaahaas oo haduu si kale ama sida ay rabeen dadkii waraysanayay uga jawaabi lahaa maanta qaran jab ku noqon lahayd umada reer somaliland ,, taas oo aan odhan karo wuxuu madaxwayne siilaanyo ku badbaaday maadama uu yahay nin diplomaasi ah suaaalo badan oo xanaf lahaana si dadban uga jawaabay ,,
hadaba ceeb waxa dhigay ,,,
mudane faysal cali waraabe oo u hadlay sidii qof suuqa ku qayilaya ka dib markuu u kala saaray umada reer somalialnd xaafado iyo dad dano gaar ah isku bahaystay ,,
aniga oo qirsan in faysal cali warabe yahay siyaasi fudud oo ana ka fiirsan cida uu la hadlayo ama hadalka uu odhanayo hada´na waxaan ka xumahay waraysiga noocaas ah eeuu siiyay qof aanu garanayn ama aanuu hubin waxa uu yahay ,,
mujaahid mahamed kaahin aad baan uga xumahay hadalo badan oo uu ku hadlay anigoo arinkan haduu dhabyahay ku soo koobaya masiibadii ugu xumayd ee siyaasi reer somaliland ah laga arko muddo badan ...
waxaan ka codsanayaa madaxda waraysiyadaas bixisay inay umada u sheegaaan cida ka qaaday iyo sababta ay sidaas oo dhan ugu warameen qof yar oo qurbaha ku nool
hadii ay leeyihiin waxay ahaayeen waxaas wax aan jirin wa ainay keenaan cadayn buuxda oo aan ku qanaci karo hadan nahay umada reer somaliland ,...
hadii ay tahay dabin loo dhigay oo ay galeeena waaa in siyaasi kasta oo xil u haya umada is casilaa si ay u noqoto inay meesha ka baxday ragii sirtooda la qabtay inay umada sii hogaamiyeen
digniin ; siyaasi kastaa waa inuu iska hubiyaa qofka uu la hadlayo ama uu siinayo waraysi maadama ay somaliland tahay umad cadaw badan yeelatay
azin olol
kakka22@hotmail.com

That is just an opinion of somebody. There is no truth to this fake tapes.
Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida.

Last edited by Siciid85 on Mon Mar 21, 2011 6:06 pm, edited 3 times in total.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 384 Views
-
Last post by Bermooda
-
- 0 Replies
- 469 Views
-
Last post by mody21
-
- 5 Replies
- 553 Views
-
Last post by premium411
-
- 12 Replies
- 1238 Views
-
Last post by Cali_Gaab
-
- 5 Replies
- 628 Views
-
Last post by premium411
-
- 1 Replies
- 425 Views
-
Last post by Naughty_By_Nature
-
- 0 Replies
- 642 Views
-
Last post by Rooble90
-
- 11 Replies
- 1030 Views
-
Last post by galia
-
- 5 Replies
- 692 Views
-
Last post by BIDA
-
- 0 Replies
- 1715 Views
-
Last post by Khalid Ali