Nairob> Warqadaan oo si hoose loo heley waxaa soo qorey Dublamaasi Ingiriis ah oo fadhigiisu yahey Kenya wuxuuna u soo direy Safiirka Somalia ee Kenya Cali Ameerika, Warqada Waxaa ku qoran waxyaabo ay kamid yihiin taageerada ay Dowlada Ingiriisku siiso Somaliland oo ay kamid yihiin dhaqaale iyo hub.
Dublamaasiga ayaa warqada ugu jawaabaya Cali Amerika oo horey u waydiiyey in Ingiriisku uu taageero Soomaalia, balse Dublamaasugu wuxuu u cadeeyey Cali Amerika in Ingiriirku uu had iyo jeer taageero Soomaaliya wuxuuna tusaale usoo qaatey Somaliland oo dublamaasigu sheegey iney siiyaan hub iyo lacagba.
copy of letter in pdf
http://puntlandi.com/wp-content/uploads ... Letter.pdf
somalia ambassador in kenya "UK provide sland heavy weapon"
Moderator: Moderators
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super

- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 1351 Views
-
Last post by Goljano Lion
-
- 10 Replies
- 1680 Views
-
Last post by AbuHargeisawii
-
- 4 Replies
- 1335 Views
-
Last post by gurey25
-
- 21 Replies
- 2294 Views
-
Last post by bakooradBoy
-
- 3 Replies
- 918 Views
-
Last post by AbkoowDhiblaawe
-
- 6 Replies
- 1163 Views
-
Last post by TheblueNwhite
-
- 6 Replies
- 992 Views
-
Last post by Turbulence
-
- 0 Replies
- 1958 Views
-
Last post by Coeus
-
- 16 Replies
- 3294 Views
-
Last post by UgaaskaBarakaysan
-
- 7 Replies
- 1266 Views
-
Last post by ReturnOfMariixmaan