- Wararka ka imanaya gobolka Gedo ee dalka Soomaaliya ayaa tibaaxaya in Barre Aadan Shire oo ka mid ah xildhibaannada Soomaaliya, ahna xoggaamiye kooxeedki hore u maamuli jiray magaalada Kismaayo, oo ilaa iyo inta Jubbooyinka laga saaray Itoobiya gacansaar la lahaa ay dawladda Itoobiya xabsiga dhigtay.
Lama garanaya sababta Barre loo xiray, waxeysa wararku sheegayaan in dhawaanba uu Luuq ugu xirnaa ciidanka Itoobiya haddana ay asagoo maxbuus ah dhanka Doollow ula dhaqaaqeen.
Afdheer.com