Qurba jogta Beelaha Sade oo soo dhaweyay Howlgalada Maamulka
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Qurba jogta Beelaha Sade oo soo dhaweyay Howlgalada Maamulka
Qurba jogta Beelaha Sade oo soo dhaweyay Howlgalada Maamulka Waqoyiga Galgaduud u ka waado Balanbal iyo dhabad Cabudwaaq iyo Waxqabadka Maamulka Mudadi u taaladahayay oo la soo bandhigay
Waxaa malmahaan isi soo tarayay Hawlgalo baxaad weyn oo ay wadaan Maamulka Waqooyiga Galgaduud kuwaas oo ay ka seymeyeen dhamaan Magalaoyinka waaaweyn ee gobolka.
Howlgaladaas ayaa waxaa lagu bacsanayay Xubno ka mid ah Maamul Qurba joog ah oo loga dhawaaqay wadanka kenya kuwaas oo si dhumashaal ah ku jooga qar ka mid ah magaaloyinka waweeyn ee waqooyiga galgaduud .
Hadaba marki ay soo bexeen wararkaas ayaa waxaa shir teleconverence ah Yeshaay Dhamaan qurba jogta waqooyiga galgaduud ayaago ka arinsanaya Xaladaha Cusub ee Deeganki ku soo korartay.
Col: Cabdiraxman Cabdi oo aha Shir Gudomiyah shirka ayaa waxaa uu ka Waramay Xaalada Nabadgaliyo mida wax barasho iyo Mida hormarka gobolka u sameyay mudadi ay maamulayeen Maamulka Culumada ee waqooyiga galgaduud.
Sido kale waxaa u ka hadlay Xaladi u ku sugna Gobolka waqoyiiga galgaduud ka hor inta usan maamulkan iman Sido kale waxaa uu xoga ka tabtabtay waxa u qabsomay Maamulka Waqooyiga galgaduud inta ay ka ariminayeen gobolka waxana hadaladisi ka mid ahaa.
1) Maamulka Waqooyiga Galgaduud waxa ay ku guleeysteen in ay magaaloyinka waaweyn ee waqooyiga Galgaduud ay maamulkooda ku bahiyeen
2) Waxaay qadeen Qad Cagaraan oo Magalada Cabudwaaq mudo 2 sano ah ay ku jirtay
3)waxaay heshisiyeen dhamaan beelihi wada dagi jiray Waqooyiga galgaduud ee ay Colaadu dhex tilaay
4) waxay soo noleyeen bilicda Magaloyinka Waqooyiga Galgaduud ayago ka sameyay Howlgalo lagu burburinaayo dhaman Dhismeyaasha bilicda wax u dhimaya
5) Waxaay Fureen wadooyinki Magaloyinka waaweyn ee ay shacabku xireen mudadi maamul la,an lagu jiraay
6)Waxaay Sameyeen Ciidaamo Police ah iyo Kuwa Difaac ah oo Amanka magaloyinka ka shaqeeya difacaana Deeganka Beeshu Dagto sido kale waxaay tababar siyeen Ciidamo ka badan 300 oo deeganka ah Ayado 350 kale na hada tababar ay ku soo dhamaysteen Gudaha Wadanka Itobiya waxayna guud ahaan Ciidamadasi ku suganyihiin Magaaloyinka Waqooyiga Galgaduud .
7) waxaay mam nuceen Jarista dhirta oo la wada ogyahay dhibatoyinka ka yimada deegan ahaan iyo Ciimilo ahanba .
8)Waxaay Gacmo furaan ku soo dhaweyeen Hay,adaha Samafalka oo in mudo ah ba ka cagaan Deeganada waqoyiga Galgaduud Waxaana hada Magaloyinka Waqooyiga Galgaduud ka howlgala inka badan 10 hay,adood .
9)Waxaay Qurba jogta Gobolka ugu baqeen in ay ka qayb qataan Dhismaha Dhulkoda hooyo iyo hormarka Gobolka madama Gobolkasta oo somalia ka mid ah ay dhisteen dadka u dhashay Gobolkaas ee Qurbaha Ku sugaan.
10) Waxaay Waxbarasho dibada ah u so dhameeyeen in kabadan 15 Arday oo hada wax ka barta Wadamo kale duwaan oo calamka ah11) Waxaay ka hortageen Dhulbalaarsi ay wadaan Beel ka soo jeeda Maamulka Ximin iyo Xeeb ay ku donaysay in ay Baraag ka qadoto Tuulada Laandheer ayado ugu danbeyn Baraagti iyo dhismo kale ba si xoog ah lagu burburiyay kadib marki ay ka goys adegeen qoladii qodanaysay baraagtaas in ay si nabad galiyo ah ku xabaalan baragta .
11)Waxaay Amaan la isku Haleyn karo ka sameyeen dhamaan Dagmoyinka iyo Tuuloyinka ay ka kobantahay Waqooyiga Galgaduud.
Intaasi ka dib waxaa hadalki qatay Dr: Cabdiqadir Maxamed Jamaac oo asagu ku dheraaday Muhiimada ay ledahay in aan la dumin Maamul dhisaan ayaado wax maamul kale ah ee manta Shacabka deegankaas ay isku racsanyihiin anay jireen .
Waxaa u Xusaay in Maamulka Waqoyiga Galgaduud u waxbadaan qabtay Maamul Deegaan oo intaasi qabtay marka laga soo tago Maamul Goboledyada Puntland iyo Somaliland usan jiriin marka waxaay mudanyihiin in lagu tageero hormarka ay Deegaankeni ka sameyeen Xili lagu jiiro xaalada qas iyo jahwarar ah guud ahaan Somalaia.
Intaas ka dib waxaa dhamaan dadki ka soo qaybgaly shirkaas ay isla garteen in tageero moraal iyo mid maliyadeedba lagu tageero Maamulka Waqooyiga Galgaduud waxaay na is la qireen dhamaan qodobada ku jiray wax qabadka Maamulka ee mudada u talada hayay in ay gabi ahaan yihin Qodobo xaqiiq ah oo anan la iska indhatirikarin .
Waxaa mar labaad hadalki qatay Shir Gudomiyaha oo sheegay in Dhamaan inta ka soo qayb gashay Shirka iyo inta Saxafada ka daalacan doontaba ay tageero buxdo u mujiyaan maamulka iminka talada haya ayaado lagu tageerayo wax qabadkisa waxaa u si raciyay wa Maamul ugu ficna e soo mara Deegaanka waa Maamulka kaliyah ee Arday Dibada u diraay si ay waxbarasho tayo ficaan uga helaan una anfacaan naftooda iyo dhulkoodaba.
Ugu danbeyn Shirka ayaa waxaa u kusoo dhamaday jawi Farxaan ah ayado ka soo qaygalayaashu ay aad ugu mahad celiyeen Gudiga Qabanqabada Shirka.
Maxamed Cabdilahi Cismaan M. Dhere
Xigasho. www. Galgaduudnews.com

Re: Qurba jogta Beelaha Sade oo soo dhaweyay Howlgalada Maam
Please ignore this. Waa yarkeennii xanuunsanaaye, xog kale oo waxtar ah raadsada.
Xitaa isaga ma aanu aqrinin waxan uu soo guuriyey. Gah! gah! gah! gah! Maalmahaan sidii loo ogaadayba wuu sii darsaday.
Qoraalka labaad ee uu soo qoro, I can now predict: "Barre Hiiraale captured Dobley. Shishkabab on the Run. Someone Vomited in Garbaharrey." and things along those lines.
Gah! gah! gah! gah! oo haddana Gah! gah! gah! gah! wix! wix! wix! wix! oo haddana wix! wix! wix! wix!

Xitaa isaga ma aanu aqrinin waxan uu soo guuriyey. Gah! gah! gah! gah! Maalmahaan sidii loo ogaadayba wuu sii darsaday.
Qoraalka labaad ee uu soo qoro, I can now predict: "Barre Hiiraale captured Dobley. Shishkabab on the Run. Someone Vomited in Garbaharrey." and things along those lines.

- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: Qurba jogta Beelaha Sade oo soo dhaweyay Howlgalada Maam
ina gumeedkan yaa naga bangareeya
Intu topickasta ku xaaro ayuu carara
Focking langaab, ha ila hadlin. langaabyada iyo sheegatada lama doodo

-
- SomaliNet Super
- Posts: 5774
- Joined: Tue Dec 20, 2005 6:03 pm
- Location: Never take life seriously. Nobody gets out alive anyway.
Re: Qurba jogta Beelaha Sade oo soo dhaweyay Howlgalada Maam
Cool,
I think this Looxjiid character is a female who has crush on you. Waxaan is'iri waa naag qooqan walee. The way she is following you, there is no way this could be laba xininyood walee.

- XimanJaale
- SomaliNet Super
- Posts: 12578
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
Re: Qurba jogta Beelaha Sade oo soo dhaweyay Howlgalada Maam
Lool, she is obessed about coolpoisonS-D-M wrote:Cool,
I think this Looxjiid character is a female who has crush on you. Waxaan is'iri waa naag qooqan walee. The way she is following you, there is no way this could be laba xininyood walee.

- Archerr
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1242
- Joined: Fri Feb 25, 2011 2:51 pm
- Location: I think you are standing under me If you don't under-stand me.
Re: Qurba jogta Beelaha Sade oo soo dhaweyay Howlgalada Maam
S-D-M wrote:Cool,
I think this Looxjiid character is a female who has crush on you. Waxaan is'iri waa naag qooqan walee. The way she is following you, there is no way this could be laba xininyood walee.

-
- SomaliNet Super
- Posts: 5774
- Joined: Tue Dec 20, 2005 6:03 pm
- Location: Never take life seriously. Nobody gets out alive anyway.
Re: Qurba jogta Beelaha Sade oo soo dhaweyay Howlgalada Maam
I highly doubt this is a guy.Archerr wrote:S-D-M wrote:Cool,
I think this Looxjiid character is a female who has crush on you. Waxaan is'iri waa naag qooqan walee. The way she is following you, there is no way this could be laba xininyood walee.![]()
Have you noticed Coolpoison does not know how to respond to this guy?
Re: Qurba jogta Beelaha Sade oo soo dhaweyay Howlgalada Maam
Waryaa nacas,CoolPoisons wrote:ina gumeedkan yaa naga bangareeya
Intu topickasta ku xaaro ayuu carara
Focking langaab, ha ila hadlin. langaabyada iyo sheegatada lama doodo
Dadka ha soo baryin oo midba inta aad xaashi xun oo EngloSomali ah u qorto "LooxJiid ila caaya" ha ku dhihine ka jawaab su'aalaha lagu weydiinayo.
SDM wuxuu rabey in uu kugu shaleemaysto, isagaana naag u dhaqan eg runtii.
LJ.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Qurba jogta Beelaha Sade oo soo dhaweyay Howlgalada Maam
LJ keep up the karbash against war mongerors

Re: Qurba jogta Beelaha Sade oo soo dhaweyay Howlgalada Maam
Thank you GK,
I obliged myself to bring sanity, originality, free thinking and error-free spelling back to this august forum.
I obliged myself to bring sanity, originality, free thinking and error-free spelling back to this august forum.
- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: Qurba jogta Beelaha Sade oo soo dhaweyay Howlgalada Maam
ileen gabar qooqanS-D-M wrote:Cool,
I think this Looxjiid character is a female who has crush on you. Waxaan is'iri waa naag qooqan walee. The way she is following you, there is no way this could be laba xininyood walee.
Focking hell how didnt i see this
QoqJid how can i be of service
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 435 Views
-
Last post by Cali_Gaab
-
- 6 Replies
- 789 Views
-
Last post by ibrahimcw
-
- 1 Replies
- 439 Views
-
Last post by flyWOODY
-
- 8 Replies
- 4217 Views
-
Last post by Bermooda
-
- 0 Replies
- 272 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 570 Views
-
Last post by kismayogedojubaland
-
- 16 Replies
- 1359 Views
-
Last post by Adali
-
- 8 Replies
- 660 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 1 Replies
- 359 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 26 Replies
- 1593 Views
-
Last post by Gedo_Boy