Page 1 of 2

Saldanad beesha Absame ogadeniya,som iyo nfd

Posted: Mon Mar 21, 2011 3:18 pm
by ina aadan
Ugaaska guud FARANACAB ama NEW YORK

1.Ugaaska somaliya HARD-ROCK
2.Garaadka ogadeniya HANQADH
3.Suldaanka NFD L.D

Qof waloowba ku darso fikirkaaga.

Re: Saldanad beesha Absame ogadeniya,som iyo nfd

Posted: Mon Mar 21, 2011 4:14 pm
by Shift
Ugaaska guud..Faranacab

1.Ugaaska somaliya HARD-ROCK
2.Garaadka ogadeniya HANQADH
3.Suldaanka NFD L.D

Re: Saldanad beesha Absame ogadeniya,som iyo nfd

Posted: Mon Mar 21, 2011 4:37 pm
by Faranacab
Garaad Adan - Madaxa Sirdoonka

Ugaas Shiinele - Madaxa Laanta Sharci samaynta iyo Socdaalka

Garaad Hanqadh - Madaxa Cilmi Baadhista, iyo Faalada Siyasada

Ugaas New York - Dejiyaha Nashqada Siyaasada, iyo Hogaanka Hawlaha guud

Sheekh Hyper - Xidhiidhka Bulshada iyo Madaxa Anshaxa iyo Asluubta

Ugaas Patriot - Hogaanka gaashan dhiga, Difaaca iyo Weerarka

Ugaas HardRock - Madaxa keydka Taariikhda iyo Dhaqanka

Suldaan L.D = Hogaanka Isku Xidhka Jaaliyadaha

Suldaan Teeri = Madaxa dhaqaalaha iyo Soo saarista Batroolka Dabiiciga ah

Intaasu waa hordhac...

Saldanada Beesha Absame ee sadexda wadan:

  • Ugaaska Guud = New York

    Garaadka guud = Ina Adan

    Garaadka Ogadenia = Haqadh..

    Suldaanka N.F.D - Lord Diplock

    Ugaaska Somalia = Hardrock

Re: Saldanad beesha Absame ogadeniya,som iyo nfd

Posted: Mon Mar 21, 2011 5:23 pm
by ina aadan
Faranacab wrote:Garaad Adan - Madaxa Sirdoonka

Ugaas Shiinele - Madaxa Laanta Sharci samaynta iyo Socdaalka

Garaad Hanqadh - Madaxa Cilmi Baadhista, iyo Faalada Siyasada

Ugaas New York - Dejiyaha Nashqada Siyaasada, iyo Hogaanka Hawlaha guud

Sheekh Hyper - Xidhiidhka Bulshada iyo Madaxa Anshaxa iyo Asluubta

Ugaas Patriot - Hogaanka gaashan dhiga, Difaaca iyo Weerarka

Ugaas HardRock - Madaxa keydka Taariikhda iyo Dhaqanka

Suldaan L.D = Hogaanka Isku Xidhka Jaaliyadaha

Suldaan Teeri = Madaxa dhaqaalaha iyo Soo saarista Batroolka Dabiiciga ah

Intaasu waa hordhac...

Saldanada Beesha Absame ee sadexda wadan:

  • Ugaaska Guud = New York

    Garaadka guud = Ina Adan

    Garaadka Ogadenia = Haqadh..

    Suldaanka N.F.D - Lord Diplock

    Ugaaska Somalia = Hardrock
Waxaad ka tagtay dad badan.

Gugaad, Dani, Qween Araweelo, kolombo. Mise iyagu waa shicib kuwaasi.

Re: Saldanad beesha Absame ogadeniya,som iyo nfd

Posted: Mon Mar 21, 2011 5:34 pm
by Faranacab
Hordhac ayey aheyd, tolka hadhsan ugaaska guud ayaa meeleyn doona..

Re: Saldanad beesha Absame ogadeniya,som iyo nfd

Posted: Tue Mar 22, 2011 2:55 am
by hanqadh
Xilkaa anigu waan wareejiyay, xil misaankaa leh ma qaban kari.

Anigu Ugaas,Suldan iyo Garaad midna ma ihi....Xilkaa uu Farancab isiiyay baan hayn laakiin ee tan Inaadan uu iskaga riixayo masuuliyadaa ma aqbalin :)

Re: Saldanad beesha Absame ogadeniya,som iyo nfd

Posted: Tue Mar 22, 2011 9:16 am
by ina aadan
hanqadh wrote:Xilkaa anigu waan wareejiyay, xil misaankaa leh ma qaban kari.

Anigu Ugaas,Suldan iyo Garaad midna ma ihi....Xilkaa uu Farancab isiiyay baan hayn laakiin ee tan Inaadan uu iskaga riixayo masuuliyadaa ma aqbalin :)
iinyow ;)

Re: Saldanad beesha Absame ogadeniya,som iyo nfd

Posted: Tue Mar 22, 2011 9:31 am
by Faranacab
Garaad Hanqadh waan hubaa inaad booska aan ku magacaabay aad ka soo bixi waanaa ku faraxsanahay inaad aqbashay...halkaas kasii wad dadaalka....intaas ka sokow wax soo magacow,, si cod iyo garasho loogu go'aamiyo dhismaha saldanada beesha Absame iyo adeerkood...

Re: Saldanad beesha Absame ogadeniya,som iyo nfd

Posted: Tue Mar 22, 2011 9:37 am
by Hyperactive
ilmo aderayal, an idila kaftame, wah absame ah waligeyba ma arkine, maad beesha ogaden iska tirahdan, dad an jirin ba mahad o tirsatan?

Re: Saldanad beesha Absame ogadeniya,som iyo nfd

Posted: Tue Mar 22, 2011 9:44 am
by ina aadan
hyperactive wrote:ilmo aderayal, an idila kaftame, wah absame ah waligeyba ma arkine, maad beesha ogaden iska tirahdan, dad an jirin ba mahad o tirsatan?
Aniguna inta abaskuul iyo wayteen ee aan arkay ama aan aqaano ama aan qaraabo nahay way ka badanyihiim inta cabdale, cawlyahan iyo tolomogaha kale oo laysku darayba.

Abaskuulna waxaan u haystay waligay inaay la dhasheen reer isaaq iyo reer cabdille, marka inader ragaas xagaan uga tagnaa.

Re: Saldanad beesha Absame ogadeniya,som iyo nfd

Posted: Tue Mar 22, 2011 9:55 am
by Faranacab
hyper...hogaanka jaaliyadaha, ka dhaqanka iyo tariikhda ayaan ka sugaynaa jawaab cilmiyeysan...inkastoo Garaad Adan uu si qurux badan ooga jawaabay..

Taas ka sokow, waxaa la gaadhay wakhtigii danta umada la mideyn lahaa...mid la mida kacdoonka Yemen, Tunisia, iyo Masar ka socda ayaan maaganahay..

Hase ahaatee bal ku darso fikirkaagaa dhismaha saldanada...

Re: Saldanad beesha Absame ogadeniya,som iyo nfd

Posted: Tue Mar 22, 2011 10:19 am
by Hyperactive
faranacab , inader im learning, dadka ma kala agaano as you see.

wahad ga'aansatan omba so'oni.

Re: Saldanad beesha Absame ogadeniya,som iyo nfd

Posted: Tue Mar 22, 2011 10:34 am
by Faranacab
hyper, waa hadal nin weyn...golaha ayaan ka war sugayna...

Re: Saldanad beesha Absame ogadeniya,som iyo nfd

Posted: Tue Mar 22, 2011 10:06 pm
by Hard-Rock
Supreme leader of Absame(holds Garaadship,Suldanship,Ugaasship) Faarax_Caytame
Absame Attorney General Lord-Diplock
Absame Surgeon General Dr Koronto/Kolombo
Absame Princess DanGirl/Also Defense Minister
Absame Prince (reserved for Hype when he finishes the Absame 101 course)
King of Absame N/Hure Hanqadh
Queen of Absame Queen_Arawelo
Suldaanka NFD Muslim_Man
Ugaaska NFD Patriot
Ugaaska Somalia NY24
Suldanka Somalia General Guhad
Garaadka Ogadenya Foolxumo
Ugaaska Ogadenya Dr Faranacab(also hold the title for Surgeon general for the Ogaden region)
Suldaanka Ogadenya Inaadan

Aniga, I'm soldier who takes orders from these leaders and I'm sworn to honor and protect the Besha in every region. 8-)

Re: Saldanad beesha Absame ogadeniya,som iyo nfd

Posted: Wed Mar 23, 2011 10:20 am
by Faranacab
Hardrock, waxad igu dartaa nin la dhaho Shiniile iyo gabadh weli baadhitaan ku socdo oo la dhaho Scarletmoon.

Garaad Foolxumo iyo suldaan Muslim man akhbaar ma laga hayaa?