AUNMuqdisho (RBC) Duqeymo culus oo saacadihii la soo dhaafey ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa sababay khasaare xoogan oo soo gaarey dadka rayidka ee ku nool Muqdisho.
Waxaa sii kordhaya khasaaraha dhimshada iyo dhaawaca ee soo gaarey dadka rayidka ee ay sababeen duqeymaha oo illaa shalay ciidamada Amisom ku garaacayeen xaafado ka mid ah magaalada Muqdisho.
Tirada dhimashada ayaa hadda gaareysa 8 ruux halka dhaawacuna uu 10 ka badan yahay, sida RBC Radio u sheegeen saraakiisha caafimaadka ee saddexda isbitaal ee ugu weyn Muqdisho.
Madaxa Gaadiidka gurmadka ambalaasta Cali Muuse oo aan la xiriirney ayaa sidoo kale sheegay in dhaawacyada ay qaadeen ay isugu jiraan kuwo fudud iyo kuwo culus kuwaasoo madaafiicdu ugu tagtay goobo kala duwan.
Goobaha shaley la duqeeyey waxaa ka mid ah wadada Warshadaha, xaafado ka mid ah Hodan, suuqa weyn ee Bakaaro iyo deegaano ka mid ah Yaaqshiid.
Xarunta Jaamacada Soomaaliya oo ku taaley wadada Warshadaha oo ka mid ahayd meelihii dagaaladu saameeyeen ayaa madfac ku dhacay wuxuu sababay dhimashada mid ka mid ah macallimiintii jaamacada. Wuxuuna burbur xoogani soo gaarey dhismaha jaamacada.
Ilo wareedyo ayaa sheegay in madaafiicda ay tuurayeen Amisom oo socotey illaa xaley ay sidoo kale ku dhacday agagaaraha labada masjid ee ugu waaweyn Suuqa Bakaaraha ee kala ah Nasrudiin iyo Abuu Hureyra.
Inkastoo duqeyn culus ay geysanayeen illaa shalay Amisom haddana ma jirin wax dagaalo ah oo ka socday magaalada.
DKMG iyo saraakiisha midna kama hadlin duqeynta ay magaalada xaafadaheeda kala duwan ku garaaceen, taasoo laga soo tuuro fariisimaha Uganda ee xerada Xalane.
Dhaxaltooyadii Ceydiid (Amisom) oo dad xasuuqay
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- GacanSareeye
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1410
- Joined: Fri Jan 15, 2010 8:39 pm
- Location: Minnogadishu
Dhaxaltooyadii Ceydiid (Amisom) oo dad xasuuqay
- abdisamad3
- SomaliNet Super

- Posts: 12628
- Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
- Location: Kismayo
Re: Dhaxaltooyadii Ceydiid (Amisom) oo dad xasuuqay
amisom didnt kill any civilians the civilians just happen to hit to be in the wrong place at the wrong time..beside amisom are the protectors of the nation..they are the only hope and light for somalia..and the somali people fully support and accept amisom's actions.
the apove statement is not my own opinion..but the opinion of the majority of the Somali people..

the apove statement is not my own opinion..but the opinion of the majority of the Somali people..
- GacanSareeye
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1410
- Joined: Fri Jan 15, 2010 8:39 pm
- Location: Minnogadishu
Re: Dhaxaltooyadii Ceydiid (Amisom) oo dad xasuuqay
abdisamad, the Giriyaamo are too terrified to engage the enemy because they are in the midst of the 'shicib' but at the same time are too merciless in attacking them unexpectedly. though our brothers-in-niqaab have done no better job in this regard at times, laakiinse soomaali ilaahay un baa caawin kara, not dowlad iyo shaqsi.
- GacanSareeye
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1410
- Joined: Fri Jan 15, 2010 8:39 pm
- Location: Minnogadishu
Re: Dhaxaltooyadii Ceydiid (Amisom) oo dad xasuuqay
abdisamad, just noticed your avatar
from wadaad to mooryaanimo inilillahi wa inaa ilaahi raajicuun
- abdisamad3
- SomaliNet Super

- Posts: 12628
- Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
- Location: Kismayo
Re: Dhaxaltooyadii Ceydiid (Amisom) oo dad xasuuqay
that is not a moryan.that is the lastime somali head of state..may god have mercy on his soul.GacanSareeye wrote:abdisamad, just noticed your avatarfrom wadaad to mooryaanimo inilillahi wa inaa ilaahi raajicuun
Last edited by abdisamad3 on Tue Mar 22, 2011 2:24 am, edited 1 time in total.
- Smile-LiKe-SuN-RiSE
- SomaliNet Super

- Posts: 7665
- Joined: Tue Feb 21, 2006 12:52 am
- Location: Jubbaland
Re: Dhaxaltooyadii Ceydiid (Amisom) oo dad xasuuqay
Since when did the late president become a mooryaan
Subxanallah... deeply rooted hatred is not healthy!
Re: Dhaxaltooyadii Ceydiid (Amisom) oo dad xasuuqay
Abdisamad you've CHANGED
Af Weyna is father of atheism, this is the guy who tried to change the Quran and killed 10 shiekh who protested about his KUFR actions.
Allah will question you about your verbal support of the last Somali Tagoot.
Afweyna is similar to Gadafi, Sadam Hussein and Abdullah Nasir of Egypt

- AbdiWahab252
- SomaliNet Super

- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Dhaxaltooyadii Ceydiid (Amisom) oo dad xasuuqay
Abdisamad is a hypocrite but so are all Jebertis.
- abdisamad3
- SomaliNet Super

- Posts: 12628
- Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
- Location: Kismayo
Re: Dhaxaltooyadii Ceydiid (Amisom) oo dad xasuuqay
and look what have become of the somali nation after he left..Hussein53 wrote:Abdisamad you've CHANGED
Af Weyna is father of atheism, this is the guy who tried to change the Quran and killed 10 shiekh who protested about his KUFR actions.
Allah will question you about your verbal support of the last Somali Tagoot.
Afweyna is similar to Gadafi, Sadam Hussein and Abdullah Nasir of Egypt
btw i disagree with you on the issue of him being atheist...
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 401 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 0 Replies
- 364 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 35 Replies
- 4170 Views
-
Last post by eliteSomali
-
- 14 Replies
- 1107 Views
-
Last post by Jeffrey Dahmer
-
- 0 Replies
- 339 Views
-
Last post by Air Canada
-
- 10 Replies
- 1528 Views
-
Last post by incognito1
-
- 15 Replies
- 817 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 4 Replies
- 358 Views
-
Last post by Dr.Galbeyte.
-
- 0 Replies
- 212 Views
-
Last post by Harti55
-
- 37 Replies
- 1932 Views
-
Last post by gobdoon