Shabaabka Baardheere oo amray dadka iyo gadiidka
Maleeshiyada Al Shabaab ee magaalada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa ku amray dadka iyo gaadiidkaba inaysan u safri karin degmooyinka Luuq, Beled Xaawo iyo Ceelwaaq oo ka wada tirsan gobolka Gedo.
Horjooge ka tirsan Al Shabaab oo lagu magacaabo Saciid Yuusuf Maxamuud, ayaa shacabka iyo gaadiidleyda ugu hanjabay inay tallaabo ka qaadi doonaan qofkii ay arkaan isagoo u safraya deegaannada waqooyiga ee gobolka Gedo oo dhowaan ay kala wareegeen ciidamada dowladda KMG ee Soomaaliya iyo kuwa Ahlu Sunna iyo dhinaca xadka Kenya.
Waa amarkii ugu adkaa ee la dul dhigo dadka ku nool Baardheere, iyadoo qeybaha kala duwan ee bulshada ay walaac ka muujiyeen amarkaasi, oo ay ku tilmaameen inuu yahay mid ciriiri ku ah noloshooda, sida ay Bar-kulan u sheegeen qaar ka tirsan ganacsatada magaaladaasi.
Dhinaca kale, warar laga helayo ilo ka ag dhow Al Shabaab, ayaa sheegaya in ay maleeshiyadu miinooyin ku aaseen dhammaan waddooyinka xiriiriya deegaannada gobolka Gedo.
Shiskab: Rer Bardera cant go to Beled Hawo Elwak and Luq
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- CoolPoisons
- SomaliNet Super

- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
- Archerr
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1242
- Joined: Fri Feb 25, 2011 2:51 pm
- Location: I think you are standing under me If you don't under-stand me.
Re: Shiskab: Rer Bardera cant go to Beled Hawo Elwak and Luq
Where is your source? GedoOnline?
- CoolPoisons
- SomaliNet Super

- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
-
grandpakhalif
- SomaliNet Super

- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Shiskab: Rer Bardera cant go to Beled Hawo Elwak and Luq
Moryan Poison, if this is true, its a simple security measure done to prevent any spies or enemies from entering darul islam.
- XimanJaale
- SomaliNet Super

- Posts: 12577
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
Re: Shiskab: Rer Bardera cant go to Beled Hawo Elwak and Luq
These al-shabaab motha fuckers are going over the top, why are they planting mines in between vital roads that connects all the districts in Gedo?
I can't wait for al-shabaab to be destroyed in southern Gedo,
alhamdulilah reer waqooyi gedo are living in peace, harmony and are not scared, reer koonfuur gedo will insha'allah be free
I can't wait for al-shabaab to be destroyed in southern Gedo,
alhamdulilah reer waqooyi gedo are living in peace, harmony and are not scared, reer koonfuur gedo will insha'allah be free
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 676 Views
-
Last post by mudugawi
-
- 6 Replies
- 727 Views
-
Last post by XimanJaale
-
- 3 Replies
- 766 Views
-
Last post by Garbo_Gedo
-
- 12 Replies
- 1213 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 4 Replies
- 797 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 3 Replies
- 750 Views
-
Last post by Garbo_Gedo
-
- 42 Replies
- 3105 Views
-
Last post by James Dahl
-
- 2 Replies
- 594 Views
-
Last post by AwRastaale
-
- 17 Replies
- 1437 Views
-
Last post by abdisamad3
-
- 5 Replies
- 770 Views
-
Last post by ArcadeFire