Page 1 of 1

Ciidamada Itoobiyaanka oo kufsi kula kacay hooyoreer Gedood

Posted: Fri Mar 25, 2011 1:44 am
by GGJ
Geedweyne,Gedo (Saadaal Media) Ciidamada Ethiopia ee ku sugan deegaanka Geedweyne ee u dhexeeya magaalooyinka Luuq Ganaane iyo Doolow Somaaliya ee gobolka Gedo ayaa kufsi u gesytay haween Somali ah oo la sheegay inay ahaayeen xoolo dhaqato miyiga ku noolaa xili la sheegay inay ku guda jireen raacashada xoolahooda.

http://saadaal.com/index.php?option=com ... &Itemid=18


Haweenkan la Kufsaday oo ay ku jirto haweenay uur lahayd sida uu saxaafada u sheegay seygeedii oo diidey in magaciisa la shaaciyo ayaa tilmaamay inay ciidamada Ethiopia u gesyteen Labo haween ah oo ay ku jirto xaaskiisu kufsi xun oo ay dhibaato kasoo gaartay haweenkii la kufsaday islamarkaana aysan jirin cid wax ka qabatay ilaa iminka.

Sidoo kale deegaanka Geedweyne oo u dhexeeya degmada Dooloow Somaaliya iyo degmada Luuq Ganaane ayaa ciidamadan Itoobiyaanku ee la sheegay inay kufsiga gesyteen ay ahaayeen ciidamadii kaabayay kuwa dowlada KMG ah Somalia ee dhowaan la wareegay gacan ku haynta degmooyinka Beledxaawo iyo luuq oo ay hore gacanta ugu hayeen xarakada alshabaab.

Seyga haweenayda uurka lahayd ee la kufsaday oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in xaaskiisa oo uurkedu ahaa Shan bilood ay iminka la il daran tahay xanuun kasoo gaaray kufsigii islamarkaana carabka ku dhuftay in ilamaha uurka ku jiraana uusan lahayn wax dhaq dhaqaaq ah .

Ma jiraan wax war ah oo kasoo baxaya masuuliyiinta dowlada KMG ah eek u sugan gobolka Gedo oo wax ka yiri kufsiga loo gesytay haweenkan islamarkaana ay fara xumeeyeen ciidamaada Ethiopia eek u sugan deegaanada Gobolka gedo


Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

kufsi_ciidan_march2011 Download


http://saadaal.com/index.php?option=com ... &Itemid=18


Waxaa barnaamijkaan soo diyaariyay islamarkaana nasoo gaarsiiyay wariye Yassiin Maxamed Cali (Faytin ) Muqdisho Somalia



Saadaalnews@gmail.com

Re: Ciidamada Itoobiyaanka oo kufsi kula kacay hooyoreer Ged

Posted: Fri Mar 25, 2011 1:59 am
by CoolPoisons
Shiskabab supporters ceeb ma leh

been abuur iyo balaayo aan jirin ayee meel kasta so geliyaan

Warya, Ur time's over

Re: Ciidamada Itoobiyaanka oo kufsi kula kacay hooyoreer Ged

Posted: Fri Mar 25, 2011 2:04 am
by new-york24
Somalida damiirki baa ka tagay,lakiin wali rag baa nool oo tigreega xabad sanka ka galiya :up:
Image

Re: Ciidamada Itoobiyaanka oo kufsi kula kacay hooyoreer Ged

Posted: Fri Mar 25, 2011 3:48 am
by Archerr
al shabaab propaganda. take that sh!t back to abuu mansuur because no one is buying it. and fvck propaganda. if propaganda would make a difference on the ground then baqhdad bob would still be the information minister of Iraq.