Balad Xaawo: (Sh. M. Network) Odayaal iyo waxgarad ka soo jeeda degmada Balad Xaawo ee gobolak Gedo ayaa cambaareeyay dilal qorsheysan oo ay sheegeen in ciidamo ka tirsan Ahlu Sunna Waljamaaca ay u geysteen deegaano ka tirsan gobolka Gedo.
Odayaashaani iyo waxgaradkaani ka soo jeeda degmada Balad Xaawo ee gobolka Gedo oo Shabelle la soo xariiray islamarkaana diiday in magacyadooda la adeegsado ayaa cabasho ka muujiyay dilal maalmihii u dambeeyay ka soo cusboonaaday degmada Balad Xaawo.
Waxa ay sheegeen odayaashaani in ciidamada Ahlu Sunna ee gacanta ku haya degmada Balad Xaawo ay bilaabeen dilal qorsheysan oo ay u geysanayaan dadka shacabka ah uu kusugan degmadaasi, iyagoo sidoo kale sheegay in siyaabo kala duwan saacadihii la soo dhaafay degmadaasi loogu dilay labo ruux oo mid ka mid ah uu 14 jir ahaa.
Odayaasha ayaa sheegay in loo baahanyahay in si deg deg ah wax looga qabto falalkaasi ay geysanayaan ciidamada Culumaa’udiinka ahlu Sunna Waljamaaca maadaama sida ay sheegeen intii halkaasi ay maamulayeen Al Shabaab aysan ka dhici jirin dilalkaasi.
Horay ayaa saraakiisha ciidamada dowladda iyo kuwa Ahlu Sunna Waljamaaca waxaa ay wacad ugu mareen in ay beegsan doonaan cida ay u arkaan in ay xariir dhow la leeyihiin xarakada Mujaahdiiinta Al Shabaab.
Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.
NALA SOO XARIIR webmaster@shabelle.net
Odayaasha gobolka Gedo oo cambeeray dilal ay geysteen Ahlu S
Moderators: Moderators, Junior Moderators
-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
- Archerr
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1242
- Joined: Fri Feb 25, 2011 2:51 pm
- Location: I think you are standing under me If you don't under-stand me.
Re: Odayaasha gobolka Gedo oo cambeeray dilal ay geysteen Ah
Half the city fled Beled Xaawo again this morning because of this exact reason. The suufis are basically detaining and possibly handing over to Ethiopia anyone they remote suspect of even support or to have support Dhalinyarada in the past. On the other hand Al Shabab's blockade of northern Gedo towns and cities to weaken the TFG militias is recking havoc on the populations of those towns who have already suffered enough instead of the TFG or Ahlu Subag Wal Dufan moryaan group.Waxa ay sheegeen odayaashaani in ciidamada Ahlu Sunna ee gacanta ku haya degmada Balad Xaawo ay bilaabeen dilal qorsheysan oo ay u geysanayaan dadka shacabka ah uu kusugan degmadaasi, iyagoo sidoo kale sheegay in siyaabo kala duwan saacadihii la soo dhaafay degmadaasi loogu dilay labo ruux oo mid ka mid ah uu 14 jir ahaa.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Odayaasha gobolka Gedo oo cambeeray dilal ay geysteen Ah
Xarakat al shababuul mujahideen need to cut off aid to the enemy. Its a matter of principle in every war to cut off supply roots. The public were already warned.Archerr wrote:Half the city fled Beled Xaawo again this morning because of this exact reason. The suufis are basically detaining and possibly handing over to Ethiopia anyone they remote suspect of even support or to have support Dhalinyarada in the past. On the other hand Al Shabab's blockade of northern Gedo towns and cities to weaken the TFG militias is recking havoc on the populations of those towns who have already suffered enough instead of the TFG or Ahlu Subag Wal Dufan moryaan group.Waxa ay sheegeen odayaashaani in ciidamada Ahlu Sunna ee gacanta ku haya degmada Balad Xaawo ay bilaabeen dilal qorsheysan oo ay u geysanayaan dadka shacabka ah uu kusugan degmadaasi, iyagoo sidoo kale sheegay in siyaabo kala duwan saacadihii la soo dhaafay degmadaasi loogu dilay labo ruux oo mid ka mid ah uu 14 jir ahaa.
Re: Odayaasha gobolka Gedo oo cambeeray dilal ay geysteen Ah
Archerr wrote:Half the city fled Beled Xaawo again this morning because of this exact reason. The suufis are basically detaining and possibly handing over to Ethiopia anyone they remote suspect of even support or to have support Dhalinyarada in the past. On the other hand Al Shabab's blockade of northern Gedo towns and cities to weaken the TFG militias is recking havoc on the populations of those towns who have already suffered enough instead of the TFG or Ahlu Subag Wal Dufan moryaan group.Waxa ay sheegeen odayaashaani in ciidamada Ahlu Sunna ee gacanta ku haya degmada Balad Xaawo ay bilaabeen dilal qorsheysan oo ay u geysanayaan dadka shacabka ah uu kusugan degmadaasi, iyagoo sidoo kale sheegay in siyaabo kala duwan saacadihii la soo dhaafay degmadaasi loogu dilay labo ruux oo mid ka mid ah uu 14 jir ahaa.
The classic case of being stuck between a rock and a hardplace.
- Archerr
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1242
- Joined: Fri Feb 25, 2011 2:51 pm
- Location: I think you are standing under me If you don't under-stand me.
Re: Odayaasha gobolka Gedo oo cambeeray dilal ay geysteen Ah
True saaxib. I am glad Odayaasha are finally speaking out about this.
grandpa, i will contact canadian child services to take you away. you have been neglected for far too long.
grandpa, i will contact canadian child services to take you away. you have been neglected for far too long.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Odayaasha gobolka Gedo oo cambeeray dilal ay geysteen Ah
What an emotional guy 

Re: Odayaasha gobolka Gedo oo cambeeray dilal ay geysteen Ah
Archerr wrote:True saaxib. I am glad Odayaasha are finally speaking out about this.
grandpa, i will contact canadian child services to take you away. you have been neglected for far too long.
The thing is speak out all You want but what are You gonna do when there is no alternative? Btw, Odayaasha Marexaan from what I hear they really lost control of the dhalanyaro or even the leadership of the tribe. All the youth in Gedo today are armed gun for hires fighting literily all over Somalia from Xamar to Doolow to Dhoobley to Baydhabo.
Btw the Canadian Social Services are looking forward to Your call

-
- SomaliNet Super
- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: Odayaasha gobolka Gedo oo cambeeray dilal ay geysteen Ah
Murax wrote:Archerr wrote: grandpa, i will contact canadian child services to take you away. you have been neglected for far too long.
Btw the Canadian Social Services are looking forward to Your call





-
- SomaliNet Super
- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: Odayaasha gobolka Gedo oo cambeeray dilal ay geysteen Ah
Welcome to club cagdheerMurax wrote:
The thing is speak out all You want but what are You gonna do when there is no alternative? Btw, Odayaasha Marexaan from what I hear they really lost control of the dhalanyaro or even the leadership of the tribe. All the youth in Gedo today are armed gun for hires fighting literily all over Somalia from Xamar to Doolow to Dhoobley to Baydhabo.

Thats the reason I stopped supporting any group. Just wait for the outcome.
As I said Jubaland state is not feasible and people need to embrace reality.
The rate of poverty is so high that the snitching industry in Somalia is booming. I mean its gone another level of snitches snitching on snitches and there is money on the table that drives people crazy.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 524 Views
-
Last post by CoolPoisoninthisbijj
-
- 2 Replies
- 665 Views
-
Last post by Ugaas Diini
-
- 4 Replies
- 1083 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 0 Replies
- 312 Views
-
Last post by sheekh-Farax-zero
-
- 2 Replies
- 8219 Views
-
Last post by GuleedWarsame
-
- 0 Replies
- 328 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 2 Replies
- 360 Views
-
Last post by Babygirl-
-
- 0 Replies
- 333 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 23 Replies
- 1353 Views
-
Last post by original dervish
-
- 0 Replies
- 610 Views
-
Last post by FBISOMALIA