Somali prime minister has appointed SomaliAmerican From Ohio

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

pmfaraajo
Posts: 231
Joined: Wed Mar 02, 2011 5:21 pm

Somali prime minister has appointed SomaliAmerican From Ohio

Post by pmfaraajo »

Somali prime minister has appointed Major General abduladir Sheakh ali Dini as the Commander somali Army force . G/le sare Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini loo magacaabo taliyaha xoogga dalka Soomaaliyeed

Image

Somali prime minister has appointed Major General abduladir Sheakh ali Dini as the Commander somali Army force . G/le sare Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini loo magacaabo taliyaha xoogga dalka Soomaaliyeed

-saxaafadeed shirka golaha Wasiirada


Muqdisho, March, 29.03.2011-------------Waxaa maanta shir aan caadi aheyn isugu yimid golaha wasiirada ee xukuumada Federaalka iyadoo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) shirkaasi waxaa loo qeybiyay Ajanede ku saabsanaa magacaabida taliyeyaasha xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuxigeenka taliyaha Booliska Soomaaliyeed.

Ra’iisul Wasaaraha wuxuu golaha u sheegay in magacaabida taliyeyaashan ay muhiimad weyn u leedahay fulinta howlaha amniga qaranka sidaasi daraadeed wuxuu ka codsaday wasiirka gaashaandhigga ahna Ra’iisul wasaare kuxigeenka Mudane C/xakiin Maxamed Fiqi inuu golaha u soo jeediyo hindisihiisa ku saabsan magacaabida taliyaha xoogga dalka.



Wasiirka gaashaandhigga oo ka hadlayay taliyaha cusub ee xoogga dalka wuxuu sheegay inuu u soo jeedinayo golaha in G/le sare Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini loo magacaabo taliyaha xoogga dalka Soomaaliyeed, isagoo sheegay in G/le sare C/qaadir Sh. Diini uu yahay sarkaal waaya aragnimo dheer u leh maamulka xoogga dalka wuxuuna soo qaaday wasiirku isagoo ka hadlayay taariikh nololeedkiisa inuu noqday taliye kuxigeenkii xoogga dalka mudadii u dhaxeysay 1987-1989, sidoo kale wuxuu soo noqday taliye ka ahaa dugsigii tababarka ciidanka ee Bali-doogle 1982-1985, 1979-1980, wuxuu noqday taliyaha Booliska/ Millateriga (Police force), haatana wuxuu ahaa La-taliyaha arrimaha ammaanka ee xukuumada federaalka KMG ah ee Soomaaliyeed, iyo caalamka.

Heerkiisa waxbarashada.

1989-1990 Us army Carlisle, PA U.S.A.

1986-1987 Us army Command and General Staff College, PA, U.S.A

1986 Us army John F. Kennedy Special Warfare Center and School, Fort Bragg, NC U.S

1972-1974 Military Academy, Odessa, Ukraine

Luqdaha uu ku hadlo

1. Somali

2. English

3. Arabic

4. Russian

Warbixinta Wasiirka gaashaandhiga uu ku tilmaamay waaya-aragnimada shaqo iyo heerkiisa waxbarashada ee taliyaha cusub kadib, Ra’iisul Wasaaraha Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo wuxuu golaha u jeediyay in cod loo qaado magacaabida taliyaha xoogga si loo ansixiyo.

Dhamaan Golaha wasiirada waxay isku raaceen in G/le sare C/qaadir Sheekh Cali Diini uu noqdo taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, kolkaa kadib Ra’iisul Wasaaruhu wuxuu golaha u soo jeediyay in Booliska Soomaaliyeed loo magacaabo taliye cusub iyo kuxigeenkiisa wuxuuna ka codsaday Wasiirka Arrimaha gudaha iyo amniga Qaranka Mudane Cabdishakuur Sh. Xasan Faarax inuu golaha u faah faahiyo hindisihiisa ku aadan taliyaha cusub waaya-ragnimadiisa shaqo iyo heerkiisa waxbarashadada

Wasiirku wuxuu golaha u sheegay in G/le sare Dr. Shariif Sheekhunaa Maye uu soo jeedinayo inuu noqdo taliyaha Booliska Soomaaliyeed kuxigeenkiisana uu noqdo G/le sare C/xakiin Daahir Saciid Xaashi.

Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga Qaranka oo ka hadlayay G/le sare Dr. Shariif wuxuu sheegay inuu yahay jaamici dhanka sharciga, waxna ku bartay jaamacadda ummadda Soomaaliyeed.

1970 ayuu ku biiray tababar dembi barista una tegay dalka Talyaaniga (Aplicazione die Carabinieri)

1985-1987 Studied af Financial Law in Rome (Italy) at Scuola Applicazione dei Scuola Superiore della Plizia Tributaria (Ciidanka illaalinta canshuuraha)

1980 waxaa loo magacaabay kuxigeenka xeer illaaliyaha guud ee Maxkamadii Badbaadada Qaranka

1981-1983 wuxuu noqday guddoomiyaha maxkamada badbaadada Qaranka ee gobolada Galbeed ee Soomaaliyeed

2001- wuxuu xubin ka noqday baarlamaankii dowladdii TNG Carte

Luqdaha uu ku hadlo

1. Somali

2. Italian

3. Swedish

4. Swahili

5. English

Warbixinta wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga Qaranka ee ku aadaneyn waaya-aragnimada iyo heerka waxbarasho ee taliyaha Booliska Soomaaliyeed Dr. Shariif Sheekhuna iyo kuxigeenkiisa C/xakiin Daahir Saciid kadib, Ra’iisul Wasaaraha Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo wuxuu golaha u jeediyay in cod loo qaado taliyaha Booliska iyo kuxigeenkiisa.

Dhamaan golaha Wasiiradu waxay isku raaceen magacaabida taliyaha Booliska ee cusub Mudane Dr. Shariif Sheekhuna Maye iyo kuxigeenkiisa mudane C/xakiin Daahir Saciid (Saacid).

Xafiiska afhayeenka Xukuumada

Mudane Cabdi Xaaji Gobdon

media@opm.gov.so

Garad Salad Hersi

Press Officer office of the Prime Minister

Mobile: +252-615536608

+252-6-2536608

Mogadishu, Somalia


Somali -American Major General abduladir Sheakh ali Dini with Somali -American Prime Minister Mohamed Abdullahi-Farmaajo



Major General abduladir Sheakh ali Dini
Brief Summary of Background
1989-1990 Us army Carlisle, PA U.S.A.
1986-1987 Us army Command and General Staff College, PA, U.S.A
1986 Us army John F. Kennedy Special Warfare Center and School, Fort Bragg, NC U.S
1972-1974 Military Academy, Odessa, Ukraine
can speak at least 4 foreign languages. .

1. Italian


2. Swedish

3. Swahili

4. English


Posted by Terror Free Somalia Foundation

via ahmad guray The Insider.
Last edited by pmfaraajo on Tue Mar 29, 2011 12:56 pm, edited 1 time in total.
pmfaraajo
Posts: 231
Joined: Wed Mar 02, 2011 5:21 pm

Re: Somali prime minister has appointed SomaliAmerican From

Post by pmfaraajo »

: Here We Come :som: :som: :up: :up: ka naxoow nafta waaa.. rageedii baa yimid . ka hor wareeg
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12577
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Re: Somali prime minister has appointed SomaliAmerican From

Post by XimanJaale »

Mashallah. I see the elite wadani people are back. Guul. General Abdikadir Sheik Ali Diini waa niin wadani ah he did so much during Kacaan days.
pmfaraajo
Posts: 231
Joined: Wed Mar 02, 2011 5:21 pm

Re: Somali prime minister has appointed SomaliAmerican From

Post by pmfaraajo »

XimanJaale wrote:Mashallah. I see the elite wadani people are back. Guul. General Abdikadir Sheik Ali Diini waa niin wadani ah he did so much during Kacaan days.
:up: :up: :som: :som:
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Somali prime minister has appointed SomaliAmerican From

Post by SahanGalbeed »

This whole sh.it called Somalia is rotten to the chore. Whether it is a majeerten prime minister naming a majeerten commander gaining by there the support of half of the daarood then a mareexan prime minister appointing a fellow clansman ... it is the SYSTEM that is @#!*% up not who's ever given the chance to run it you stupid dooros , don't you get it by now ?
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Somali prime minister has appointed SomaliAmerican From

Post by zingii »

piss off dowlad diid.
User avatar
abdalla11
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8228
Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one

Re: Somali prime minister has appointed SomaliAmerican From

Post by abdalla11 »

:up: He should karbaash hu :o tu
User avatar
Archerr
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1242
Joined: Fri Feb 25, 2011 2:51 pm
Location: I think you are standing under me If you don't under-stand me.

Re: Somali prime minister has appointed SomaliAmerican From

Post by Archerr »

zingii wrote:piss off dowlad diid.
:lol: :lol:

XimanJaalle, I have met this guy back in 1996 in Northern Virginia. I was a kid then but I do remember him coming over to our house several times. Anyway what were this man's qualifications to be chosen the lead the TFG forces?
User avatar
LiquidHYDROGEN
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14522
Joined: Fri Mar 16, 2007 10:48 am
Location: Back home in Old Kush

Re: Somali prime minister has appointed SomaliAmerican From

Post by LiquidHYDROGEN »

zingii wrote:piss off dowlad diid.
Do you even have a dowlad to reject? :lol: Might as well reject father christmas or the boogie-man. :lol:
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12577
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Re: Somali prime minister has appointed SomaliAmerican From

Post by XimanJaale »

abdalla11 wrote::up: He should karbaash hu :o tu
He ain't a moryaan, he has respect for humanity and is wadani man. Farmaajo never picked him for being reer dalal or for him to kill Hawiye, he picked him so that he returns Somalia back into the glory year's.
User avatar
Kukri
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6571
Joined: Thu Oct 02, 2008 8:21 am
Location: Jigjiga

Re: Somali prime minister has appointed SomaliAmerican From

Post by Kukri »

bisinkey had iyo jeer iloowban thats why waxba ugu hir galilaayihin... :lol:
User avatar
TheblueNwhite
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11301
Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
Contact:

Re: Somali prime minister has appointed SomaliAmerican From

Post by TheblueNwhite »

pmfaraajo wrote:: Here We Come :som: :som: :up: :up: ka naxoow nafta waaa.. rageedii baa yimid . ka hor wareeg
:up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up:
:som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som:
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12577
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Re: Somali prime minister has appointed SomaliAmerican From

Post by XimanJaale »

Archerr wrote:
zingii wrote:piss off dowlad diid.
:lol: :lol:

XimanJaalle, I have met this guy back in 1996 in Northern Virginia. I was a kid then but I do remember him coming over to our house several times. Anyway what were this man's qualifications to be chosen the lead the TFG forces?
:? Why u quoting me under Zingi?? Anyhow...yes Abdiqadir Sheik Ali Diini has experience and has huge qualification. May allah help him with his huge task amiin.
User avatar
TheblueNwhite
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11301
Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
Contact:

Re: Somali prime minister has appointed SomaliAmerican From

Post by TheblueNwhite »

abdalla11 wrote::up: He should karbaash hu :o tu
Patriot's boyfriend, if he should karbaash anyone, it will be you two faggots. No faggots allowed in Somalia. :up: :up: :up:
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Somali prime minister has appointed SomaliAmerican From

Post by Cali_Gaab »

And the cycle never ends :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”