SHEIKH TO BE RELOCATED FROM YEMEN
Moderator: Moderators
- Cali_Gaab
- SomaliNet Super
- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
SHEIKH TO BE RELOCATED FROM YEMEN
Somebody help him pack his bags and insulin.
Madaxwaynihii Hore Ee Soomaaliya C/laahi Yuusuf ayaa Qorshaysanaya in uu iskaga Guuro Dalka Yemen
29/03/11-Yemen-(Sanca) Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Cabdullahi Yusuf Axmed oo ku noolaa dhulka Yeman tan iyo sidii uu uga tagay xilka Madaxweynenimo, ayaa la sheegayaa inuu haatan ku tala jiro inuu wadaankaas isaga baxo, sababo la xiriira rabshadaha ka taagan wadaanka, iyo kacdoomada looga soo horjeedo Madaxweynaha Dalkaas Cali Cabdalla Saalax.
Waxaa sii xoogaystay kacdoonkaas, iyadoo la filayo in dhowaan xilka laga tuuro Cali Cabdalla Saalax oo ay saxiibo hoose yihiin Mudane Cabdullahi Yusuf Axmed oo ku nool meel aan saas uga fogeen qasriga madaxtooyada Yemen.
Madaxweyne Cabdullahi Yusuf oo iska xanuunsanaa waayahan danbe ayaa ku noolaanshaha dalka Yeman u doortay arimo ay ka mid yihiin in Soomaaliya iyo Yeman isku Cimilo yihiin iyo inuu isaga soo fogaaday dhibaatada ka socota Soomaaliya si aan loo oran Oday Cabdullahi ayaa wax ka Maleegaya.
Dad qaraabo la ah ayaa ku howlan sidii Madaxweynaha looga soo rari lahaa wadankaas oo meel kale loogu wareejinlahaa, waxaanse wali la isku raacin halka uu dagi lahaa.
Dalal kala duwan ayaa la isku soo hadal qaaday oo ay ka mid yihiin emaaraatka iyo Sacuudiga, waxaase jira kuwo ku adkaysanaya in Madaxweynaha London loo wareeji madaama uu inta badan u yimaado dhaqtar baara dhowrkii bilood mar.
Waxaase jira warar sheegaya in Madaxweynaha ku adkeysanayo inuu Yemen ku sii noolaado, uusanna dhib u arag isbedelka siyaasadeed ee la filayo inuu yemen ka dhaco, asagoo ku tilmaamay xukuumada Yeman mid walaaltinimo leh oo aan hoojin doonin.
Dhinaca kale wuxuu walaac ka muujiyay hadii wadanka Dagaal ahli ah ka dhaco in xaaladu ay qatar gali karto, markaasna lagama maarmaan tahay in meel nabdoon uu dego oo uu ku cibaadaysto inta noolashiisa uga hartay.
Madaxweynaha Soomaaliya waxaan Alle uga baryaynaa inuu Xaaladiisa caafimaad wanaajiyo, Allana u dambi dhaafo oo waxkasta oo xun ka ilaaliyo.

Last edited by Cali_Gaab on Tue Mar 29, 2011 6:51 pm, edited 1 time in total.
- Monk-of-Mogadishu
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4962
- Joined: Mon Oct 08, 2007 1:06 pm
- Location: The thought of gemini07 and her family getting rich sends chills down my spine
Re: WARLORD TO BE RELOCATED FROM YEMEN
I think a more necessary development should be "Warlord to be Renamed from Vaginal Reference" - Siilanyo is really in need of some change.
- ZubeirAwal
- SomaliNet Super
- Posts: 15174
- Joined: Sat Mar 19, 2011 1:05 pm
- Location: No one feels safe from hypocrisy except the hypocrite.
Re: WARLORD TO BE RELOCATED FROM YEMEN
You can't compare Siilaanyo with Abdulahi yusuf bin sri lanka, this is the guy who brought amxar into mogadishu,be a man and accept that one of your kind is responsible for inviting the biggest enemy of somalis.Monk-of-Mogadishu wrote:I think a more necessary development should be "Warlord to be Renamed from Vaginal Reference" - Siilanyo is really in need of some change.
- Cali_Gaab
- SomaliNet Super
- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: WARLORD TO BE RELOCATED FROM YEMEN
Go get his weelchair my friend. 

- Voltage
- SomaliNet Super
- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: WARLORD TO BE RELOCATED FROM YEMEN
Odeygaan waayeelka maad iska dhaaftiin. What is the point of carrying grudges against a helpless old man?
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: WARLORD TO BE RELOCATED FROM YEMEN
Monk-of-Mogadishu wrote:I think a more necessary development should be "Warlord to be Renamed from Vaginal Reference" - Siilanyo is really in need of some change.

- Cali_Gaab
- SomaliNet Super
- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: WARLORD TO BE RELOCATED FROM YEMEN
Ok, I have edited the title of this topic for you.Voltage wrote:Odeygaan waayeelka maad iska dhaaftiin. What is the point of carrying grudges against a helpless old man?
- Coeus
- SomaliNet Super
- Posts: 11709
- Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
- Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region
Re: WARLORD TO BE RELOCATED FROM YEMEN
Fuck the basterds that is trying to sugarcoat the things this old prick has done. Some of the users here are probably letting it slide because they have this "daroodnimo" and shit.
This filthy pig was responsible for the massacre the Xabashi tigray bastards commited in Somalia, and the ones who even f-king dare to play it off as a "tiny misstake" are qabilists pigs hiding behind the Somali flag and unity ONLY when somebody of their clan is in charge.
This old man deserves death and no f-king less.
This filthy pig was responsible for the massacre the Xabashi tigray bastards commited in Somalia, and the ones who even f-king dare to play it off as a "tiny misstake" are qabilists pigs hiding behind the Somali flag and unity ONLY when somebody of their clan is in charge.
This old man deserves death and no f-king less.

- Cali_Gaab
- SomaliNet Super
- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: WARLORD TO BE RELOCATED FROM YEMEN
Calm down my darood friend.Coeus wrote:Fuck the basterds that is trying to sugarcoat the things this old prick has done. Some of the users here are probably letting it slide because they have this "daroodnimo" and shit.
This filthy pig was responsible for the massacre the Xabashi tigray bastards commited in Somalia, and the ones who even f-king dare to play it off as a "tiny misstake" are qabilists pigs hiding behind the Somali flag and unity ONLY when somebody of their clan is in charge.
This old man deserves death and no f-king less.
- ZubeirAwal
- SomaliNet Super
- Posts: 15174
- Joined: Sat Mar 19, 2011 1:05 pm
- Location: No one feels safe from hypocrisy except the hypocrite.
Re: WARLORD TO BE RELOCATED FROM YEMEN
Cali_Gaab wrote:Calm down my darood friend.Coeus wrote:Fuck the basterds that is trying to sugarcoat the things this old prick has done. Some of the users here are probably letting it slide because they have this "daroodnimo" and shit.
This filthy pig was responsible for the massacre the Xabashi tigray bastards commited in Somalia, and the ones who even f-king dare to play it off as a "tiny misstake" are qabilists pigs hiding behind the Somali flag and unity ONLY when somebody of their clan is in charge.
This old man deserves death and no f-king less.

- Coeus
- SomaliNet Super
- Posts: 11709
- Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
- Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region
Re: WARLORD TO BE RELOCATED FROM YEMEN
Im Somali and do not go by clan. Secondly i Hail from the Isaaq clan by the way. Seccecionists never get things right.Cali_Gaab wrote:Calm down my darood friend.Coeus wrote:Fuck the basterds that is trying to sugarcoat the things this old prick has done. Some of the users here are probably letting it slide because they have this "daroodnimo" and shit.
This filthy pig was responsible for the massacre the Xabashi tigray bastards commited in Somalia, and the ones who even f-king dare to play it off as a "tiny misstake" are qabilists pigs hiding behind the Somali flag and unity ONLY when somebody of their clan is in charge.
This old man deserves death and no f-king less.
- gemini_snake
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1938
- Joined: Mon Feb 11, 2008 12:12 pm
- Location: staging an intervention @ liban ashkirs house
Re: SHEIKH TO BE RELOCATED FROM YEMEN
i guess someone has a new crush.
- Monk-of-Mogadishu
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4962
- Joined: Mon Oct 08, 2007 1:06 pm
- Location: The thought of gemini07 and her family getting rich sends chills down my spine
Re: SHEIKH TO BE RELOCATED FROM YEMEN
Abdullahi Yusuf has killed more Darood than Isaaq, so why are khat addicts foaming at the mouth, or do you guys take any opportunity to play victims?
I swear you guys make Jews and their holocaust cries tolerable. Jews had 1 Anne Frank, but every Isaaq has an Anne Frank story of their own.
I swear you guys make Jews and their holocaust cries tolerable. Jews had 1 Anne Frank, but every Isaaq has an Anne Frank story of their own.
Re: SHEIKH TO BE RELOCATED FROM YEMEN
Swear to who? Tigre Ismael?Monk-of-Mogadishu wrote:Abdullahi Yusuf has killed more Darood than Isaaq, so why are khat addicts foaming at the mouth, or do you guys take any opportunity to play victims?
I swear you guys make Jews and their holocaust cries tolerable. Jews had 1 Anne Frank, but every Isaaq has an Anne Frank story of their own.
- Cali_Gaab
- SomaliNet Super
- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: SHEIKH TO BE RELOCATED FROM YEMEN
Lol@ he killed more daroods. I couldn't have been more happier. Don't attack the messenger guys.
I'm just Cali-Gaab, the friendly forumer

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 26 Replies
- 273 Views
-
Last post by Xamud.
-
- 1 Replies
- 577 Views
-
Last post by ToughGong
-
- 1 Replies
- 181 Views
-
Last post by R.I.P Kiyan
-
- 3 Replies
- 504 Views
-
Last post by Sophisticate
-
- 12 Replies
- 1183 Views
-
Last post by ciyaal_warta
-
- 10 Replies
- 371 Views
-
Last post by Chinese Racing Pig
-
- 16 Replies
- 1062 Views
-
Last post by Mckuus
-
- 8 Replies
- 762 Views
-
Last post by Adali
-
- 26 Replies
- 1321 Views
-
Last post by noer
-
- 2 Replies
- 857 Views
-
Last post by X.Playa