Qarax Khasaara dhaliyay oo ka dhacay degmada Luuq.

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Qarax Khasaara dhaliyay oo ka dhacay degmada Luuq.

Post by grandpakhalif »

Qarax Khasaara xoogan dhaliyay ayaa maanta ka dhacay degmada Luuq ee wilaayada Gedo oo kamid ah meelaha ay ku suganyihiin Maleeshiyaadka Dabadhilifka ee Kirishtanka Itoobiya soo abaabushay.


Wararka nagasoo gaaraya degmada Luuq ayaa xaqiijinaya in qarax dhawaqiisa laga wada maqlay degmada oo idil uu ka dhacay afaafka hore ee saldhigga Booliska degmada oo xiligaasi ay ku sugnaayeen Ciidamo Murtadiin ah oo Kirishtaanka Itoobiya raacsan.





Goob joogayaal ayaa Warbaahinta u sheegay in qaraxa ugu yaraan uu ku dhintay Hal qof oo katirsanaa Maleeshiyaadka Murtadiinta iyo dhaawac soo gaaray tira kale.




Qaraxa oo loo maleynayo in uu ka dhashay miino dhulka lagu aasay ayaa burbur xoogan ugeystay dhismaha saldhigga iyo waxyeello xoogan oo gaartay gaadiid yiilay goobta ay wax ka dhaceen.



Maleeshiyaadka Murtadiinta iyo ciidamada Kirishtanka Itoobiya ayaa maalmihii lasoo dhaafay dhibaata xoogan ku hayay shacabka Muslimiinta ee ku dhaqan degmadaasi.

Weerar culus oo ay ciidamada Mujaahidiinta wilaayada Islaamiga Gedo dhawaan ku qaadeen degmada Luuq ayaa lagu naafeeyay Maleeshiyaadka Murtadiinta iyo ciidanka Kirishtanka Itoobiya.
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Qarax Khasaara dhaliyay oo ka dhacay degmada Luuq.

Post by The_Patriot »

Grandpa let me advice you one thing

Even though I hate dhabodilifs but I cannot be exploited by someone claimming to establish Sharia in somalia while we dont know of their background.

I mean its more of psychodarama supporting one entity of CIA funded organisation against the other.
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Qarax Khasaara dhaliyay oo ka dhacay degmada Luuq.

Post by grandpakhalif »

Who are your sources? I mean if CNN aka Shaydan's mouthpiece is your source, keep crying CIA :lol:
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Qarax Khasaara dhaliyay oo ka dhacay degmada Luuq.

Post by The_Patriot »

grandpakhalif wrote:Who are your sources? I mean if CNN aka Shaydan's mouthpiece is your source, keep crying CIA :lol:
Granpa did you hack the real granpas password :mrgreen:
User avatar
Archerr
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1242
Joined: Fri Feb 25, 2011 2:51 pm
Location: I think you are standing under me If you don't under-stand me.

Re: Qarax Khasaara dhaliyay oo ka dhacay degmada Luuq.

Post by Archerr »

I wonder if Grandpa knows this kid. They are trapping dumb impressionable Somali kids left and right all over north America.
http://www.torontosun.com/news/torontoa ... 12551.html
Mohamed Hersi, 25, of Toronto, was charged Tuesday with attempting to participate in a terrorist activity as well as counselling someone to participate in the same.
Someone supposedly notified this kids involvement in terror organization. lol It sounds like Somalis are using the paranoid western authorities to get those they dislike for one reason or another in trouble with the law by accusing them of being involved with Al Shabab.
LaPorte said the force’s Integrated National Security Enforcement Team (INSET) have outreach workers that canvas residents in ethnic communities for information
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Qarax Khasaara dhaliyay oo ka dhacay degmada Luuq.

Post by grandpakhalif »

Iska xishood, innagu mardhow ban wadanka ka baxaya :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”