Taleex & Xudun elders support the Somaliland peace proposal

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
juzme123
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1653
Joined: Thu Dec 16, 2010 3:50 pm

Taleex & Xudun elders support the Somaliland peace proposal

Post by juzme123 »

Somaliland : Taleex district elders Support the peace proposal of president Siilaanyo

Waxgaradka Degmada Taleex Oo Sheegtay Inay Si Buuxda Uga Qeyb Qaadanayaan wada hadalada Nabadda
March 25th, 2011

Hargeysa(Somaliland.Org)- Odayaasha iyo waxgaradka degmada Taleex ee gobolka Sool ayaa shir ay ku yeesheen magaaladaasi ka dib waxay soo saareen bayaan ay ku shaaciyeen inay ka qeyb galayaan wada hadalada nabadda ee Madaxweyne Axmed Siilaanyo ugu baaqay waxgaradka gobolka Sool, Buuhoodle iyo Sanaag-bari.

Waxa kale oo ay odayaasha iyo waxgaradka Taleex shirkaasi ka soo saareen baaq qeylo dhaan abaareed ah oo ay xukuumadda Somaliland iyo Ha’yadaha Caalamiga ah ka dalbadeen inay gurmad deg deg ah gaadhsiiso dadka abbaaraysan ee ku dhaqan tuulooyinka degmadaasi.

“Waxgaradka, odayaasha iyo Bulshada degmada Taleex shir ay maalmihii la soo dhaafay ku yeesheen magaaladan waxaanu ka soo saaray laba qodob oo midna la xidhiidho dhinaca Nabadgelyada midna la xidhiidho Abbaaraha ba’an ee ka jira Degmada Taleex iyo Gobolka Soolba,”ayuu yidhi Ismaacii Maxamed Cabdi, oo ka mid ah odayaasha shirkaasi ka qeyb galay.

“Haddii aanu nahay odayaasha iyo waxgaradka Degmada Taleex waxaanu diyaar u nahay inaanu ka qeyb galo baaqa nabadeed ee Madaxweynaha Somaliland soo jeediyay, waxgarad iyo bulshaba waanu isku raacsan nahay inaanu wada hadalada nabadda ka qeyb qaadano,”ayuu yidhi Ismaaciil Maxamed Cabdi, oo maanta u waramayay Laanta Afsoomaaliga ee Idaacada BBC-da.

Ismaaciil Maxamed waxa kale oo uu sheegay inay xukuumadda Somaliland iyo Ha’yadaha caalamiga ahba ka dalbanayaan inay gurmad deg deg ah la soo gaadhaan dadka ay abaaruhu saameeyeen ee ku dhaqan degmada Taleex, oo uu tilmaamay inay ka jirto duruuf adagi.

Waxa kale oo uu intaasi ku daray inaanay wax gurmad ahi soo gaadhin illaa imika dadweynaha abaaruhu saameeyeen ee ku nool tuulooyinka degmada Xudun.

Oday Ismaaciil waxa uu ammaan u soo jeediyay ciidamada qaranka ee fadhigoodu yahay degmdaasi oo uu tilmaamay inay wada shaqayn wanaagsani ka dhaxeyso oo ay dadweynaha taageeraan.

Somaliland xudun district elders support the peace proposal of president Siilaanyo


21 Ka Mid Ah Waxgaradka Degmada Xudun Oo Soo Dhaweeyay Baaqa Nabadeed Ee Madaxweyne Siilaanyo
March 29th, 2011

Xudun (Somaliland.Org)- Cuqaasha iyo nabad doonadda degmada Xudun ee gobolka Sool, ayaan bayaan ay maanta soo saareen waxay ku sheegeen inay taageersan yihiin oo ay ka qeyb galayaan gogosha nabadda iyo baaqii Madaxweynaha Somaliland u soo jeediyay waxgaradka gobolka Sool, Sanaag Bari iyo Buuhoodle.

Bayaankaasi wuxuu u dhignaa sidan “Haddii aanu nahay Cuqaasha iyo odayaasha degmada Xudun ee gobolka Sool, waxaanu leenahay waanu aqbalaye’e ha la tixgeliyo baaqa nabadeed iyo gogosha uu shacbigayaga u fidiyay madaxweynaha Somaliland.

Xukuumadihii Somaliland iskaga dambeeyay oo dhami may furin gogol nabadeed, waxaanu qabnaa inay xukuumadda Somaliland tahay ta kaliya ee baaq nabadeed iyo wada hadal inoogu baaqday hala yeelo.”

Cuqaasha iyo odayaasha saxeexay bayaankaasi waxay ahaayeen:-

1) Chief Caaqil Saleebaan Jaamac Baruur-doon.

2) “ “ Maxamed Aadan Cadde.

3) “ “ Muuse Xasan Falaalug.

4) Samadoon Axmed Yuusuf Aadan.

5) “ Maxamed Nuur Muuse

6) “ Axmed Xirsi Xasan.

7) “ Maxamed Xasan Saleebaan.

8) Oday Jaamac Nuur Cali Bandcadde.

9) “ Cali Faarax Warsame.

10) “ Cali Iid.

11) “ Jaamac Maxamuud.

12) “ Maxmaed Xasan.

13) “ Casbdi Maxamed Xasan.

14) “ Maxamed Jaamac Dhiilood.

15) “ Maxamed Saleebaan Diriri.

16) “ Jaamac Warsame Ismaaciil.

17) “ Maxamed Jaamac.

18) “Askar Aadan Hadhi-waa.

19) “ Saleebaan Cali Cabdi

20) “ Cabdilaahi Maxamed Liibaan.

21) Xuseen Bille Maxamed

Cumar Maxamed Faarax
User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Re: Taleex & Xudun elders support the Somaliland peace propo

Post by KyrieJama »

If Garad Saleeban's name aint on that list it don't mean shit :idea: Odayaashan waxay isleeyihin 100 booyadood oo biya ah iyo lacag ba ka haleysa hadii hata la shiro somaliland cidamada laaska ha laga qaado bay odhanayan :lol: :lol:
User avatar
HooBariiska
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7692
Joined: Thu Apr 08, 2004 7:00 pm
Location: In My Ardaaa - Ballin' & Haasaawin'

Re: Taleex & Xudun elders support the Somaliland peace propo

Post by HooBariiska »

.
Last edited by HooBariiska on Wed Mar 30, 2011 5:35 pm, edited 1 time in total.
User avatar
HooBariiska
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7692
Joined: Thu Apr 08, 2004 7:00 pm
Location: In My Ardaaa - Ballin' & Haasaawin'

Re: Taleex & Xudun elders support the Somaliland peace propo

Post by HooBariiska »

juzme123 wrote:
14) “ Maxamed Jaamac Dhiilood. :lol: :lol: :lol:


18) “Askar Aadan Hadhi-waa. :lol: :lol:
with men with such names, peace is possible
:up: :up: :up: :up:
User avatar
juzme123
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1653
Joined: Thu Dec 16, 2010 3:50 pm

Re: Taleex & Xudun elders support the Somaliland peace propo

Post by juzme123 »

garad13 wrote:If Garad Saleeban's name aint on that list it don't mean shit :idea: Odayaashan waxay isleeyihin 100 booyadood oo biya ah iyo lacag ba ka haleysa hadii hata la shiro somaliland cidamada laaska ha laga qaado bay odhanayan :lol: :lol:
Of course it matters.
User avatar
malakumod
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1699
Joined: Sun Apr 11, 2010 3:45 pm

Re: Taleex & Xudun elders support the Somaliland peace propo

Post by malakumod »

Who cares what unknown koofiyad Baacles nobodies say.
User avatar
Madelina
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 953
Joined: Fri Jan 21, 2011 11:48 am
Location: My country is Somaliland, My Ethnicity is Somali and My Religion is Islam ;-)

Re: Taleex & Xudun elders support the Somaliland peace propo

Post by Madelina »

Is Xudun Dhulbahanto village mise Warsangeli, gosh they're all beginning to sound alike, confused banu ku noqonay!
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Taleex & Xudun elders support the Somaliland peace propo

Post by Babygirl- »

funny people walaahi that website is gonna claim we were hacked and the news is fake soon. :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Nobody supports Shit-Land! :arrow:
User avatar
juzme123
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1653
Joined: Thu Dec 16, 2010 3:50 pm

Re: Taleex & Xudun elders support the Somaliland peace propo

Post by juzme123 »

Madelina wrote:Is Xudun Dhulbahanto village mise Warsangeli, gosh they're all beginning to sound alike, confused banu ku noqonay!
They are both Dhullo.
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Taleex & Xudun elders support the Somaliland peace propo

Post by udun »

Bogus information.

Looks like Eydoors are desperate :lol: :lol:
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: Taleex & Xudun elders support the Somaliland peace propo

Post by FBISOMALIA »

taleex part of puntland and we haven't hear nothing about it :|
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”