Page 1 of 2

Breaking News Ahlu Suna elects chief in Abudwaq

Posted: Thu Mar 31, 2011 6:54 am
by CoolPoisons
He's Marehan :up: :up:

Ku xigeenkisa waa Abgal

Gudoomiyaha Guud ee Ahlusuna oo Caabudwaaq lagu doortay Manta.+ Sawiro

C/Waaq-(GMN) Munaasabad balaaran oo lagu soo bandhigay masuuliyiinta loo doortay hogaaminta maamulka Ahlusuna ayaa maanta ka dhacday Hoteel Shrdoon ee degmada Cabudwaaq waxaana goob joog u’ahaa xubno kamid ahaa 3.dii gole
ee maamulkii Ahlusuna ee lagu doortay Degmada Caabudwaaq dabayaaqadii 2008.dii

Xubnaha ka soo qayb galay munaasabadii maanta ka dhacday Hoteel Shirdoon oo isugu jiry Culimaa’udiin ka tirsan Ahlusuna oo ka kala yimid deegaano ka tirsan Gobolada iyo Degmooyinka dalka iyo Qaybaha kala duwan ee bulshada iyo mamlka degmada Cabudwaaq.

Masuuliyiin ka tirsan Culimaa’udiinka oo ka haldlay goobtaasi ayaa sheegay inay burbureen golayaashii lagu dhisay Caabudwaaq kadib markii lawaayay talo iyo fikir dhexmaray tan iyo waxii ka dameeyay markii
lagu dhawaaqay waxaana ay intaasi ku dareen inay isku dayeen inay adeegsadaan magaca Ahlusuna dad gaara taasi oo keenay in ay isu yimaadaan dhamaan xubnihii horay u dortay golayaashii Ahlusuna
waxaana ay shegen naanay ahayn Ahlusuna.

Waxaa ay sheegeen inay u doorteen hogaaminta maamulka Ahlusuna Sh.ibraahim Sh. Xasan Guureeye si doo kale waxaa loo doortay gudoomiyaha gudiga Golaha Fulinta Sh. Xuseen Maxamed Cosoble iyo Gudoomiya ku
xigeenka koowaad ah madaxa amniga iraad Xaashi Cali gudoomiya ku xigeenka labaad ahna madaxa dhaqaalaha Sh. Axmed Maxamed Shire Gudomiya ku xigeenka sadexaad ahna madaxa arimaha bulshada Sh. C/qaadir ibraahim Cismaan ( Gedo) taliya guud ee ciidamada iyo Abniga Sh. Cali Xasan (Cali Dheere) iyo 9 xubnood oo kamid ah golaha.

Markii lagu dhawaaqay Xubnaha maamulka ayaa waxaa si diiray u soo dhaweyay dhamaan dadkii lagu marti qaaday munaasabada iyo Culmaa’udiinkii soo diyariyay munaasabada maanta ka dhacday Hoteel
Shirdoon.

Gudoomiyaha guud ee Ahlusuna oo hadal ka jeediyay munaasabadii maanta ayaa waxaa uu Alle ka baryay inuu la garab galo xilka adag ee loo saaray guudka waxaana uu sheegay inuu soo bandhigi doono is badal mudo
40 cisho ah isaga oo u mahad celiyay ciidamada guud ee Ahlusuna ee qalabka sida ee ku kala sugan gobolada dalka Soomaliya waxaana ugu baaqay inay labo laaban howlaha ay uhyan umada Somaliyeed ee badbadinta Dadka Diinta iyo Dalka waxaana uu intaa ku daray inuu xiriir la samayn doono dhamaan maamulada ka jira dalka iyo DKMG.

Ugu dambayn waxaa uu sheegay inuu Alle ga baryayo inuu raxmadiisa siiyo geesiyaashii naftooda ku waayay difaacida Diinta Dadka iyo Dalka Soomaaliyeed waxaan u sheegayinuu ka codsanayo dhamaan hay’adaha Samafalka iyo jaaliyadaha Soomaaliyeed inay soo gar gaaraan umada soomaaliyeed ee ku dhibaatooba abaaraha ka jira guud ahaan dalka Soomaaliya.

C/kariin Axmed Bulxan
Caabudwaaq Soomaaliya

Gedoonlinenews@gmail.com

http://gedoonline.com/?p=19026

Re: Breaking News Ahlu Suna elects chief in Abudwaq

Posted: Thu Mar 31, 2011 7:31 am
by XimanJaale
Image

Image

Image

Re: Breaking News Ahlu Suna elects chief in Abudwaq

Posted: Thu Mar 31, 2011 7:48 pm
by Voltage
TFG is Abgal President and Sade Prime Minister and now Ahlu Sunnah is Sade Chairman, and Abgaal Deputy. Is this the new alliance or something?

Sade realizing Abgaal are the permanent representatives in Xamar and Abgaal realizing Sade is the most strategic Darod ally for them? :lol:

Re: Breaking News Ahlu Suna elects chief in Abudwaq

Posted: Thu Mar 31, 2011 8:35 pm
by Archerr
Are there two Ahlu Sunna groups in that region now? One in Guriceel and one in Cabudwaaq? Which one will the Habesha donors work with?

Re: Breaking News Ahlu Suna elects chief in Abudwaq

Posted: Thu Mar 31, 2011 8:48 pm
by Murax
Archerr wrote:Which one will the Habesha donors work with?


I think they'll work with the Hutu one :lol: :lol:

Re: Breaking News Ahlu Suna elects chief in Abudwaq

Posted: Thu Mar 31, 2011 9:25 pm
by Advo
They will both become servants of habashi, the question is which one will out due the other in dabadhalifnimo?

Re: Breaking News Ahlu Suna elects chief in Abudwaq

Posted: Fri Apr 01, 2011 10:52 am
by TheblueNwhite
Murax wrote:
Archerr wrote:Which one will the Habesha donors work with?


I think they'll work with the Hutu one :lol: :lol:
Judging from which group was working with the Habeshi donors in Dooloow, I would say the Marexan ASWJ.

Re: Breaking News Ahlu Suna elects chief in Abudwaq

Posted: Fri Apr 01, 2011 2:50 pm
by qoraxeey
Advo wrote:They will both become servants of habashi, the question is which one will out due the other in dabadhalifnimo?
:up: :up:

Re: Breaking News Ahlu Suna elects chief in Abudwaq

Posted: Sat Apr 02, 2011 3:32 pm
by Garbo_Gedo
This is a good step provided that they won't be serving the interest of others, and they get rid of that hutu out of the board in the long-run.

Re: Breaking News Ahlu Suna elects chief in Abudwaq

Posted: Sat Apr 02, 2011 8:26 pm
by ibrahimcw
coolpoison Shiekh Ibrahim the new leader of Ahlu Suna is Rer Dalal.

Voltage wrote:TFG is Abgal President and Sade Prime Minister and now Ahlu Sunnah is Sade Chairman, and Abgaal Deputy. Is this the new alliance or something?

Sade realizing Abgaal are the permanent representatives in Xamar and Abgaal realizing Sade is the most strategic Darod ally for them? :lol:
i welcome this. but you should know that Sacads, another HG voted for Shiekh Ibrahim and so did other non Abgaals. but ultimately its a great idea, Abgaal-Marehan is new, and i see potential. :up: :som:

Re: Breaking News Ahlu Suna elects chief in Abudwaq

Posted: Mon Apr 04, 2011 11:49 am
by ibrahimcw
actually there is no division in Ahlu Suna, there was just a change of leadership. :up:
Hogaan cusub oo shalay ay doorteen Saraakiisha Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa sheegay inay bilaabayaan xalinta qilaafaad u dhaxeeya Mas’uuliyiinta Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca.

Kadib qilaaf xoogan oo maalmihii dambe ka dhexjiray Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca ee gobolka Galgaduud ayaa Maamul shalay Ahlu Sunna ay ugu dhawaqeen degmadaasi waxaa ay sheegeen inay dhex dhexaadin doonaan Mas’uuliyiinta Ahlu Sunna.

Sheekh Ibraahim Sheekh Xasan (Guureeye) oo ah gudoomiyaha guddigii shalay lagu dhawaaqay ayaa waxaa uu sheegay inay dhex dhexaadin doonaan Culumaa’udiinka Ahlu Sunna islamarkaana waxaa uu tilmaamay in ay is qilaaf saneen ciidamada Ahlu Sunna, waxaana uu intaasi ku daray in Maamulkii hore ee Ahlu Sunna u jiray dhaliilo ku aadan waxqabadkooda.

Sheekh Max’ed Yuusuf Xeefoow oo ahaa gudoomiyaha guddiga fulinta ee Ahlu Sunna hase ahaatee Maamulkii shalay loogu dhawaaqay degmada Caabud-waaq ay sheegeen in guud ahaan xilkii ay ka qaadeen ayaa kol hore waxaa uu sheegay in Ahlu Sunna uusan xiligaan ka dhexjirin qilaaf sida uu hadalka u dhigay.

Macalin Max’uud Sheekh Xasan Faarax oo isna ah gudoomiyaha guud ee Ahlu Sunna ayaa waxaa uu sheegay in xiligaan aan loo baahneyn qilaaf soo kala dhexgala Maamulka Ahlu Sunna xili uu ka hadlay kulan lagu midaynayay golayaasha Ahlu Sunna oo ka dhacay degmada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud.

Sikastaba ha’ahaatee waxaa xiligaan muuqanaya qilaaf xoogan oo kala jibiyay Mamaulkii Ahlu Sunna Waljamaaca ee fadhigiisu ahaa degmada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud kaasi oo sababay in Ahlu Sunna ay u kala jabaan labo garab.

badbaadnet caabduwaq soomaaliya
basically the Ahlu Suna Army is fully functioning and is under the command of the leader Shiekh Ibrahim :up: there is no big issue here as many of you here may think, its just Caabudwaaq taking over leadership from Dhusomareb.

also from now on any support from Ethiopia or TFG will go directly to Caabudwaaq, this is a good sign and i welcome it. :up:

Re: Breaking News Ahlu Suna elects chief in Abudwaq

Posted: Mon Apr 04, 2011 2:27 pm
by Archerr
Do Marehans even share a border with Abgaals? Seriously fvck Alliances if it does not result in complete domination for beesha.

Re: Breaking News Ahlu Suna elects chief in Abudwaq

Posted: Mon Apr 04, 2011 2:39 pm
by The_Patriot
Archerr wrote:Do Marehans even share a border with Abgaals? Seriously fvck Alliances if it does not result in complete domination for beesha.
:up: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
What next the vice president of Jubaland Abgaal :lol: :lol: :lol:

Re: Breaking News Ahlu Suna elects chief in Abudwaq

Posted: Mon Apr 04, 2011 2:54 pm
by Murax
Archerr wrote:Do Marehans even share a border with Abgaals?.


Actually they don't. I was talking to My Grandad one time (Fathers side) and He mentioned that as a kid in Gedo, and to my shock He swore to me that He never heard the name Hawiye until He came to Xamar. The only clans He knew were Ogadeen, Raxanwein, Harti and thats it. To be honest though I don't think this is strange, Somalis really didn't know each other inti Xamar laisku imaanin in the '50s '60s, '70s.

Re: Breaking News Ahlu Suna elects chief in Abudwaq

Posted: Mon Apr 04, 2011 3:06 pm
by The_Patriot
Murax wrote:
Archerr wrote:Do Marehans even share a border with Abgaals?.


Actually they don't. I was talking to My Grandad one time (Fathers side) and He mentioned that as a kid in Gedo, and to my shock He swore to me that He never heard the name Hawiye until He came to Xamar. The only clans He knew were Ogadeen, Raxanwein, Harti and thats it. To be honest though I don't think this is strange, Somalis really didn't know each other inti Xamar laisku imaanin in the '50s '60s, '70s.
The same maybe be said about Abgaal I guess all they have seen is Hawiye and jareer weyn with some reer xamar.

An abgaal has never heard of Darood, Isaq or Raxaweyn. :lol: :lol: :lol: