Page 1 of 1

Deg Deg: The Youth captures Galgaduud completely

Posted: Fri Apr 01, 2011 4:21 am
by AhlulbaytSoldier
Shabaab oo sheegay inay ka faa’idaysanayaan qilaafka Ahlu Sunna

Muqdisho: (Sh. M. Network) Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa sheegay inay wadaan qorshayaal ay kula wareegayaan guud ahaan gobolka Galgaduud, iyagoo tilmaamay in uu burburay Maamulkii guud ee Ahlu Sunna Waljamaaaca.

 

Afhayeenka Ciidamada Al Shabaab Sheekh C/casiis Abuu Muscab oo la hadlay Warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay inay wadaan qorshayaal dagaal oo ka dhan ah Ciidamada Culumaa’udiinka Ahlu  Sunna ee ku sugan gobolka Galagduud ee bartamaha dalka Soomaaliya.

 

Abuu Muscab ayaa waxaa uu sheegay in Maamulka Ahlu Sunna ee gobolka Galgaduud inay burbureen islamarkaana ay noqdeen labo Maamul, waxaana uu carabka ku dhiftay in aritnaasi ay faa’iidu u tahay Xarakada Shabaab goordhowna ay meesha kasaarayaan Ahlu Sunna sida uu hadalka u dhigay.

 

Hadalka Afhayeenka Al Shabaab ayaa waxaa uu imaanayaa xili mudooyinkii dambe qilaaf iyo jahwareer uu soo kala dhexgalay Maamulka Ahlu Sunna Waljamaaca kuwaasi sameeyey Maamulka cusub, iyadoo Shabaabna ay sheegeen inay faa’iido u tahay jahwareerka soo kala dhexgalay  Maamulka Ahlu Sunna.



Dont get panic ppl from waqooyi thi hasnt happened yet. Lakiin the sufis are finished, clannism disunited them. Last reports says all the militia members from c/waaq and xeraale left the defensive positions around guriceel and dhuusomareeb. Once these cities falls, it will be easy to take in others.

Re: Deg Deg: The Youth captures Galgaduud completely

Posted: Fri Apr 01, 2011 9:41 am
by grandpakhalif
this is great news my tribal town will become a land controlled by the mujahideen :clap: