Page 1 of 1

Premier Farmaajo Gives 90 Days Ultimatum to the UN

Posted: Mon Apr 04, 2011 7:17 pm
by ruralboy
Xukuumadda FKMG ah iyadoo ka duuleysa waajibaadka ka saaran shacabkeeda iyo sidii loo xaqiijin lahaa in ummadda Soomaaliyeed la gaarsiiyo adeegyada bulshada sida gar-gaarka bani’aadanimo ayaa waxey go’aamisay in dhammaan hay’adaha Qaramada Midoobey ee ku howlan arrimaha Soomaaliya ay u soo guuraan magaalada Muqdisho muddo 90 maalmood ah gudahooda, si ay u sahlanaato in shacabka Soomaaliyeed loo fidiyo gargaarka ay sida deg-dega ah ugu baahanyihiin.

8-) 8-) 8-) 8-) 8-) 8-) 8-) 8-) 8-)


http://www.jowhar.com/news.php?readmore=714

:down: :up: :down: :up: :down: :up: Whats your take?