Gurmad caafimaad oo kasocda Puntland kaalmooyin sool

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Gurmad caafimaad oo kasocda Puntland kaalmooyin sool

Post by FBISOMALIA »

Garoowe:(Allpuntland)-Gurmad caafimaad oo balaaran oo kasocda Wasaarada caafimaadka ee dawlada Puntland ayaa gaaray deegaano fogfog oo katirsan degmada Taleex ee gobolka Sool halkaas oo ay ka jiraan xaalad culus oo bini aadantinimo kuwaas oo ay Abaar xun & cuduro ay abaartu keentayba ka jiraan,waxaana gurmadkani ay tageen meelo badan oo kamid ah degmada Taleex ee gobolkaas oo ah meelaha ugu daran ee ay abaartu sanadkaan saamaynta balaaran ku yeelatay.

Gurmadkan caafimaad oo uu hogaaminayey isuduwaha wasaarada caafimaadka dawlada Puntland ee gobolka Sool ayna ku jireen dhakhaatiir caafimaad & kalkaaliyeyaal sarsare ayaa dawooyin qaybin ka sameeyey dhulka miyiga ah ee deegaanada Laaso-Curdan,Godaalo & Carrooley oo kamid ah degmada Taleex,waxaana sidoo kale uu gurmadkan caafimaad qaabilay boqolaal dadweyne ah oo ay cuduradu soo riteen kuwaas oo xaaladoodu ay liidatay,waxaan ay dadkaasi mahadnaq u direen madaxda wasaarada Caafimaadka Puntland ee xaaladooda wax ka qabatay.

Isduwaha Wasaarada caafimaadka dawlada Puntland ee gobolka Sool Cabdiraxmaan Cumar Cadde oo kusugan deegaanka Godaalo oo 85-Km u jirta degmada Taleex ee gobolka Sool ayaa APL u sheegey in ay qaabileen in kabadan 400-Ruux kuwaas oo ay soo riteen cudurada yimaada waqtiyada abaarta oo ay ugu daranyihiin Burukiitada caruurta ku qabata kulaylka,wuxuuna intaas kudaray in ay dadka qaarkood xaaladoodu liidato islamarkaasna ay meelaha qaar ka bixiyeen dawooyin,isagoo intaas kudaray in ay jiraan dad badan oo ay nafaqo dari haysay oo ay iyagana qaabileen kuwaas oo uu sheegey inay dawooyin siiyeen,isagoo sidoo kalena sheegey inay jiraan shuba biyood meelaha qaarkood ka jira.

Cabdiraxmaan Cumar wuxuu sheegey in ay weli sii wadayaan gargaarka ay halkaas kawadaan oo uu sheegey inay rajeynayaan in ay dadbadani u hamuun qabaan,waxaana uu ka deyriyey xaalada deegaanadaas oo ay ugu daranyihiin ceelashii Bamka ahaa oo jabay iyadoo intabadan dadku ay cabaan biyaha ceelal afka ka banaan kuwaas oo xataa biyaha la cabayo badalay midabkooda aysanna dadku sii cabi karin,waxaana gurmadkan oo tagay dhul aad u fog uu kamid noqonayaa qorshay wasaarada Caafimaadka dawlada Puntland oo sanadkaan qorshaheeda ku dartay gaarista deegaanada aadka uga fog laamiga,isagoo isuduwaha wasaarada Caafimaadku uu mahadcelin balaaran u diray madaxda Wasaarada oo uu sheegey inay xil weyn iska saareen wax u qabashada dadka ay abaartu saamaysay.

Cabdiqani Xayir
Allpuntland
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Gurmad caafimaad oo kasocda Puntland kaalmooyin sool

Post by udun »

Yup. I was gonna post it and saw you bro FBISomalia posted it already.

We have a government who cares about its people. :som: :up:
User avatar
abdalla11
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8228
Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one

Re: Gurmad caafimaad oo kasocda Puntland kaalmooyin sool

Post by abdalla11 »

udun wrote:Yup. I was gonna post it and saw you bro FBISomalia posted it already.

We have a government who cares about its people. :som: :up:
And a very capable and hardworking Minister of Health. Does anyone have info about him and where he received his education etc
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: Gurmad caafimaad oo kasocda Puntland kaalmooyin sool

Post by FBISOMALIA »

udun wrote:Yup. I was gonna post it and saw you bro FBISomalia posted it already.

We have a government who cares about its people. :som: :up:
indeed bro yesterday cayn today sool not like SSC collecting poor ppl money and making parties ...!!!
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: Gurmad caafimaad oo kasocda Puntland kaalmooyin sool

Post by FBISOMALIA »

abdalla11 wrote:
udun wrote:Yup. I was gonna post it and saw you bro FBISomalia posted it already.

We have a government who cares about its people. :som: :up:
And a very capable and hardworking Minister of Health. Does anyone have info about him and where he received his education etc
you know i read it some place but idont remember exactly what website but for real he is more more better then previous minster
Pwani
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 677
Joined: Tue Feb 22, 2011 4:11 am
Location: Take ur somalia and shove it up in ur black ass, im puntlander first mkenya second......
Contact:

Re: Gurmad caafimaad oo kasocda Puntland kaalmooyin sool

Post by Pwani »

abdalla11 wrote:
udun wrote:Yup. I was gonna post it and saw you bro FBISomalia posted it already.

We have a government who cares about its people. :som: :up:
And a very capable and hardworking Minister of Health. Does anyone have info about him and where he received his education etc
Norwegian but studied in Malaysia. :up:
quark
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7820
Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug

Re: Gurmad caafimaad oo kasocda Puntland kaalmooyin sool

Post by quark »

yep, his a hard working minister
one of my favs in the gov :up:
Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Re: Gurmad caafimaad oo kasocda Puntland kaalmooyin sool

Post by Executive »

FBISOMALIA wrote:Gurmad caafimaad oo kasocda Puntland kaalmooyin sool

FBISOMALIA wrote: indeed bro yesterday cayn today sool not like SSC collecting poor ppl money and making parties ...!!!

Once again the shameless retarded nacas is taking credit for the charitable donations of someone else.

Thanks to Zayed Bin Sultan Al Nahayan Foundation for supplying the medicine. :up:
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: Gurmad caafimaad oo kasocda Puntland kaalmooyin sool

Post by FBISOMALIA »

Executive wrote:
FBISOMALIA wrote:Gurmad caafimaad oo kasocda Puntland kaalmooyin sool

FBISOMALIA wrote: indeed bro yesterday cayn today sool not like SSC collecting poor ppl money and making parties ...!!!

Once again the shameless retarded nacas is taking credit for the charitable donations of someone else.

Thanks to Zayed Bin Sultan Al Nahayan Foundation for supplying the medicine. :up:
and again stupid puntland care regarding the aid coming from north america or china at the end of the day puntland is here where is your SSC party organizer i think one day use them for puntland party :lol: :lol:
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Gurmad caafimaad oo kasocda Puntland kaalmooyin sool

Post by Babygirl- »

Shut the fuck up with your fake articles from Allpuntland! wtf written by the likes of Lady-Nas & Damu nobody is asking you anything about SSC! keep your f-king mouth Shut you f-king fagott go drop the soap for some arab guy am tired of naac naacdada! :arrow:

Siinjiyadada & hooyadadi kaalmada laa siin jiraay ba waas!
quark
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7820
Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug

Re: Gurmad caafimaad oo kasocda Puntland kaalmooyin sool

Post by quark »

subxanallah

FBI, end it right there sxb :up:
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Gurmad caafimaad oo kasocda Puntland kaalmooyin sool

Post by Babygirl- »

Maxaa la subxanaleeysan maarka nala caayo maad subxanalayeesaneyne? I don't like Laaba weejilanimada.
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Gurmad caafimaad oo kasocda Puntland kaalmooyin sool

Post by Goljano Lion »

Babygirl- wrote:Maxaa la subxanaleeysan maarka nala caayo maad subxanalayeesaneyne? I don't like Laaba weejilanimada.
:lol: :lol:
quark
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7820
Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug

Re: Gurmad caafimaad oo kasocda Puntland kaalmooyin sool

Post by quark »

:|
User avatar
damu
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3373
Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
Location: PL National Socialist Party

Re: Gurmad caafimaad oo kasocda Puntland kaalmooyin sool

Post by damu »

Babygirl- wrote:Shut the fuck up with your fake articles from Allpuntland! wtf written by the likes of Lady-Nas & Damu nobody is asking you anything about SSC! keep your f-king mouth Shut you f-king fagott go drop the soap for some arab guy am tired of naac naacdada! :arrow:

Siinjiyadada & hooyadadi kaalmada laa siin jiraay ba waas!
why u gotta mention my name for??
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”